Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85830,"date":"2022-11-15T10:36:07","date_gmt":"2022-11-15T10:36:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85830"},"modified":"2022-11-15T10:41:20","modified_gmt":"2022-11-15T10:41:20","slug":"sababta-ka-dambaysa-cadowga-xaasidka-ay-soomaali-badani-sheegaan-inuu-cayrsanayo-sharraxaad-cilmi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/15\/sababta-ka-dambaysa-cadowga-xaasidka-ay-soomaali-badani-sheegaan-inuu-cayrsanayo-sharraxaad-cilmi-ah\/","title":{"rendered":"Sababta ka dambaysa ”CADOWGA & xaasidka” ay Soomaali badani sheegaan inuu cayrsanayo (Sharraxaad cilmi ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Nof 2022<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013\u00a0Waxaan inta badan aragnaa weliba sanadahan dambena aad usoo kordhaysa wax buufis nafsaani ah u eg oo uu qofku maanta oo idil ka hadlayo ”cadow” cayrsanaya, ”xaasid” neceb, inay jiraan dad aan arki karin IWM.<\/p>\n

Haddaba, waloow ay intaasiba run ahaantii jiri karaan misna waxaa dhacda inuu qofku ka badbadiyo inay ka badbadis ama wax qofka niyaddiisa uun ku nool inay tahayna waxaad garowsan kartaa marka aad arki waydo cadowga iyo xaasidka uu qofku sheegayo, amaba wax kale oo dhib ku haya oo uu ka cabanayo.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale jirta mar uu qofku isagu samaynayo waxyaabahan aan soo sheegnay, balse uu qof kale u saarinayo, isagoo aan is ogaynna ku eedaynayo qofkaa kale, sida qof isagu khiyaano maaggan ama samaynaya oo qof kale ku eedeeya ama qof doonaya inuu jabsado guriga deriskiisa oo dersaanta ku dacweeya inay tuugo yihiin. Qaabkaas waxaa la yiraahdaa Psychological projection<\/strong>.<\/p>\n

Psychological projection waxaa uu cilmi-nafsigu uu ku micneeyey hab difaac ay dadku iyagoo aan ogayn adeegsadaan si ay ula xaalaan dareenka ama shucuur adag oo ay wajahayaan. Psychological projection waxaa loola jeedaa dareenka ama shucuurta aan wanaagsanayn oo uu qofku dareemayo oo qof kale loo saariyo, halkii la aqbali lahaa ama lala macaamili lahaa oo uu qofku naftiisa runta u sheegi lahaa.<\/p>\n

Weligaa qof kaligaa si aad ah ma u nacday ilaa aad si iskaa ah ugu qanacdo in qofkaasi uu CADAAWAD wayn iyo aano kuu hayo? Nasiib wanaag, waxaa jira habab aad isticmaali karto si aad u aqoonsato sababta aad dareenkaaga gurracan ama shucuurtaada aad qof kale ugu eedaynayso.<\/p>\n

Intii lagu jiro kulamadii uu la yeelan jirey bukaannada qaba cudurrada nafsaaniga ah, Freud wuxuu ogaadey in ay mararka qaarkood ay dadku qofka kale ku eedeeyaan dareenno ay iyaga hadlaya laftoodu muujinayaan. Marka uu qofku la yimaado habdhaqankan, bukaanku waxa uu isku deyayaa sidii uu ula tacaali lahaa shucuurta uu laftiisu dareemayo, si uu wanaag u dareemo, balse waa mid khiyaali ah.<\/p>\n

Tusaalaha ugu caansan Freudian projection waa haweeney ninkeeda ku khiyaanta afaare hoose, balse isla ninkeeda ku eedaysay inuu khiyaamada isagu wado.<\/p>\n

Tusaalaha kale ee Freudian projection waa qof doonaya inuu wax xado kaddibna dareenkaas dadka kale ku eedaynaya oo ku qaylinaya inuu tuugo yihiin. Waxaa tusaale loosoo qaatay qof jeeb-siib ah oo aad uga cabsanaya in boorsadiisa la xado ama sarrifka lagu khiyaano marka uu wax iibsado.<\/p>\n

La soco qayb kale….<\/strong><\/p>\n

W; D: Maxamed Xaaji<\/strong><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Nof 2022\u00a0\u2013\u00a0Waxaan inta badan aragnaa weliba sanadahan dambena aad usoo kordhaysa wax buufis nafsaani ah u eg oo uu qofku maanta oo idil ka hadlayo ”cadow” cayrsanaya, ”xaasid” neceb, inay jiraan dad aan arki karin IWM. Haddaba, waloow ay intaasiba run ahaantii jiri karaan misna waxaa dhacda inuu qofku ka badbadiyo inay ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85831,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Namnlos-23.png?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mkm","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85830"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85832,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85830\/revisions\/85832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}