Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":85492,"date":"2022-11-08T09:17:17","date_gmt":"2022-11-08T09:17:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85492"},"modified":"2022-11-08T09:17:17","modified_gmt":"2022-11-08T09:17:17","slug":"doorasho-dhexaadka-maanta-afar-arrimood-oo-ay-ilhaan-u-ordayso-una-ololayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/08\/doorasho-dhexaadka-maanta-afar-arrimood-oo-ay-ilhaan-u-ordayso-una-ololayso\/","title":{"rendered":"DOORASHO-DHEXAADKA MAANTA: Afar arrimood oo ay Ilhaan u ordayso una ololayso"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 08 Nof 2022<\/strong><\/span> \u2013 Doorashada maanta ka dhaceysa Mareykanka waxay saameyn xooggan ku yeelaan doontaa jiheynta qaranka gaar ahaan saameynta siyaasiyiinta iyo awoodda xisbiga talada haya ee Aqalka Cad.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ilhaan Cumar ayaa kamid ah musharraxiinta u tartameysa doorashada xilligga dhexe ee maanta ka dhaceysa Mareykanka, waxay la tartameysa haweeney iyadana madow ah o la yirahdo Cicely Davis oo ka socota xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Joe Biden ma tartamayo-laakiinse doorashada xilliga dhexe waxay go’aamineysaa cidda maamusha Aqalka Koongareeska gaar ahaa baarlmaanka iyo xafiisyada barasaabyada, doorashadan waxay codbixiyeyaasha siineysaa fursad dadban oo ay ku cabbiri karaan tageeradooda madaxweynaha iyo jiheynta dalka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Iyadoo Mareykanka uu la daalaa dhacayo dhaqaale xumo iyo walaaca ka dhashay falal dambiyeedka iyo muhaajiriinta aan sharciga wadan, go’aanka kasoo baxa doorashada ayaa noqon karaa mid adag oo ka dhan ah madaxweynaha haatan talada haya.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Natiijada doorashadan waxay saameyn doontaaa ololaha doorashada madaxtinimada sanadka 2024-ka gaar ahaan fursadaha Trump ee ku aadan in mar kale uu xilka u tartamo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Halkan waxaan idiin kuugu soo gudbineynaa qodobada sharraxaya sababta ay doorashadan muhiim u tahay?<\/p>\n<\/div>\n
\n
1. Xuquuqda ilmo iska soo rididda<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Dib u qaabeynta aqalka koongareeska Mareykan waxay saameyneysaa nolosha caadiga ee dadka Amerikaanka, tusaale ahaan, xuquuqda ilmo iska soo xaaqidda.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Bishii June maxkamadda sare ayaa xukmisay inuusan jirin xaq dastuuri ah oo ilmo iska soo tuurid ah, iyadoo laashay xukunkii ahaa in go’aanka ilmo iska soo rididda uu la yaallo gobollada, labada xisbi waxay soo jeediyeen inay dhaqangelin doonaan shuruuc cusub waa haddii doorashada xilligga dhexe ay ku guuleystaan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dimuqraadiga wuxuu ballaan qaaday in uu ilaalin doono xuquuqda ilma iska soo riddida halka Jamhuuriga uu soo jeediyay in la mamnuuco ilmi iska soo rididda gaar ahaan haddii hooyada leedahay wixii ka dambeeyay 15 toddobaad oo uur ah.<\/p>\n<\/div>\n