Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85606,"date":"2022-11-10T08:45:06","date_gmt":"2022-11-10T08:45:06","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85606"},"modified":"2022-11-10T08:45:31","modified_gmt":"2022-11-10T08:45:31","slug":"imaaraadka-oo-ay-markii-ugu-horreeysey-u-hirgeleyso-hagardaamo-uu-somalia-muddo-la-raadinayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/10\/imaaraadka-oo-ay-markii-ugu-horreeysey-u-hirgeleyso-hagardaamo-uu-somalia-muddo-la-raadinayey\/","title":{"rendered":"ISKA JIR! Imaaraadka oo ay markii ugu horreeysey u hirgeleyso hagardaamo uu Somalia muddo la raadinayey"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Nof 2022<\/strong><\/span>\u00a0\u2013\u00a0Dalka Imaaraadka Carabta oo haatan u muuqda inuu helay fursad uu si wayn u raadinayey ayaa durba ku dhaqaaqay howlo aan tafaasiil badan laga bixin oo ka wado min Muqdisho, Boosaaso, Berbera iyo meelo kale.<\/p>\n

Imaaraadka oo haatan sidoo kale wada hadal kula jira Axmed Madoobe oo maamul kaligii jeebka ugu jira muddo dheer la fadhiya Kismaayo, ayaa ciidamo tiro badan ka qoranaya magaalada Muqdisho kuwaasoo qaar loo qaaday dalka MASAR.<\/p>\n

Waxay sidoo kale agab ciidan ku daldalayaan saldhig ay ku leeyihiin magaalada istaraatiijiga ah ee Boosaaso oo haatan la sheegay in laga dhigayo mid rigli ah si ay ugu adeegsadaan danahooda Soomaaliya oo aan nasiib xumo waafaqsanayn kuwa Soomaaliya laftooda.<\/p>\n

Imaaraadka oo ah dal aalaaba ka shaqeeya danaha dalal kale, islamarkaan ciidan halkaa u joogey oo uu isagu diyaarsaday kuwa kale ku daraya, ayaa la sheegay in uu ciidankan oo calooshood u shaqaystayaal ah uu u adeegsan doono wax kasta oo uu doonayo, xitaa wixii ka dhan ah dalka Soomaaliya laftiisa.<\/p>\n

Imaaraadka oo ah dalka inta qabsaday jasiiradda Suqadra ee haatan ka tirsan Yaman, kaddib si fudud ugu casuumey Israel oo muddo dheer raadinaysey inay galaangal gacan bannaan u hesho Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.<\/p>\n

Imaaraadka ayaa horay u muujiyey in ujeedkiisa ugu wayn Geeska Afrika iyo dalalka gobolku uu yahay inuu dalalkaa kala dagaallamo inay horay u socdaan, si aysan hardan ula gelin dekedihiisa wuxuuna horay ula degey dekedda Xudaydah ee Yaman sidoo kalena tan Dooraale ee Jabuuti ayaa laga gaarey iyagoo hoos u dhigay shaqooyinkii dekedahaasi.<\/p>\n

Dhanka Somalia oo ah dal Imaaraadka si aad uga ballaaran kana istaraatijisan, waxaana waxyaabaha ay adeegsanayaan ka mid ah kooxaha isku haya Somalia oo ay xitaa ku jiraan kuwa sheeganaya inay diin u dagaallamayaan.<\/p>\n

Soomaaliya oo ah dal aan lahayn hoggaan dal iyo dan ummadeed ka fikiraya ayaa in sidii doonto laga yeesho waxaa sahlaya han yari, daacad darro, san-dareerto la raadinayo iyo siyaasiyiinta haatan dalka hor boodaya oo siyaasadda u fahamsan mihnad lacag laga sameeyo, si kasta oo ay ku timaado.<\/p>\n

Hadalsame Media\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Nof 2022\u00a0\u2013\u00a0Dalka Imaaraadka Carabta oo haatan u muuqda inuu helay fursad uu si wayn u raadinayey ayaa durba ku dhaqaaqay howlo aan tafaasiil badan laga bixin oo ka wado min Muqdisho, Boosaaso, Berbera iyo meelo kale. Imaaraadka oo haatan sidoo kale wada hadal kula jira Axmed Madoobe oo maamul kaligii jeebka ugu jira […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85607,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/Namnlos-10.png?fit=1024%2C781&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mgK","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85606"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85609,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85606\/revisions\/85609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}