Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":8641,"date":"2018-08-23T19:45:39","date_gmt":"2018-08-23T18:45:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=8641"},"modified":"2018-08-23T19:45:39","modified_gmt":"2018-08-23T18:45:39","slug":"falanqayn-sida-ay-dhibaato-dhaqaale-oo-turkey-ku-dhacdaa-ugu-baahi-karto-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/23\/falanqayn-sida-ay-dhibaato-dhaqaale-oo-turkey-ku-dhacdaa-ugu-baahi-karto-gobolka\/","title":{"rendered":"FALANQAYN: Sida ay dhibaato dhaqaale oo Turkey ku dhacdaa ugu baahi karto gobolka"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Agoosto 2018<\/span> – <\/b>Bishii Luuliyo 22, 2018 ayaan maqaal aan uga hadlayo suurtagalnimada in xasarado dhaqaale iyo maaliyadeed ay adduunyada ka dhacaan 2019\/2020 ka. Ka hor xilligii saadaashu ahayd ayaa waxaa soo ifbaxaya in dhibaato dhaqaale oo saamayn karta dalal badan ay ka bilaaban karto J. Turkiga. Ka aqri halkan maqaalkaas, haddii aadan horay u arag:\u00a0 Ka aqri halkan maqaalkaas,\u00a0haddii aadan horay u arag:\u00a0<\/strong><\/a><\/p>\n

Dowladda Ameerika,\u00a0oo diidan xiriirka ganacsi iyo siyaasadeed ee sii xoogaysanaa ee J. Turkigu ay la yeelatay dowladaha\u00a0Ruushka iyo Iiraan\u00a0iyo Baadariga Andrew Brunson oo kiis maxkamadeed uu\u00a0uga furan yahay Turkiga,\u00a0ayaa tashuush ku furtay sarifka Liiraha Turkiga\u00a0kuna kordhisay canshuurta Almuuniyamka,\u00a0\u00a0Birta\u00a0iyo badeecada\u00a0kale oo\u00a0ay J. Turkigu\u00a0u dhoofiso Ameerika.\u00a0<\/span><\/p>\n

Duulaanka dhaqaale ee MW Trump uu ku qaaday Jamhuuriyadda Turkiga\u00a0(Allaha ka badbaadiyo\u00a0Turkiga Jabka dhaqaale ee lala rabo)\u00a0waxay keeni doontaa in xasarado dhaqaale iyo maaliyadeed ay ku faafaan wadamo kale,\u00a0gaar ahaan kuwa dhaqaalahoodu soo korayo (Emerging Economies).\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n

Wadamadaan kuma taagna qoton dhaqaale oo adag waayoo waxaa ku taagan deyn badan oo Doolar ah mana haystaan kayd lacag qalaad oo ku filan oo waxay ku tiirsan yihiin lacagta ay la yimaadaan dalakooda maalgashadayaasha\u00a0(capital inflow)\u00a0si ay u daboolaan nusqaanka ku jira ganacsigooda caalamiga ah iyo miisaaniyadda dowladda (trade and fiscal deficits).\u00a0<\/span><\/p>\n

Wadamada adduunka\u00a0waxaa ka dhaxeeya oo isku xira dhaqaalahooda ganacsi wax dhoofin iyo soo dejin, adeegga macaamiisha, maalgashi, socodka lacagta (Capital flow), dadka, iyo macluumaadka.\u00a0<\/span><\/p>\n

Xasaradaha maaliyadeed iyo dhaqaale waxay ka bilowdaan hal wadan (sidii horay uga dhacday Arjantiina, Taaylaand, Ameerika, iyo Giriiga) ama waax ganacsi sida bangiyada, suuqa sarifka, suuqa saamiyada, iyo\u00a0hantida maguurtada ah (Real estate).\u00a0Waxaa kale oo dhaliya kalsoonidaro ku timaada\u00a0dadka iyo shirkadaha\u00a0maalgashta (investors)\u00a0suuqyada saamiyada\u00a0iyo deymaha\u00a0(stock and bond markets)\u00a0ka dibna\u00a0si degdeg ah\u00a0dib ula\u00a0baxa lacagtooda\u00a0(capital flight).\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

Wadamada Badeecada Ugu Badan u soo Dhoofiya J. Turkiga<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

