Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86701,"date":"2022-12-04T11:07:50","date_gmt":"2022-12-04T11:07:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86701"},"modified":"2022-12-04T11:07:50","modified_gmt":"2022-12-04T11:07:50","slug":"wiil-uu-dhalay-usaama-bin-laadin-oo-bixiyay-xog-lama-filaan-ah-oo-ku-saabsan-aabbihii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/12\/04\/wiil-uu-dhalay-usaama-bin-laadin-oo-bixiyay-xog-lama-filaan-ah-oo-ku-saabsan-aabbihii\/","title":{"rendered":"Wiil uu dhalay Usaama Bin Laadin oo bixiyay xog lama FILAAN ah oo ku saabsan aabbihii"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 04 Dis 2022<\/strong><\/span> \u2013 \u201cInkasta oo dhaqashadayda ay Muslimiinta dhexdooda xumaan u arkaan, ninkayga Osama Bin Laden waxa uu Yurub ka soo dhoofsaday labo eey oo lagu kala magacaabi jiray Safir iyo Zair.<\/p>\n<\/div>\n Waan la yaabay markii Cumar uu ii sheegay in Khartuum aabbihii uu eey ku dhaqan jiray. Waan la yaabay sababtoo ah Muslimiinta ayaa aad uga fogaada eyga iyaga oo u arka in uu nijaas yahay.<\/p>\n<\/div>\n Xaaska koowaad ee Usama Bin Laden, Najvi Ghanem (Najvi Bin Laden), ayaa sida u sheegtay Jean Sassoon, oo ay buuggeeda ku qortay. Najvi waxay intaa ku dartay in mid ka mid ah eygooda la xaday, halka midkii kalana uu xanuun la soo darsay, ka dibna si lama filaan ah uu u dhintay.<\/p>\n<\/div>\n Toddoba sano kadib markii buugga la daabacay, ayaa wiilka uu dhalay Osama Bin Laden, Cumar Bin Laadin oo wareysi siiyay wargeyska The Sun wuxuu ku sheegay in aabbihii Usama Bin Laden uu hub kiimiko ah ku tijaabiyay eeygiisa. Cusaama Bin Laden ayaa lagu dilay howlgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen magaalada Abbottabad ee dalka Pakistan.<\/p>\n<\/div>\n Wixii intaa ka dambeeyay waxaa soo baxayay warbixinno dhowr ah oo sheegaya in Usama Bin Laden oo ah ninka loogu doonista badnaa caalamka uu hub kiimiko ah ku tijaabiyay eey.<\/p>\n<\/div>\n Hadda wiilkiisa Cumar Bin Laden waxa uu yiri “Waxaan arkay (iyada oo kiimiko lagu tijaabinayo eeyaha.<\/p>\n<\/div>\n “Waxay ku tijaabiyeen (hubka kiimikaalka) eey, anigu kuma faraxsanayn arrintaas. Waxaan isku dayay inaan iloobo dhammaan xusuustaas xun ee arrintan ku saabsan, way adag tahay laakiin waqti ka dib ayaad ka gudbaysaa.’ Waxay ahayd markii ugu horreysay oo Cumar bin Ladin uu aaday Afgaanistaan \u200b\u200bsi uu ula kulmo aabbihiis iyo qoyskiisa. Waxay qoyska lahaayeen eey lagu magacaabo ‘Bobby’.<\/p>\n<\/div>\n Waxay u tababari jireen inay noqdaan ‘eyda wax waardiyaysa oo dhanka amniga gacan ka geysta.<\/p>\n<\/div>\n Buuggu laga qoray Bin laden ayaa sheegaya in eygaasi uu si lama filaan ah u dhintay. Laakiin qofna ma oga sababta uu u dhintay.<\/p>\n<\/div>\n