Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85750,"date":"2022-11-13T19:04:43","date_gmt":"2022-11-13T19:04:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85750"},"modified":"2022-11-13T19:06:52","modified_gmt":"2022-11-13T19:06:52","slug":"arrimeheenna-ayay-xitaa-farageliyeen-duulduulkii-imaaraadka-oo-af-libaax-ku-ridey-sirdoon-warbixin-soo-saaray-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/13\/arrimeheenna-ayay-xitaa-farageliyeen-duulduulkii-imaaraadka-oo-af-libaax-ku-ridey-sirdoon-warbixin-soo-saaray-dalka\/","title":{"rendered":"”Arrimeheenna ayay xitaa farageliyeen” – Duulduulkii Imaaraadka oo af libaax ku ridey (Sirdoon warbixin soo saaray & dalka?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Luulyo 2022<\/strong><\/span> \u2013 Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo lagu doodi karo inuu ka mid yahay xulafada Carabta ee sida wayn loogu kalsoon yahay dhanka Washington, ayaa siyaasadda arrimaha dibedda ee Maraykanka faragelin ba’an ku haya isagoo adeegsanaysa xeelado sharci ah iyo mid sharci darro ah, sida lagu sheegay warbixin sirdoon oo ay saraakiishu soo saareen.<\/p>\n

Dhaqdhaqaaqyada su’aashu ay ka taagan tahay ayaa soo taxnaa maamullo badan oo Maraykan ah waxayna ka faa’iidaysteen “Nuglaanshaha” nidaamka Maraykanka, oo ay ku jiraan samaynta tabarucaad siyaasadeed iyo ka faa’iidaysiga debacsanaanta sharciyada loogu talagalay in lagu ilaaliyo faragelinta shisheeye, sida ay qortay\u00a0Washington Post<\/a>.<\/p>\n

Qaar ka mid ah xeeladahani “waxay u eg yihiin basaasnimo,” ayuu wargaysku ku daray, isagoo soo xigtey saddex ilood oo aan la carrabaabin oo arkay warbixintan sirta ah.<\/p>\n

Warbixintu waxay muujinaysaa sida nidaamka siyaasadda Maraykanka ay u qalloocinayaan lacagaha shisheeye, mid ka mid ah xildhibaannada Washington ayaa sidaa u sheegay Post, isagoo ku dooday in ” loo baahan yahay in la sameeyo khad cas oo aad u cad oo ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ku ciyaaraya siyaasadda Maraykanka.<\/p>\n

“Igama dhaadhicin inaynaan weligeen arrintan la soo qaadin Imaaraadku si heer dowladeed ah.” Ayuu ku qayliyey.<\/p>\n

Sharci-dejiyayaal sarsare oo Maraykan ah ayaa la sheegay inay heleen warbixinno ku saabsan sirtan lasoo gudbiyey toddobaadyadii la soo dhaafay.<\/p>\n

“Waa tillaabo aan caadi ahayn in hay’adaha sirdoonka Maraykanku ay soo saaraan warbixintan sababtoo ah waxay khusaysaa saaxiib dhow – halkii ay ka ahaan lahayd cadow, sida Ruushka, Shiinaha ama Iran – waxaana loo fasiran karaa inay Imaaraadku ku dhex milmeen siyaasadda gudaha,” ayuu yiri Bruce Riedel, oo ah xubin sare oo ka tirsan Machadka Brookings Institution.<\/p>\n

Yousef Al Otaiba, Danjiraha Imaaraadka Carabta u fadhiya Washington, ayaa difaacay saamaynta wayn ee waddankiisa qaniga ku ah saliidda ee gudaha Maraykanka.<\/p>\n

“Waxay ahayd xushmad ku timid si adag oo la kasbaday si wanaagsanna loo mutaystay,” ayuu u sheegay Post. \u201cWaa maxsuulka tobannaan sano oo iskaashiga dhow ee Imaaraadka iyo Maraykanka ah iyo diblomaasiyad wax ku ool ah. Waxay ka tarjumaysaa danaha guud iyo qiyamka aan wadaagno.\u201d<\/p>\n

Imaaraadku waxa uu in ka badan 154 milyan oo Doollar ku kharash gareeyey ololayn oo qura (lobby) tan iyo 2016-kii, sida lagu sheegay diiwaannada Dowladda Maraykanka.<\/p>\n

Hadalsame\u00a0Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 31 Luulyo 2022 \u2013 Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, oo lagu doodi karo inuu ka mid yahay xulafada Carabta ee sida wayn loogu kalsoon yahay dhanka Washington, ayaa siyaasadda arrimaha dibedda ee Maraykanka faragelin ba’an ku haya isagoo adeegsanaysa xeelado sharci ah iyo mid sharci darro ah, sida lagu sheegay warbixin sirdoon oo ay saraakiishu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85751,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Namnlos-15.png?fit=1222%2C810&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mj4","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85750"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85772,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85750\/revisions\/85772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}