Jamhuuriyadda Turkigu waa wadanka 17aad (2017\u00a0nominal GDP) ee ugu dhaqaalaha badan adduunka waxaana xaqiiq\u00a0ah\u00a0in haddii ay dhaqaale xumo ku dhacdo (Allaha ka haayee) in ay saamayn doonto wadamada u soo dhoofiya J.\u00a0Turkiga badeecada.\u00a0Shaxda hoose waa\u00a010ka wadan ee badeecada ugu badan u soo dhoofiya J. Turkiga.\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n
Wadanka\u00a0<\/span><\/td>\nQiimaha Badeecada (US$ Billion)\u00a0<\/span><\/td>\nSaamiga ay ka tahay wax soo dejinta guud ee J. Turkiga\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Shiinaha\u00a0<\/span><\/td>\n$23.40\u00a0<\/span><\/td>\n10%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Jarmalka\u00a0<\/span><\/td>\n$21.30\u00a0<\/span><\/td>\n9.1%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Ruushka\u00a0<\/span><\/td>\n$19.50\u00a0<\/span><\/td>\n8.3%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Ameerika\u00a0<\/span><\/td>\n$11.90\u00a0<\/span><\/td>\n5.1%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Talyaaniga\u00a0<\/span><\/td>\n$11.30\u00a0<\/span><\/td>\n4.8%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Faransiiska\u00a0<\/span><\/td>\n$8.10\u00a0<\/span><\/td>\n3.5%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
J.\u00a0Iiraan\u00a0<\/span><\/td>\n$7.50\u00a0<\/span><\/td>\n3.2%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Iswitsarland\u00a0<\/span><\/td>\n$6.90%\u00a0<\/span><\/td>\n3.0%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Koofurta Kuuriya\u00a0<\/span><\/td>\n$6.60\u00a0<\/span><\/td>\n2.8%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
Ingiriiska\u00a0<\/span><\/td>\n$6.50\u00a0<\/span><\/td>\n2.8%\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n

\u00a0<\/span><\/p>\n

Sida ay qirtay RW Jarmalka Marwo Angela Merkel, cidna dan uguma jirto xasiloonidaro dhaqaale oo ku dhacda Turkiga.\u00a0Ururada ganacsiga ee Ameerika iyo Turkiga ayaa ugu baaqay MW Trump iyo MW Erdogan in ay xaliyaan xiisadda dagaalka ganacsi ee u dhaxeeysa labada dal.\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

Dhigaalka Lacagta Qalaad ee Wadamada Dhaqaalahoodu Soo Korayo (Foreign Currency Reserves of Emerging Economies)<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

Bangiga Dhexe ayaa wadan kasta\u00a0u qaabilsan maaraynta\u00a0kaydkooda lacagta qalaad oo u badan Doolarka Ameerika, Dahab, Qoraalada lacag Deyminta Dowladda Ameerika (US Treasury Bonds) iyo Kaydka la dhigto\u00a0Hay\u2019adda Lacagta Adduunka (IMF\u00a0Special Drawing Rights).\u00a0Bangiga Dhexe wuxuu lacagta qalaad u kaydiyaa\u00a0si:\u00a0<\/span><\/p>\n

    \n
  1. Loogu maareeyo qiimaha ama sarifka lacagta wadanka.\u00a0Tusaale, haddii\u00a0Bangiga Dhexe uu rabo in lacagta dalka ay hoos u dhacdo si loo kordhiyo wax dhoofinta, wuxuu iibinayaa lacagta dalka wuxuuna soo gadanaa Doolarka Ameerika.\u00a0<\/span><\/li>\n<\/ol>\n
      \n
    1. Loogu bixiyo kharajka badeecada la soo dejiyo (imports) iyo in lagu bixiyo daymaha ay dadweynuhu, shirkaduha, iyo dowladdu ka qabaan ajnabiga oo raba Doolar ama Yuuroo. Waxaa jira shirkado\u00a0dibadda lacag ka soo deynsada\u00a0marka dulsaarka dibadda uu ka hoos maro dulsaarka gudaha (Dulsaarku waa ka xaaraan ummadda Islaamka).\u00a0\u00a0<\/span><\/li>\n<\/ol>\n
        \n
      1. In ajnabiga maalgashta suuqyada maaliyadda la galiyo kalsooni\u00a0(investor confidence)\u00a0si aysan si degdeg ah ula bixin lacagtooda.\u00a0<\/span><\/li>\n<\/ol>\n

