Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":86032,"date":"2022-11-21T10:52:49","date_gmt":"2022-11-21T10:52:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=86032"},"modified":"2022-11-21T13:04:48","modified_gmt":"2022-11-21T13:04:48","slug":"hooyadii-xitaa-waxaa-lagula-taliyey-inay-iska-soo-tuurto-balse-haatan-waa-hanad-caalami-ah-wax-ka-baro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/21\/hooyadii-xitaa-waxaa-lagula-taliyey-inay-iska-soo-tuurto-balse-haatan-waa-hanad-caalami-ah-wax-ka-baro\/","title":{"rendered":"Hooyadii xitaa waxaa lagula taliyey inay iska soo tuurto balse haatan waa hanad caalami ah (Wax ka baro)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 21 Nof 2022<\/strong> <\/span>\u2013<\/b> Xafladdii furitaanka Koobka Aduunka ee Qadar ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwii ugu fiicnaa ee in muddo ah soo mara adduunka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Munaasabadda waxaa ka soo muuqday halyeyga Hollywood-ka Morgan Freeman oo uu weheliyo 20 jir u dhashay Qadar oo YouTuber ah (oo aan lahayn qaybta hoose ee jirka).<\/p>\n<\/div>\n

\n

Aayado Qur’aanka Kariimka ah ayuu ku daah furay tartanka caalamiga ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wiilkan oo lagu magacaabo Ghanim Al Muftax waxa uu dhashay 5-tii bishii May ee sanadkii 2002.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Ghanim Al Muftax, oo ah ganacsade iyo samafale, ayaa iska dhaga tiray dhammaan dhibaatooyinka\u00a0nolosha si uu dad badan ugu noqdo dhiirigeliye.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa uu ku dhashay cudurka “Caudal Regression Syndrome”, oo ah xanuun dhif ah oo wax u dhimaya horumarka laf dhabarta qeybteeda hoose.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qaar badan ayaa u soo jeediyay hooyadiis inay iska soo tuurto Muftax intii uu caloosha ku jiray, laakiin waxay go’aansatay inay heysato. Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in aanu haysan fursad badan oo uu ku noolaado wax ka badan 15 sano.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Freeman<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Hase yeeshee qadarka Alle iyo Muftax oo noqday wiil dhalinyaro ah oo sameeyay dadaal adag ayaa horseeday inuu nooqdo ganacsadaha ugu da\u2019da yar Qadar. Wuxuu aasaasay shirkad jalaatada sameysa oo la yiraahdo Gharissa Ice Cream.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu ciyaaraa isboorti badan inkastoo uu naafo yahay. Markii uu dhiganayay Iskuulka, Ghanim wuxuu ciyaari jiray kubbadda cagta isagoo kabo gacmihiisa ku xiran waxa uuna la tartamay asxaabtiisa “caadiga ah” ee lugaha ku ciyaara.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxyaabaha kale ee cajiibka ah ee uu sameeyay Ghanim waxaa ka mid ah in uu fuulay Jebel Shams, oo ah buurta ugu sarreysa ee gobolka Khaliijka oo dhan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Markii uu yaraa waxa uu muujiyay rabitaankiisa ah in uu jaamacadda ka barto cilmiga siyaasadda isaga oo hadafkiisu yahay in uu noqdo raysul wasaaraha mustaqbalka ee Qatar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hadda waxa uu bartaa siyaasadda, waxaana laga yaabaa inuu mustaqbalka noqdo diblomaasi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Al Muftah ayaa sanadkan loo doortay mid ka mid ah safiirrada rasmiga ah ee ciyaaraha FIFA World Cup.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Warbixin uu soo saaray, isagoo ah arday wax ka dhigta kulliyadda siyaasadda ee jaamacadda Loughborough waxa uu ku yiri, \u201cAniga oo ku hadlaya jagadeyda danjire ahaan ee Koobka Adduunka, waxaan rabaa in aan diro farriin ah rajo, isku-duubni, nabad iyo midnimo bini-aadminimo.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Nof 2022 \u2013 Xafladdii furitaanka Koobka Aduunka ee Qadar ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwii ugu fiicnaa ee in muddo ah soo mara adduunka. Munaasabadda waxaa ka soo muuqday halyeyga Hollywood-ka Morgan Freeman oo uu weheliyo 20 jir u dhashay Qadar oo YouTuber ah (oo aan lahayn qaybta hoose ee jirka). […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86033,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,2,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/s-17.webp?fit=800%2C533&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mnC","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86032"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=86032"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":86051,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/86032\/revisions\/86051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/86033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=86032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=86032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=86032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}