Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85753,"date":"2022-11-13T11:04:35","date_gmt":"2022-11-13T11:04:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85753"},"modified":"2022-11-13T11:04:35","modified_gmt":"2022-11-13T11:04:35","slug":"daawo-wiil-sucuudiyaan-madow-ah-oo-cunsuriyad-wayn-lagula-kacay-markii-uu-hibo-cusub-lasoo-baxay-arrin-ay-sameeyeen-reerkii-uu-ka-tirsanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/13\/daawo-wiil-sucuudiyaan-madow-ah-oo-cunsuriyad-wayn-lagula-kacay-markii-uu-hibo-cusub-lasoo-baxay-arrin-ay-sameeyeen-reerkii-uu-ka-tirsanaa\/","title":{"rendered":"DAAWO: Wiil Sucuudiyaan madow ah oo CUNSURIYAD wayn lagula kacay markii uu hibo cusub lasoo baxay (Arrin ay sameeyeen reerkii uu ka tirsanaa)"},"content":{"rendered":"

(Riyaad)<\/strong> 31 Luulyo 2022<\/strong><\/span> \u2013 Wiil Sucuudiyaan ah oo Madow oo lagu magacaabo Feysal Al-Cuteybi ayaa baraha bulshada ka soo caan baxay isagoo ku soo galay fannaannimo, waxaa dhacday in wiilkii ay Sucuudiyaankii caay ula dhaqaaqeen iyagoo duraya madowgiisa.<\/p>\n

Cod ahaan aad buu u cod macaan yahay waana wiil yar, laakiin dadkii ayuu waayay meeluu ka galo illaa markii dambe ay qabiilkiisa Reer Al-Cuteybi ay shaki geliyeen iyagoo leh “Reer Al-Cuteybi maahan”.<\/p>\n

Markay intaas mareeyso waxgaradka reer Al-Cuteybi ayaa arrintaa u kacay wayna casuumeen inankoodii sida muuqaalka ka muuqata iyagoo yiri waa inankeennii waana ku faaneynaa, cid walboo maagtana innaga oo dhan ayay na maageen waxayna haddiyad ahaan u siiyeen baabuur aad u qurux badan oo Brand New ah 2023 iyo lacag.<\/p>\n

\n