Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85628,"date":"2022-11-10T17:45:15","date_gmt":"2022-11-10T17:45:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85628"},"modified":"2022-11-10T17:45:43","modified_gmt":"2022-11-10T17:45:43","slug":"markii-aan-kasoo-tegey-kaddib-si-cilmiyaysan-ayaa-loo-khaarajiyey-maxaa-muqdisho-mashaqo-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/10\/markii-aan-kasoo-tegey-kaddib-si-cilmiyaysan-ayaa-loo-khaarajiyey-maxaa-muqdisho-mashaqo-ka-socda\/","title":{"rendered":"”Markii aan kasoo tegey kaddib si cilmiyaysan ayaa loo khaarajiyey” – Maxaa Muqdisho mashaqo ka socda"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 10 Nof 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Waxaan u guuray Somalia mudo 25 sano ah kaddib oon Qurbaha ku Noolaa. Waxaa igu qasbay Hooyo oo naga Xanuunsatay oo Stroke nooga dhacay,Qurabaha iyo Debedna naga diidey.<\/p>\n<\/div>\n

Waxaan go’aansadey in aan warkeeda war la saarin sideey doontadana loo yeelo, maadaama ay iyadaba ka daashey qurbo sida Sacuudiga, Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya oo ay u qaxdaba markii Qabta dhacdo markeey qaboowdana ka soo laabato. Dalalkaa midba mudo ayay daganeyd hooyo AUN.<\/p>\n

Yurub markaan ku dhahno waxay dhihi jirtay illaah ima geeyo meelaan la ii soo galeynin deriskeyga arkeynin oo sadaqo baxsan karin.<\/p>\n

1993-kii ayaan isku dayey markii ugu horreeysey inaan yurub keena waa iga diidey oo markaan jabuuti geeyey oon u xareeyey ayay igu dhahdey maandhaay duco ma rabtaa Hajka i geey Dhul gaalo illaah ima geeyee.<\/p>\n

Ana waa duco jeclaaye sideey rabtaan u yeelay iyo qoyska intii la socotay xajka ay tageen. Calaa kulli xaal waxaan Xamar isla joognay mudo 5 sano ah Hooyo AUN.<\/p>\n

Intaan isla joogney waxaa jirtay in aan is raadsano Qurbo joogteena dadkii hore ah maadaama ay dhib nagu ahayd fahamka Soomaalida maanta. Aniga ma socon karin hooyo darteed lkn iyagaa ii imaan jiray.<\/p>\n

Sheekada waa iskugu kaaya bixi jirtay kii Mareykanka ka yimid ,kii yurub ka yimid kii Canada ka yimid iyo kii Australien ka yimaadaba waxaa saldhig noo ahaa Xaafadayda.<\/p>\n

Waxaa jiray wiil waagii dagaalka ka hor 1989 markaan ka soo tagaayay dalka ahaa mid xoogaa iga weyn oo markaa leyli sargaal loo qaatay oo hawadaa sare ahaa reer iska ladan ka soo jeeday deris isku dhagan guryahoodana waan ahayn.<\/p>\n

Hooyo iyo Aabo aad u fiican waa ay dhaleen allaha u Naxariistee. Markaan yaraa dariisha ayuu igala hadli jirey abaayo baareey sigaar ii soo gad maalinta uusan shaqo lahayn, heblaayo loo diidi jireyna waraaqaha iyo lacag ayuu iigu dhiibi jirey.<\/p>\n

Adiga isku heer ma ahayn aniga iyo isaga balse hadda markaan soo wada laabannay waxaan noqonnay labo Saaxiibbo ah oo isku fac ah sirta isku qarsada, mana jirin maalin aanan ama is arag ama aan is maqal.<\/p>\n

DHIB HAYSTEY<\/strong> – Waxaa dhacday inUU cadaadis kala kulmayey eedadiis oo ay bilowdo inay ku amarto hantidii aabihii iyo hooyadii oo dhintay ay uga tageen darteedna uu Xamar ugu soo laabtay.<\/p>\n

Qaar hantidaa ka mid ah Dowlada Federaalka Somalia ayaa ijaar ugu jirta ilaa hadda. Iyadu wax dhaxal ah kuma lahayn hantidaa oo ka kooban guryo, baabuurro, bakhaarro iyo garaashyo waawayn oo isaga iyo 3 la dhalatay uun baa lahaa kulligoodna qurbaha ayay jireen isaga oo soo laabtay maahee.<\/p>\n

Eedadii si aan bani’aadam loola dagaalin ayay ula dagaashay wax kastoo ay samayn kartana waa ku samaysay siduu isagu ii sheegay. Isaguna qof qaxar weligii arkay ma ahayn dagannaan iyo afgaabnina wuu u dhashay.<\/p>\n

Wuu guursadaa waa ka furtaa. Ilmo uu dhalay waa laga diley naagtiina laga furay siduu ii sheegay iyadoo loo raacay habka sixirka IWM. Waxaan u ahaa dabiibe niyadeed iyo la taliyeba.<\/p>\n

Wuxuu dhibkaa ku jiraba….. Maalin ayuu Salaadda Subax wax yar kaddib ii imaaday anigoo qaxwo ku cabaayo geed moos ah oon jeclaa inaan hoos fariisto subaxdii. Kursi aa loo keenay iyo canjeero kulul, waa se iga diidey waayo aad iyo aad ayuu u murugaysnaa maalintaas.<\/p>\n

Isagoo ilmaynaayo ayuu igu dhahay, ”abbaayo waad bixi rabtaa oo hooyo waa kaa dhimatay Somalia waxba kaama yaallaan aniga ayaad igu cidlaynaysaa laakiin waxaan kuu sheegaa haddaad iga danbayso; ”HADDAAN DHINTO EEDADEEY AYAA I DISHEY.”<\/p>\n

Markaas waan ka soo dhoofay Somalia subaxii sedexaadba, balse wiilkii si cilmiyaysan ayaa loo diley mudo 6 bilood ah kaddib…..<\/p>\n

Allah yaa raxma walalkeey…<\/p>\n

\n

La soco qayb kale………<\/strong><\/p>\n

W; D:<\/strong> Calaseey Xamuud Jimcaale<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Nof 2022\u00a0\u2013\u00a0Waxaan u guuray Somalia mudo 25 sano ah kaddib oon Qurbaha ku Noolaa. Waxaa igu qasbay Hooyo oo naga Xanuunsatay oo Stroke nooga dhacay,Qurabaha iyo Debedna naga diidey. Waxaan go’aansadey in aan warkeeda war la saarin sideey doontadana loo yeelo, maadaama ay iyadaba ka daashey qurbo sida Sacuudiga, Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85629,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Namnlos-11.png?fit=510%2C539&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mh6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85628"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85628"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85631,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85628\/revisions\/85631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}