Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85898,"date":"2022-11-16T19:25:25","date_gmt":"2022-11-16T19:25:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85898"},"modified":"2022-11-16T19:26:22","modified_gmt":"2022-11-16T19:26:22","slug":"annagu-uma-ciyaarno-ronaldo-laacib-ka-tirsan-xulka-portugal-oo-runta-u-sheegay-cr7","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/16\/annagu-uma-ciyaarno-ronaldo-laacib-ka-tirsan-xulka-portugal-oo-runta-u-sheegay-cr7\/","title":{"rendered":"”Annagu uma ciyaarno Ronaldo” – Laacib ka tirsan Xulka Portugal oo runta u sheegay CR7 (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Dooxa) 15 Nof 2022<\/strong><\/span> \u2013 Danilo Pereira ayaa ku adkaystay in ‘Portugal aysan kaliya u ciyaarin Cristiano Ronaldo<\/a>‘ kaddib markii uu waraysi uu bixiyey xiddigga Manchester United<\/a> uu hareeyey isku diyaarintooda Koobka Adduunka Qadar.<\/p>\n

37-jirkan ayaa bartilmaameed ka dhigtay macallinka Man United ee Erik ten Hag<\/a> iyo milkiilayaasha kooxda, gaar ahaan qoyska Glazer, isagoo waraysi wax badan daaha ka qaadaya siiyey Piers Morgan<\/a> horraantii todobaadkan.<\/p>\n

Hadalladiisa ayaa loo badinayaa inay soo afjareen waayihiisa labaad ee kooxda Old Trafford oo aysan u badnayn inuu dib ugu laabto, sidoo kalena waxay dhaawaceen dhaxalkiisii uu kooxdaasi uu kusoo baxay ku lahaa.<\/p>\n

\u201cKubado badan ayaan u tuuri doonnaa isaga dhankiisa, waxaanna isku dayi doonnaa inuu dhaliyo goolal, sidoo kalena wuxuu dalban doonaa taas,\u201d ayuu yiri Danilo.<\/p>\n

Waxa uu hadalkiisa raaciyey: \u201cWaa wax dabiici ah inay warar noocan ihi jiraan, waayo dadku waxay u malaynayaan inaan u ciyaarayno Cristiano, laakiin taasi sax maahan. Waxaan u ciyaarnaa si aan ku badino ciyaaraha.’ ayuu ku dooday.<\/p>\n

Warkan ayaa kusoo beegmaya jeer ay kulushahay xaaladda xerada tababarka Portugal, iyadoo la sheegay inay isku dheceen CR7 iyo Jo\u00e3o Cancelo iyo Bruno Fernandes oo ayba isku koox yihiin.<\/p>\n

\n

What\u2019s going on here between Cristiano Ronaldo and Jo\u00e3o Cancelo? \ud83e\uddd0 pic.twitter.com\/KG6BrKbvxF<\/a><\/p>\n

\u2014 Football Daily (@footballdaily) November 15, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n