Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":85158,"date":"2022-11-01T16:40:48","date_gmt":"2022-11-01T16:40:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=85158"},"modified":"2022-11-01T16:40:48","modified_gmt":"2022-11-01T16:40:48","slug":"maraykanka-oo-cunaqabatayn-kusoo-rogey-rag-hubeeya-daacish-shabaab-ganacsato-puntland-joogta-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/11\/01\/maraykanka-oo-cunaqabatayn-kusoo-rogey-rag-hubeeya-daacish-shabaab-ganacsato-puntland-joogta-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogey rag hubeeya Daacish & Shabaab (Ganacsato Puntland joogta oo la magacaabay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Nof 2022<\/strong><\/span> – Maraykanka ayaa Talaadadan soo saaray cunaqabatayn ka dhan ah Daacishta Soomaaliya, isagoo magacaabay xubno ka tirsan kooxda iyo kuwa kale oo lagu eedeeyey inay ku lug leeyihiin “shabakad ka ganacsata hubka argagixisada” ee Bariga Afrika.<\/p>\n

War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhowr ka mid ah dadkaa loo aqoonsaday inay hub ka iibiyeen kooxdan ama ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab.<\/p>\n

\n
\n
\n
\n
\n

Kooxda ISIL (ISIS) ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda labo baabuur oo walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo ku qarxay afaafka hore ee Wasaaradda Waxbarashada ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sabtigii<\/a>, October 29,\u00a0Oktoobar 29, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan 120 qof qaraxyadii ugu khasaaraha badnaa tan iyo markii baabuur xamuul ah uu isla halkaa ku dilay in ka badan 500, shan sano kahor.<\/p>\n

Tillaabada maanta ayaa imaanaysa iyadoo Washington ay dooneyso inay kordhiso diirad saarista iyo carqaladaynta shabakadaha maalgelinta “argagixisada” ee Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan maaliyadda ayaa sidaa u sheegay weriyeyaasha.<\/p>\n

Tillabadan ayaa sidoo kale ah tii ugu horreeysey ee ka soo baxda Maaliyadda dalkaasi ee lagu beegsanayo ISIL Soomaaliya, sarkaalka ayaa sheegay in tillaabo dheeri ah la filayo toddobaadyada soo socda.<\/p>\n

Sannadkii 2018-kii, Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa kooxda ISIL ee Soomaaliya u aqoonsatay \u201cArgagixiso caalami ah oo si gaar ah loo asteeyey\u201d.<\/p>\n

Dadka la magacaabay haatan waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Maxamed Cumar, oo ay Wasaaradda Maaliyaddu ku eedeysay inuu xubin ka yahay ISIL Soomaaliya, kaasoo ilaa 2020-kii, loo aqoonsaday inuu yahay kan ugu firfircoon ee hubka sharci darrada ah kssoo dejinayey Puntland, Soomaaliya.<\/p>\n

Sidoo kale waxaa lala beegsaday Ciise Maxamuud Yuusuf, oo lagu sheegay kan ISIL-Somalia u fududeeya hubka iyo saadka gobolka Bari ee Puntland iyo nin hubka soo tahriibiya; Cabdiraxmaan Faahiye Ciise Maxamuud, oo ay ku sheegtay inuu yahay Amiirka Daacish-Soomaaliya; iyo Maxamed Axmed Qahiye, oo ay Wasaaraddu sheegtay inuu yahay madaxa Amniyaadka, oo ah garabka sirdoonka Daacish-Soomaaliya iyo kuwo kale.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n

 <\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Nof 2022 – Maraykanka ayaa Talaadadan soo saaray cunaqabatayn ka dhan ah Daacishta Soomaaliya, isagoo magacaabay xubno ka tirsan kooxda iyo kuwa kale oo lagu eedeeyey inay ku lug leeyihiin “shabakad ka ganacsata hubka argagixisada” ee Bariga Afrika. War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhowr […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":85159,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/11\/united-states-department-treasury-london-uk-march-th-symbol-portrayed-us-flag-113301050.jpg?fit=800%2C534&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m9w","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85158"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85158"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85162,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85158\/revisions\/85162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}