Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85501,"date":"2022-11-08T10:05:54","date_gmt":"2022-11-08T10:05:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85501"},"modified":"2022-11-08T10:05:54","modified_gmt":"2022-11-08T10:05:54","slug":"muuqaalka-askari-ruush-ah-oo-dhaawac-ah-oo-bambooyin-lala-dhacayo-oo-soo-baxay-ha-daawan-haddii-aad-nugushay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/08\/muuqaalka-askari-ruush-ah-oo-dhaawac-ah-oo-bambooyin-lala-dhacayo-oo-soo-baxay-ha-daawan-haddii-aad-nugushay\/","title":{"rendered":"Muuqaalka askari Ruush ah oo dhaawac ah oo bambooyin lala dhacayo oo soo baxay (Ha daawan haddii aad nugushay)"},"content":{"rendered":"
(Beijing) 08 Nof 2022<\/strong><\/span> \u2013 Muuqaal argagax leh oo soo baxay ayaa muujinaya ciidamada Ukaine oo daroon ku weeraraya askari dhaawac ah oo Ruush meel ka tirsan Donbas<\/a>.<\/p>\n Askarigan oo ay wararku sheegayaan inuu badbaadey, ayuu daroonku kusoo tuurayaa wax u eg bambada lidka-taangiga ee gacanta laga tuuro, balse marka uu ilaa laba jeer iska tuuro iyadoo aan weli qarxin ayay marka seddaxaad hortiisa ku qarxaysaa wuxuuna joojinayaa dhaqdhaqaaqa.<\/p>\n Arrintan ayaa ah dembi dagaal marka la eego Cahdiga Geneva maadaama askarigu uu dhaawac yahay islamarkaana aanu hubaysnayn, waxaana arrintan dayaacad ka dhan ah Ukraine ahaan u adeegsadey Ruushka.<\/p>\n Ruush ayaa sheegau in muuqaalkani sheegayo in \u201cUkraine ay ku faanayaan inay saddex bam gacmeed u isticmaaleen askari ka tirsan ciidanka Ruushka oo dhaawac ah, iyo in muuqaalkani muujinayo reer Ukraine ay u dilaan si madadaalo ah.”<\/p>\n Waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ay soo baxayaan warar cusub oo ku saabsan khasaaraha lixaadka leh ee Ruushku ka geystay meelo gaar ah.<\/p>\n Weriyaha dagaalka ee TV-ga Dowladda Ruushka, Alexander Sladkov, oo daacad waalan u ah nidaamka dalkaasi, ayaa soo dhigay kanaalkiisa Telegram ayaa sheegay inuu dhiig badani ku daatay aagga Pavlovka ee gobolka Donetsk ee Ukraine, oo ay hadda ku sugan yihiin ciidamada Kremlin-ku.<\/p>\n Dadwayne badan oo muuqaalkan daawaday oo ay ku jireen qaar taageersan xaqa ay Ukraine u leedahay inay is difaacdo ayaa falkan ku tilmaamay mid ”fulaynimo iyo falfalxumo muujinaya.”<\/p>\n