Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85591,"date":"2022-11-10T07:01:16","date_gmt":"2022-11-10T07:01:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85591"},"modified":"2022-11-10T07:01:59","modified_gmt":"2022-11-10T07:01:59","slug":"soomaalida-oo-taariikh-cusub-ka-dhigay-doorashada-xilliga-dhexe-ee-maraykanka-yaa-ka-mid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/10\/soomaalida-oo-taariikh-cusub-ka-dhigay-doorashada-xilliga-dhexe-ee-maraykanka-yaa-ka-mid-ah\/","title":{"rendered":"Soomaalida oo taariikh cusub ka dhigtay doorashada xilliga dhexe ee Maraykanka (Yaa ka mid ah?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 10 Nof 2022<\/strong> <\/span>– Inta badan siyaasiyiinta Soomaaliya kasoo jeeda ee xilalka uga tartamayay doorashadii xilliga dhexe ee 8-da November 2022 ka dhacday Mareykanka ayaa ku guuleystay kuraasta.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Loollan lama filaan ah ayaa doorashadan ku dhex maray siyaasiyiinta labada xisbi ee ugu waaweyn oo kala ah Dimuqraaddiga talada hay aiyo Jamhuuriga. Xifaaltanka ugu xooggan waxa uu ka dhacay hanashada aqlabiyadda labada aqal ee sharci dejinta Mareykanka ee Congress-ka iyo Senate-ka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Arrimaha xusidda mudan ee ku saabsan doorashadan saameynta badan leh waxaa ka mid ah in dhallinyaro Soomaali ah ay u taagnaayeen kuraas muhiim ah oo u badan dhanka gobolka Minnesota.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Soomaalida guuleysatay iyo xilalka ay heleen?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Toan murashax oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada, iyagoo ku guuleystay hankoodii siyaasadeed, halka qaarkoodna ay dib u soo ceshadeen kuraastii ay horay ugu fadhiyeen.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Kursiga ugu saameynta badan ee Soomaalida waxaa dib ugu guuleysatay Ilhaan Cumar oo horay taariikhda ugu gashay ku biirista Aqalka Wakiillada Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sanadkii 2019-kii ayey gabadhan kasoo jeedda Soomaaliya noqotay haweeneydii ugu horreysay ee iyadoo xijaaban ku biirta Congresska, waxayna sidoo kale ka mid ahayd labada gabdhood ee Muslimiinta ah ee loo doortay golahaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Ilhan<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>ILHAN OMAR<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Ilhaan Cumar oo Congress-ka ku matasha degmada 5-aad ee gobolka Minnesota ayaa markii ay ku guuleysatay doorashadan ugu dambeysay waxa ay BBC-da u sheegtay in ay ku faraxsan tahay natiijada ay heshay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cWaa guul kale oo Alle uu noo soo dhiciyay, waxaana rajeynayaa in dadka kale ee tartamaya ee walaalaheenna ahna in ay guuleystaan,\u201d ayey tiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa intaas ku dartay: \u201cMaanta Minnesota doorashada ka dhacday, aniga dhankeyga iyo dadka kale ee badan ee Dimuqraaddiga ah ee tartamaya in ay tusaale u noqoto walaalaheenna Soomaalida ah oo xiiseynayay mar mar in ay ka hadlaan in Jamhuuriga loo codeeyo. Dadkan [Jamhuuriga] ma aha dad annaga wax noo tari karo ama aan ku tashan karno, aad baan ugu mahad celinayaa Soomaalidii sida geesinnimada leh u fahantay in aan annagu garab istaagi karno.\u201d<\/p>\n<\/div>\n

\n

Saddex Soomaali ah ayaa ku guuleysatay kuraasta xildhibaannada Aqalka Hoose ee Minnesota labo kale oo Soomaali ahna ay ku guuleysteen doorashadii kuraasta Aqalka Saree e gobolkaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Samakaab Xuseen, Maxamuud Nuur iyo Hodan Xasan ayaa loo doortay xubinnimada Aqalka Hoose ee Minnesota.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Zaynab<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>ZAYNAB MOHAMED<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Soomaalida taariikhda cusub ka dhigtay doorashadan waxaa ka mid ah Zaynab Maxamed oo loo doortay kursiga Aqalka Saree e Minnesita, iyadoo noqotay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali ah oo ku biirtay Aqalkaas. Waxa ay Zaynab sidoo kale noqotay haweeneydii ugu horreysay ee Madow ah oo xildhibaan ka noqotay Aqalka Sare ee gobolka Minnesota.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Cumar Faatax ayaa mar kale dib loogu soo doortay Aqalka Saree e Minnesota oo uu horay xubin uga ahaa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Deeqa Dhalac iyo Maana Cabdi oo ka mid ah siyaasiyiinta da\u2019da yar ee Soomaalida Mareykanka ayaa loo doortay Aqalka Wakiillada ee gobolka Mine ee ku yaalla cirifka waqooyi-bari ee dalka Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muniira Cabdullaahi iyo Ismaaciil Maxamed ayaa ku guuleystay tartankii ay u galeen ku biirista Golaha Wakiillada ee gobolka Ohio.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Nof 2022 – Inta badan siyaasiyiinta Soomaaliya kasoo jeeda ee xilalka uga tartamayay doorashadii xilliga dhexe ee 8-da November 2022 ka dhacday Mareykanka ayaa ku guuleystay kuraasta. Loollan lama filaan ah ayaa doorashadan ku dhex maray siyaasiyiinta labada xisbi ee ugu waaweyn oo kala ah Dimuqraaddiga talada hay aiyo Jamhuuriga. Xifaaltanka ugu xooggan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85592,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/s-8.webp?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-mgv","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85591"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85591"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85594,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85591\/revisions\/85594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}