Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86488,"date":"2022-11-30T09:39:46","date_gmt":"2022-11-30T09:39:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86488"},"modified":"2022-11-30T09:39:46","modified_gmt":"2022-11-30T09:39:46","slug":"daalibaan-oo-iclaamisay-dagaal-rasmi-ah-oo-ka-dhan-dalka-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/30\/daalibaan-oo-iclaamisay-dagaal-rasmi-ah-oo-ka-dhan-dalka-pakistan\/","title":{"rendered":"Daalibaan oo iclaamisay dagaal rasmi ah oo ka dhan dalka Pakistan"},"content":{"rendered":"
\n

(Kabul) 29 Nof 2022<\/strong><\/span> \u2013 Dhibaatooyinka uu wajahayo Raysal Wasaaraha Pakistan Shahbaz Sharif ayaa sii kordhaya gudaha dalkiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay dibaxyadii\u00a0 uu horkacayay\u00a0 Imran Khan\u00a0 loogna soo horjeeday hubanti la’aanta magacaabista taliyaha cusub ee ciidamada ayaa dhammaatay markii ururka xagjirka ah ee Tehreek-e-Taliban Pakistan (TTP) uu ku dhawaaqay inay dhammaatay xabbad-joojintii dowladda kala dhaxeysay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ku dhawaaqistaan kadib ayaa TTP\u00a0 waxay ku amartay xubnaheeda in ay weerarro ku qaadaan dalkoo dhan. Xiisaddan kadib, waxaa kordhay khatarta dagaal kale oo dhiig badan ku daato oo u dhexeeya ciidamada iyo TTP ee Pakistan. Taas waxaa barbar socda, korarka khatarta weerarrada TTP ee dadka rayidka ah.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

\u00a0TTP waxa ay weerartaa dadka laga tirada badan yahay, haweenka iyo dadka tagaeera horumarka. Sanadkii 2012-kii ayaa kooxda TTP waxay rasaas ku fureen gabadha dadaalkeeda lagu abaal-mariyay ee Malala Yuusuf.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Tehreek-e-Taliban Pakistan ayaa ku dhawaaqday in ay jebtay xabad joojintii xilli Asiim Munir uu doonayo inuu la wareego hoggaanka ciidamada Pakistan isaga oo bedelaya General Qamar Javed Bajwa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

TTP ayaa sheegtay in ay jebinayso xabad joojintii shanta bilood ahayd ee ay ciidamadu kula galeen deegaannada Bannu iyo Lakki Marwat ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

