Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86739,"date":"2022-12-05T19:00:04","date_gmt":"2022-12-05T19:00:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86739"},"modified":"2022-12-06T04:10:22","modified_gmt":"2022-12-06T04:10:22","slug":"maraykanka-oo-markii-ugu-horreeysey-muddo-30-sano-ah-samaystay-diyaarad-kuwa-wax-duqeeya-ah-oo-cusub-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/05\/maraykanka-oo-markii-ugu-horreeysey-muddo-30-sano-ah-samaystay-diyaarad-kuwa-wax-duqeeya-ah-oo-cusub-sawirro\/","title":{"rendered":"”Waxaan ku wajahaynaa cadow naadir ah” – Maraykanka oo markii ugu horreeysey muddo 30 sano ah samaystay diyaarad kuwa wax duqeeya ah oo cusub + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 05 Dis 2022<\/strong> <\/span>\u2013 Ciidamada Cirka ee Maraykanka ayaa Jimcihii soo bandhigay duqeeye istaraatiiji ah oo cusub, kaasoo ahaa kii ugu horreeyay muddo 30 sano ah. Iyada oo kharashka ku baxaya lagu qiyaasayin ka badan nus bilyan Doollar, B-21 Raider weli ma samayn duulimaadkeedii ugu horreeyey waase duqeeyihii ugu horreeyey ee jiilka lixaad ah.<\/p>\n

Duqeeyahan oo ay samaysay Northrop Grumman, kaasoo awood u leh inuu qaado hubka caadiga ah iyo hubka Nukliyeerka ah, ayaa lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday wershadda ciidamada cirka Air Force Plant 42 ee Palmdale, California. Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qaybgalay saraakiil sarsare oo ka tirsan Pentagon-ka, oo uu ku jiro Xoghayaha Difaaca ee Lloyd Austin.<\/p>\n

Austin ayaa ku amaanay diyaaraddan B-21 Raider inay tahay “wax u taagan go’aanka Maraykanka ee ah inuu difaaco jamhuuriyadda aan dhammaanteen jecelnahay,” isaga oo raaciyey: “Tani waa kahortagga waafaqsan hab-nololeedka Maraykanka.”<\/p>\n

Markii ugu horreeysey ee qandaraaska Raider lagu dhawaaqay 2015-kii, kaddib Xoghayihii Ciidanka Cirka, Deborah Lee James, waxay sheegtay in Maraykanku uu u baahan yahay duqeeye cusub “kaas oo noo ogolaanaya inaan wajahno haliso aad u adag, sida halisaha aan ka cabsanayno inaan maalin maalmaha ka mid ah ka wajihi doonno Shiinaha, Ruushka IWM.”<\/p>\n

Diyaaraddan oo raadaarka ka dhuumata maadaama uu qarsan yahay hubka ku cabbaysan khankeeda, ayaa la filayaa inuu duullimaadkeedii ugu horreeyey ay sameeyso 2023-ka. Ciidanka Cirka ee Maraykanka ayaa markii hore rajaynayey in diyaaraddu ay cirka geli doonto horraanta sanadkii 2019-kii, balse waxaa dib loo dhigay ilaa Diseembar 2021, kaddibna waxaa la muddeeyey bartamaha sanadkan 2022.<\/p>\n

\n

Dhanka kharashka, markii hore waxa la saadaaliyey in ay ku kacayso lacag dhan $550 milyan oo Doollar midkiiba, laakiin sannadihii la soo dhaafay, qiimaha halkii xabbo waxa uu gaarey $692 milyan oo Doollar sicir bararka awgii. Guud ahaan, Ciidanka Cirka ayaa qorshaynaya inay helaan ugu yaraan 100 xabbo oo ah diyaaradahan.<\/p>\n

2021, Bloomberg ayaa waxay soo werisey in wadarta kharashka ku baxaya barnaamijkan B-21 ay u badan tahay inay ugu kici doonto canshuur bixiyeyaasha ugu yaraan $203 bilyan oo Doollar muddo 30 sano ah.<\/p>\n

\"\"
FILE – This undated artist rending provided by the U.S. Air Force shows a U.S. Air Force graphic of the Long Range Strike Bomber, designated the B-21. (U.S. Air Force via AP)<\/figcaption><\/figure>\n

\"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 05 Dis 2022 \u2013 Ciidamada Cirka ee Maraykanka ayaa Jimcihii soo bandhigay duqeeye istaraatiiji ah oo cusub, kaasoo ahaa kii ugu horreeyay muddo 30 sano ah. Iyada oo kharashka ku baxaya lagu qiyaasayin ka badan nus bilyan Doollar, B-21 Raider weli ma samayn duulimaadkeedii ugu horreeyey waase duqeeyihii ugu horreeyey ee jiilka lixaad ah. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86742,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/12\/sda.webp?fit=2400%2C1168&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mz1","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86739"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86739"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86799,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86739\/revisions\/86799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}