Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85274,"date":"2022-11-03T09:14:18","date_gmt":"2022-11-03T09:14:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85274"},"modified":"2022-11-03T09:14:58","modified_gmt":"2022-11-03T09:14:58","slug":"waaba-la-yaabay-nin-ka-mid-ah-ragga-uu-maraykanku-sheegay-inay-hubka-iyo-qaraxyada-soo-geliyaan-dalka-hadlay-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/03\/waaba-la-yaabay-nin-ka-mid-ah-ragga-uu-maraykanku-sheegay-inay-hubka-iyo-qaraxyada-soo-geliyaan-dalka-hadlay-daawo\/","title":{"rendered":"”Waaba la yaabay!” – Nin ka mid ah ragga uu Maraykanku sheegay inay hubka iyo qaraxyada soo geliyaan dalka hadlay (Daawo)"},"content":{"rendered":"
\n

(Boosaaso) 03 Okt 2022<\/strong><\/span> – Wasaaradda Maaliyadda ee Mareykanka ayaa Taladaadii soo saartay liiska dad Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay hubka soo geliyaan Soomaaliya, kuwaasoo lagu soo rogay cunaqabateyn.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ragga magacyadooda ay ka muuqdaan liiska uu soo bandhigay Mareykanka waxaa ugu horreeya Liibaan Maxamed Yuusuf oo lagu sheegay in uu horay u ahaan jiray sarkaal sare oo Amniyaadka Al-Shabaab kala shaqeyn jiray fududeynta afduubyada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maraykanka ayaa sheegay in Liibaan uu ka tirsanaan jiray Amniyaadka Al-Shabaab, hadda se uu yahay ganacsade si rasmi ah ugu shaqeeya ururka Daacish ee Soomaaliya. Waxaa lagu tilmaamay in shirkaddiisa Liibaan General Trading Co uu lacago u marsiiyay ururkaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Warka kasoo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in Liibaan uu ka mid yahay kooxaha sida sharci darrada ah hubka ku soo geliya dalka. Sidoo kale Maraykanka ayaa u haysta inuu taageero muuqata u fidiyay ururka Daacish ee Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Hase yeeshee Liibaan Maxamed ayaa wareysi uu maanta siiyay laanta Afsoomaaliga ee BBC-da uga jawaabay eedeymaha loo jeediyay isaga iyo shirkaddiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n