TTP ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri, \u201cWaxaan si isdaba joog ah uga digaynay xadgudubyada xabad joojinta ee ciidamada. Dhanka kale, waxaan muujinnay is-xakameyn badan oo aanaan \u00a0sameyn aargoosi . Si aan naloogu eedayn in aan nabada wax u dhimeyno,\u201d.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maxaa kale oo TTP \u00a0ka yiraahden jebinta xabbad joojinta?<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Ururkan xagjirka ah ee laga mamnuucay Pakistan ayaa waxyaabaha xabad joojinta uu sabababeynayo waxaa ka mid ah eedayn ay u jeedinayaan ciidamada Pakistan iyo hay’adaha sirdoonka oo ku saaban in sii wadaan weerarada kooxda lagu qaadayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u00a0Kooxdan ayaa hadda\u00a0sheegaysa in ay\u00a0 go\u2019aan ku gaareen in ay tallaabooyinkaas ka jawaabaan. \u201cHadda waxaan qaadi doonaa weeraro rogaal celis ah dalka oo dhan\u201d ayay ku sheegeen qoraal ay soo saareen.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Pakistan ayaa sanadkii hore wadahadalo la bilowday TTP iyadoo gacan ka heleysa dowladda ku meel gaarka ah ee Talibanka Afgaanistaan balse waa uu fashilmay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wadahadallada ayaa dib u soo laabtay bishii May ee sanadkan, waxaana xabad joojinta ay dhaqan gashay bishii June. TTP waxa ay rajaynaysay in dawladu ka noqoto go’aankeeda ah in beelaha dariska ah lagu daro Khyber Pakhtunkhwa. Laakiin arrinkaa dowladdu way ka hortimid.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Iyadoo taasi jirto, TTP waxa ay filaysay in dawladdu oggalaato oo diimadan ayaa ku noqtay arrin lama filaan ah . TTP urur ahaan may weerarin ciidanka. Balse weerarrada ka imaanayay kooxo kala duwan ayaa sii socday. TTP ayaa sii waday inay dafirto mas’uuliyadda weerarrada mararka qaar dhaca.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"TTP<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>AFP<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Muxuu yahay ururkan TTP?<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Tehreek-e-Taliban Pakistan ayaa 14-kii sano ee ugu dambeeyay u dagaalamaysay sidii dalkaas looga dhaqangelin lahaa ku dhaqanka shareecada Islaamka. TTP ayaa doonaysa in dowladdu ay sii deyso xubnaha u xiran, isla markaana ay yareyso joogitaanka ciidamada ee deegaannadii ay markii hore joogi jireen.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u00a0Maadaama TTP ay ku hawlan tahay in ay sare u qaaddo awooddeeda aagaggaas, ma rabto in ciidan laga helo meelahaas. TTP waxa ay doonaysaa in ay xukunkeeda ku maamusho deegaannadaas, sababtaas awgeed ciidanku waxa ay sii wadaan in ay iska hor-imaadyo dhexmaraan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u00a0TTP waxaa loogu yeeraa Taalibaanka Pakistan. Waxaa jira kooxo yaryar oo badan oo hoos yimaada ururkan oo la sameeyay 2007.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u00a0Wariye sare Saqlain Imam ayaa leh, \u201cTehreek-e-Taliban Pakistan ma aha hal urur. Waxaa ku jira kooxo yaryar oo badan. Waxay doonaysaa in la dhimo saamaynta Pakistan ee FATA iyo gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee dalka. Dowladda Pakistan-na waxay dooneysaa inay dejiso oo ay yareyso saameyntooda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa uu yiri, “Tani, waxay sidoo kale bilowday dejinta xubnaha TTP ee Swat, Bajaur iyo Kurram, laakiin halkaas waxaa ka bilaabatay inay isku dhacaan dadka ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay sida Shia Pathans. TTP ayaa sidoo kale bilowday beegsiga beelaha laga tirada badan yahay. Taasi oo ay keentay in dawladda Pakistan ay mar kale ka istaagto go\u2019aan adag arrintaa.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Dagaallamayaasha<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Guud ahaan, TTP waxa ay doonaysaa in ay Pakistan ka samayso boqortooyo Islaami ah. Taas awgeed waa in ururkan uu afgembiyaa dawladda Pakistan ee hadda jirta. Marka waxaa hubaal ah in iska horimaadyada ciidamada dowladda iyo kooxdan ay dhacayaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wakhtiga ku dhawaaqista xabad-joojinta ee TTP<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

TTP ayaa ku dhawaaqday in ay jebisay xabad joojinta xilli General Bajwa uu ka tagayo xilka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, isla markaana la doonayo in lagu badalo Asiim Muniir. Wuxuu ahaa Bajwa ninkii oggolaaday xabbad joojin TTP bishii May.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Saqlain Imam wuxuu yiri, “TTP waxay dareensan tahay in xilligan la joogo waqtigii ku habboonaa ee loo istaagi lahaa tallaabadan. Marka taas laga reebo, kooxaysiga gudaha ee ka dhex socda ciidanka ayaa iyana gacan ku yeelan karta arrimaha socda. Waxaa laga yaabaa inay jiraan canaasiir ka tirsan Ciidanka Pakistan kuwaas oo culeys ku saaraya TTP si ay u kordhiyaan fashilinta madaxa cusub ee ciidamada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u00a0Waxaa cad in go’aanka TTP ee uu ku jebiyey xabbad joojinta uu madax-xanuun hor leh ku noqon doono taliyaha cusub ee ciidamada.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Kabul) 29 Nof 2022 \u2013 Dhibaatooyinka uu wajahayo Raysal Wasaaraha Pakistan Shahbaz Sharif ayaa sii kordhaya gudaha dalkiisa. Xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay dibaxyadii\u00a0 uu horkacayay\u00a0 Imran Khan\u00a0 loogna soo horjeeday hubanti la’aanta magacaabista taliyaha cusub ee ciidamada ayaa dhammaatay markii ururka xagjirka ah ee Tehreek-e-Taliban Pakistan (TTP) uu ku dhawaaqay inay dhammaatay xabbad-joojintii dowladda […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86489,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/s-95.jpg?fit=666%2C400&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-muY","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86488"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86490,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86488\/revisions\/86490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}