Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85644,"date":"2022-11-10T19:33:25","date_gmt":"2022-11-10T19:33:25","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85644"},"modified":"2022-11-10T19:34:41","modified_gmt":"2022-11-10T19:34:41","slug":"waxaan-xitaa-adeegsan-doonnaa-sixir-xiriir-qirtay-tillaabo-halis-ah-kahor-koobka-adduunka-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/10\/waxaan-xitaa-adeegsan-doonnaa-sixir-xiriir-qirtay-tillaabo-halis-ah-kahor-koobka-adduunka-sawirro\/","title":{"rendered":"”Waxaan xitaa adeegsan doonnaa SIXIR!” – Xiriir qirtay tillaabo halis ah kahor Koobka Adduunka + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Nof 2022<\/strong><\/span> – Waxaa 20-ka bishan dal Qadar ka furmi doona Koobka Adduunka oo sanadkan markii ugu horreeysey la ciyaari doono xilliga jiilaalka ee qaboobaha.<\/p>\n

Senegal oo ka mid ah dalalka ku metelaya Afrika, ayaa sheegtay inay isticmaali doonto saaxiriin si ay u daweeyaan dhaawaca jookarkooda Sadio Mane iyagoo isku deyaya inay u tartamaan Koobka Adduunka ee Qadar, sida ay sheegtay xoghayaha guud ee FIFA oo u dhalatay dalka Senegal.<\/p>\n

Mane ayaa lagu wadaa in lagu daro xulka Senegal ee ka qaybgelaya Koobka Adduunka inkasta oo uu dhaawac lugta ihi soo gaarey todobaadkan, sida ay ilo ka tirsan xiriirka kubbada cagta dalkaask ay u sheegeen Wakaalada Wararka ee AFP Khamiistan \u2013 iyada oo awal laga cabsi qabey in uu seego tartanka oo dhan.<\/p>\n

Laakiin hadda Fatma Samoura, oo ah lambarka 2-aad ee ugu sarreeya xiriirka kubbadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa sheegtay in waddankeedu uu adeegsan doono habab xad ka bax ah si loo hubiyo inuu ka qaybgalo KA2022, iyadoo qirtay xitaa inaysan hubin in farsamadaas aan caadiga ahayni ay shaqayn doonto laakiin ay rajaynayaan ‘mucjisooyin’, sida ay tiri.<\/p>\n

‘Waxaan isticmaaleynaa saaxirrooleyaal,’ ayay u sheegtay Europe 1<\/a>. ‘Ma garanayo (haddii ay waxtar yeelanayso) laakiin, si kastaba waan isticmaali doonnaa. Waxaan rajeyneynaa inuu tartanka joogo!’ Ayay ku doodday.<\/p>\n

Ilo wareedyo ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in ciyaaryahankii hore ee Liverpool lagu soo dari doono xulka inkastoo uu dhaawac kaga baxay kulankii Bayern Munich ay 6-1 kaga badisay Werder Bremen isbuucaan, taasoo keentay inay soo baxaan warar sheegaya in aanu ka qaybgeli doonin tartanka.<\/p>\n

\u201cHal shay ayaa hubaal ah waana in Sadio Mane uu ku jiri doono liiska berrito,\u201d isha ayaa sidaa tiri, iyadoo tababare Aliou Cisse la sheegay inuu liiska xulka ku dhawaaqi doono Jimcaha berri.<\/p>\n

Mane, oo ku dhameystay kaalinta labaad ee abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan isagoo ka dambeeyey Karim Benzema<\/a>, ayaa laga saaray ciyaarta 20 daqiiqo kaddib Talaadadii – taasoo keentay cabsi wayn oo ku saabsan faya qabkiisa KA Qadar oo ay wax ka yar laba toddobaad ka harsan yihiin.<\/p>\n

Maadaama ay Senegal tahay dal Muslim ah sidoo kalena uu Mane yahay nin diinta ku dhaqma uma badna inuu aqbali doono soo jeedinta haweenaydan.<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Nof 2022 – Waxaa 20-ka bishan dal Qadar ka furmi doona Koobka Adduunka oo sanadkan markii ugu horreeysey la ciyaari doono xilliga jiilaalka ee qaboobaha. Senegal oo ka mid ah dalalka ku metelaya Afrika, ayaa sheegtay inay isticmaali doonto saaxiriin si ay u daweeyaan dhaawaca jookarkooda Sadio Mane iyagoo isku deyaya inay u […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85645,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Namnlos-12.png?fit=810%2C542&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mhm","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85644"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85644"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85651,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85644\/revisions\/85651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}