Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84998,"date":"2022-10-27T06:38:44","date_gmt":"2022-10-27T05:38:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84998"},"modified":"2022-10-27T06:38:44","modified_gmt":"2022-10-27T05:38:44","slug":"maraykanka-oo-shaaciyey-magacyada-shanta-nin-ee-looga-dambeeya-talada-kooxda-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/27\/maraykanka-oo-shaaciyey-magacyada-shanta-nin-ee-looga-dambeeya-talada-kooxda-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo shaaciyey magacyada shanta nin ee looga dambeeya talada kooxda Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 27 Okt 2022<\/strong><\/span> – Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag mas\u2019uuliyiin sarsare ka ah Al-Shabaab oo lagu daray liiska argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cDowladda Mareyknaku waxay si adag ugu taagan tahay waddada ay ku caawineyso dadaallada dalalka Bariga Afrika iyo Midoga Afrika hoggaaminayaan ee la dagaallanka khatarta Al-Shabaab, oo ka mid ah ururrada ugu halista badan ee hoos taga Al-Qaacida, oo dilay kumannaan qof oo ay ku jiraan muwaadiniin Mareyakan ah oo lagu laayay Soomaaliya iyo Bariga Afrika,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ragga magacyadooda la xusay ee lagu daray liiska argagixisada ayaa u muuqda kuwo aan horay wax badan looga aqoonin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Balse warka kasoo baxay Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay yihiin shakhsiyaadka sida buuxda gacanta ugu haya Al-Shabaab, xilalka ugu muhiimsanna u haya.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Hoggaamiyeyaashan ayaa sidoo kale lagu soo rogay xayiraad dhaqaale ama cunaqabateyn si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo iyaga iyo cid walba oo la macaamisha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa go\u2019aanka laga qaatay uu qeyb ka yahay fulinta digreeto amar oo tirsigeedu yahay (E.O.) 13224, taasoo wax ka baddal lagu sameeyay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ragga la xisay ayaa kala ah:<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mohamed Mire<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Mareykanku waxa uu sheegay in ninkan uu yahay hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-Shabaab, mas\u2019uulna ka yahay sameynta istiraatiijiyadda ay ku howlgasho kooxda iyo go\u2019aan qaadshada ugu sarreysa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sidoo kale Maxamed Mire waa madaxa garabka arrimaha gudaha ee Al-Shabaab, sida ay sheegtay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Intaas waxaa usii dheer in uu dusa kala socdo ama kormeero howlo badan oo ay Al-Shabaab ka sameyso gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Yaasir Jiis<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Al-Shabab\"<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Bayaanka kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu caddeeyay in Yaasir Jiis oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu sarreeya Al-Shabaab uu taliye u yahay garabka hubeysan ee kooxda, oo loo yaqaanno Jabha, kaasoo fuliya dhammaan weerarrada ay Al-Shabaab geystaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Faahfaahin kale lagama sii bixin hoggaamiyahan, marka laga reebo in uu ka mid yahay shanta qof eek u biiray liiska argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Yuusuf Axmed Xaaji Nuurow<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Ninka saddexaad ee magaciisa lagu sheegay warka lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee uu hoggaamiyo Antony Blinken waa Yuusuf Axmed Xaaji Nuurow, oo sidoo kale loo yaqaanno Gees Cadde.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa lagu tilmaamay in uu yahay madaxa qeybta sirdoonka ee Al-Shabaab oo dad badan ay u garan og yihiin \u201cAmniyaad\u201d.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Garabkan waxa uu door weyn ka qaataa weerarrada ismiidaaminta iyo dilalka qorsheysan ee ka dhaca gobolka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mustaf Caato<\/h2>\n<\/div>\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"Al-Shabab\"<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Sida lagu qeexay isla warbixinta, Mustaf Caato oo ka tirsan madaxda saree e garabka Amniyaadka ayaa ah ninka mas\u2019uulka ka ah isku dubaridka iyo fulinta weerarrada Al-Shabaab ee ka dhaca Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxa uu sidoo kale gacan ka geystay weerarro lala beegsaday meelo ka tirsan Kenya iyo saldhigyada militeriga Mareykanka ee Kenya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mohamoud Abdi Aden<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Qofka shanaad ee magaciisa lasoo bandhigay waa Maxamuud Cabdi Aadan oo uu Mareykanku ku sheegay inuu yahay xubin ka tirsan hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ninkan ayaa si gaar ah loogu tilmaamay in uu qeyb ka ahaa koox qorsheysay weerarkii 2019-kii lagu qaaday hoteelka Dusit2 ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muwaadiinta Mareykanka ayaa looga digay in ay wax lacago ah u diraan shakhsiyaadkan oo lagu soo rogay xayiraad dhaqaale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhawaan ayey ahayd markii uu Mareykanka shaaciyay magacyada toban qof oo Soomaali ah oo u uku tilmaamay inay dhinaca dhaqaalaha ka caawinayeen Al-Shabaab. Dhammaan dadkaas ayaa lagu soo rogay cunaqabateyn.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Okt 2022 – Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag mas\u2019uuliyiin sarsare ka ah Al-Shabaab oo lagu daray liiska argagixisada. \u201cDowladda Mareyknaku waxay si adag ugu taagan tahay waddada ay ku caawineyso dadaallada dalalka Bariga Afrika iyo Midoga Afrika hoggaaminayaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84999,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-15.webp?fit=800%2C530&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m6W","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84998"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85000,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84998\/revisions\/85000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}