        Kaydka lacagta qalaad ee wadan kasta uu haysto waa in ay kaafisaa ugu yaraan qiimaha badeecada ay soo dhoofsadaan muddo 6 bilood ah iyo uga yaraan 12 bilood wadarta qiimaha waxa ay soo dhoofsadaan iyo deynta dibadda looga leeyahay.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Sida ka muuqata shaxdan, qalalaase dhaqaale oo ku dhacda J. Turkiga wuxuu dhaawici doonaa kalsoonida ay dadka iyo shirkadaha maalgashta suuqyada maaliyadda ay guud ahaan ku qabaan wadamada dhaqaalahoodu uu\u00a0soo korayo.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waxaa hoos ku xusan\u00a0qaar ka mid ah\u00a0wadamadaas\u00a0oo\u00a0aan haysan kayd\u00a0lacag qalaad ah oo\u00a0ku filan ama\u00a0la mid ah ama\u00a0waxyar ka badan inta ay ugu yaraan u baahan yihiin si ay u daboolaan nusqaanka ganacsigooda caalamiga ah (trade deficit).\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waxaa ugu jilcan Turkiga, Koofurta Afrika, Arjantiina, iyo Maleeshiya.\u00a0Waxaa xusid mudan in RW Mahathir Mohamed uu joojiyay mashruuc ah $20 Billion oo horay loo siiyay wadanka Shiinaha isaga oo ka walwalsan in deyntu ku badato wadankiisa Maleeshiya.\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n\n
        Country<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\nYTD FX<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n\u00a0\u00a0\u00a0<\/b>Current Account<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n\u00a0\u00a0<\/b>Reserves Cover<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b>Reserves<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b>Adequate Level<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        \u00a0<\/span><\/td>\n(%)<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n(% GDP)<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n(%)<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n($ Billion)<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n($ Billion)<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Argentina<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-17.2<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-5.2<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n87<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n55<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n64<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Turkey<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-12.9<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-5.5<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n79<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n108<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n136<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Indonesia<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.7<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.9<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n131<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n125<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n96<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Chile<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.1<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.3<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n101<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n38<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n38<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Hungary<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.0<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+3.0<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n100<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n28<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n28<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        South Africa<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-2.6<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.1<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n85<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n50<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n59<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Peru<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.6<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.8<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n294<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n64<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n22<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Romania<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.0<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.8<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n174<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n47<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n27<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Korea<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.0<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+4.9<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n118<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n398<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n339<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Croatia<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-0.9<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+2.6<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n116<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n20<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n18<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Mexico<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-0.2<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-1.8<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n104<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n178<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n171<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Egypt<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+0.3<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-4.0<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n177<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n41<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n23<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Malaysia<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+2.5<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+2.8<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n88<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n110<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n124<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n
        Colombia<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n+3.9<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n-3.1<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n132<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n48<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n36<\/b>\u00a0<\/span><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n

        \u00a0<\/span><\/p>\n

        Qatarta ugu badan ee haysata wadamadan soo koraya dhaqaala ahaan waa in Bangiga Dhexe ee Ameerika (The Federal Reserve) uu sii wado kororsiimaha dulsaarka\u00a0ee\u00a0loo yaqaan \u201cFed Funds Rate\u201d. Waana wax la hubo in ay dulsaarkaas ay kordhin doonaan bisha soo socota ee Sebtembar 2018ka taas oo keeni doonta in maalgashadayaasha\u00a0ajnabiga\u00a0ah ay\u00a0si degdeg ah ugala baxaan\u00a0lacagtooda bangiyada iyo suuqyada saamiyada iyo deymaha (stock and bond markets)\u00a0wadamadan.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Lacagtan ajnabigu sida\u00a0degdegta\u00a0ah u keenaan wadamada dhaqaalahoodu soo korayo,\u00a0si degdeg ahna ugala baxaan si ay uga faa\u2019iidaystaan faraqa u dhaxeeya dulsaarka wadamadan iyo dulsaarka Ameerika waxaa la yiraahdaa Lacag Kulul (hot money).\u00a0\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n

        Deynta ay Qabaan Wadamada Dhaqaalahoodu soo Korayo<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

        Wadamo badan oo ka mid ah wadamada dhaqaalahoodu uu soo kobcayo, sida J. Turkiga, ayaa waxaa ku taagan deymo badan.\u00a0Wadamada Yurub iyo Ameerika ayaa aad iyo aad hoos ugu\u00a0dhigeen dulsaarka deymaha bangiyada si ay u xaliyaan dhaqaala xumadii ku dhacday 2007\/2008di.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Arrintan\u00a0ayaana\u00a0keentay in Lacagta Kulul\u00a0(hot money)\u00a0ay u soo wareegto wadamadan iyo\u00a0in\u00a0shirkadaha iyo dowladaha wadamada loo yaqaan \u201cemerging economies\u201d ay soo deynsadaan lacag badan oo Doolar ah si ay u balaariyaan ganacsigooda ama u dhisaan kaabaha dhaqaalaha\u00a0ee\u00a0wadamadooda.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Tusaale ahaan, guud ahaan deynta\u00a0dibadda oo ku taagan\u00a0J. Turkigu waxay gaartay $464 Billion 3di bilood ee u horaysay sanadkan; $453 Billion (2017) oo u\u00a0dhiganta 53.3% wax soo saarka wadanka (ama GDP).\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n

