Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85719,"date":"2022-11-12T19:18:55","date_gmt":"2022-11-12T19:18:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85719"},"modified":"2022-11-12T19:19:23","modified_gmt":"2022-11-12T19:19:23","slug":"ciidamadii-wabxo-qabtay-oo-halkaa-kasoo-baxay-iyo-waxa-sababay-oo-la-sheegay-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/12\/ciidamadii-wabxo-qabtay-oo-halkaa-kasoo-baxay-iyo-waxa-sababay-oo-la-sheegay-daawo\/","title":{"rendered":"Ciidamadii Wabxo qabtay oo halkaa kasoo baxay iyo waxa sababay oo la sheegay (Daawo)"},"content":{"rendered":"
(Wabxo) 12 Nof 2022<\/strong><\/span> – Ciidamadii DF iyo kuwii degaanka ee Macawisley ee qabtay degaanno muhim ahaa oo ay Wabxo ka mid tahay ayaa la sheegayaa inay halkaa iskaga soo bexeen.<\/p>\n Ciidankan oo qabtay Wabxo iyo degaanno u dhow oo ay ilaa 3 aag kasoo weerareen, ayaa haatan la sheegayaa inay soo bexeen kaddib amar ka yimid dhinaca Taliska sare ee Ciidanka Xoogga.<\/p>\n Sida uu sheegay Taliye Ismaaciil Cabdimaalik oo ka mid ah taliyeyaasha ciidanka Wabxo qabtay ayaa ka hadlay amarka ka yimid dhanka taliska dhexe ee ciidamada.<\/p>\n Wuxuu sheegay in bixiddani ay meesha ka saartay qorshihii hore ee ahaa in ciidanku ay fariistaan goobaha la xoreeyo ugu yaraan 15 maalmood si kaddib ay iskugu diyaariyaan duullaanka xigana u qaadaan dadka degaanka iyo ciidanka kaalmaynaya.<\/p>\n Arrintan ayaa marka lagu daro dagaal kale oo micna darro ah oo Cadale ku dhex maray ciidankii dagaalkan qaybta ka ahaa wuxuu dilayaa mooralka iyo gebi ahaanba qorshaha dagaalka.<\/p>\n