        Deyntu waa culays\u00a0saaran dowladda oo waxay yareysaa awoodda ay u leedahay in ay wax ka qabato haddii ay dhacdo xaalad dhaqaale oo degdeg ah (sudden capital outflow\u00a0or external economic shocks).\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waa ku adag tahay\u00a0in shirkaduhu bixiyaan deynta ku taagan haddii lacagta dalku ay qiima dhacdo\u00a0taas oo keeni karta in bangiyo badan oo deynta bixiyay irdaha loo xiro lacag la\u2019aan awgeed.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Jaantuskan hoose ayaan ka ogaan karnaa deymaha dibadda ee\u00a0ku taagan qaar ka mid wadamada dhaqaalahoodu uu soo korayo.\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

        \"\"<\/p>\n

        Gunaanad iyo Talo<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

        Dagaal dhaqaale hanti kama dhalato ee hanti ayaa ku burburta. Waxaa quman in MW Trump uu joojiyo duulaanka dhaqaale oo uu ku soo qaaday J. Turkiga. Nabar dhaqaale oo ku dhaca\u00a0Turkiga (laa samaxa Allah) waxay noqon\u00a0doontaa\u00a0fitno dhaqaale iyo maaliyadeed oo ku faafta wadamo kale oo aan ku qotomin sal dhaqaale oo adag.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waxaan rajaynayaa in ay xag Allah ka xalismato arrintu oo xisbiga dimuqoraadigu helo kuraas badan doorashada xilliga dhexe ee Ameerika (midterm elections) ka dibna dacwad xafiis ka qaadis ah lagu soo oogo MW Trump oo uu sidaas ku baxo.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada Soomaaliyeed in ay ka soo guuraan\u00a0wadanka\u00a0Imaaraatka\u00a0Carabta, oo ah bil sii dhacaysa ganacsi iyo siyaasad ahaanba, oo ay badeecadaha kala duwan ka qaataan suuqyada J. Turkiga.\u00a0<\/span><\/p>\n

        Waxaa u furan Soomaalida in ay Turkiga ka qaataan deganaasho (ciqaamad) oo ay xafiisyo ganacsi\u00a0(sida xawaalado, bangiyo, hoteelo, maqaayado,\u00a0adeegga rarista maraakiibta,\u00a0iwm)\u00a0ka furtaan ama dejiyaan qoysaskooda (sida ay sameeyeen siyaaasiyiin\u00a0iyo qurba joog\u00a0badan\u00a0oo Soomaali ah).\u00a0<\/span><\/p>\n

        Inteena kale ee soo hartay, waa in aan ka gaashaamanaa xasaradaha dhaqaale iyo maaliyadeed ee imaan karo haddii uu MW Trump uu sii joogo\u00a0oo saadaashaydu ay noqonweydo.\u00a0Aan dhexda dhuuqsano oo kharajka aan loo baahnayn iska dhaafno, qofkii lacag haystana ha galiyo dhulka iyo guryaha, dahab, iyo geel. Qiimaha hantida dhabta ama dabiiciga ah (real assets) kor ayuu u kacaa waqtiga ay jiraan qalalaase dhaqaale iyo maaliyadeed.\u00a0<\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

        Wa Allah Aclam.\u00a0<\/span><\/p>\n

        W; D: Dr. Ismail Ali Siad<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

        Vice Chancellor,<\/b>\u00a0<\/span>University of Somalia (Brighter Future)<\/b>\u00a0<\/span><\/p>\n

        vc@uniso.edu.so<\/b><\/a>;\u00a0<\/b>www.uniso.edu.so<\/b><\/a>\u00a0<\/span><\/p>\n

        \"\" \"\"<\/p>\n

        Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

        (Hadalsame) 23 Agoosto 2018 – Bishii Luuliyo 22, 2018 ayaan maqaal aan uga hadlayo suurtagalnimada in xasarado dhaqaale iyo maaliyadeed ay adduunyada ka dhacaan 2019\/2020 ka. Ka hor xilligii saadaashu ahayd ayaa waxaa soo ifbaxaya in dhibaato dhaqaale oo saamayn karta dalal badan ay ka bilaaban karto J. Turkiga. Ka aqri halkan maqaalkaas, haddii aadan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8659,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/bb-11.jpg?fit=1200%2C1200&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-2fn","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8641"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8660,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8641\/revisions\/8660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8659"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}