Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84850,"date":"2022-10-23T09:58:44","date_gmt":"2022-10-23T08:58:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84850"},"modified":"2022-10-23T09:58:44","modified_gmt":"2022-10-23T08:58:44","slug":"mudaaharaad-lagu-dalbanayo-in-uk-ay-dib-ugu-biirto-midowga-yurub-oo-london-ka-bilowday-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/23\/mudaaharaad-lagu-dalbanayo-in-uk-ay-dib-ugu-biirto-midowga-yurub-oo-london-ka-bilowday-sawirro\/","title":{"rendered":"Mudaaharaad lagu dalbanayo in UK ay dib ugu biirto Midowga Yurub oo London ka bilowday + Sawirro"},"content":{"rendered":"
(London) 23 Okt 2022<\/strong><\/span> – Kumannaan mudaaharaadayaal ah ayaa saaka socod ku maray bartamaha magaalada \u00a0London<\/a> ee caasimadda ah, iyagoo codsanaya in UK ay dib ugu soo biirto Midowga Yurub.<\/p>\n Mudaaharaadkan oo la magac baxay Dib-u-soo-noqoshada Qaranka ee Maarso (National Rejoin March), oo uu soo qaban-qaabiyeay nin darawal ka ah gawaarida xamuulka qaada oo la yiraahdo Peter Corr, ayaa ay mudaaharaadayaashu socod kasoo bilaabeen Park Lane<\/a> ilaa Barxadda Baarlamaanka.<\/p>\n Ka qaybgalayaashu waxay siteen boorar ay ku qoran yihiin “Brexit<\/a> waligii ma shaqaynayo”, “Si ay biilashu nooga yaraadaan dib ugu biira Midowga Yurub<\/a>” iyo “Waxaan u codaynnay inaan EU kusii jirno”.<\/p>\n Dadka ayaa sitey boorar ay ku qoran yihiin ”aan dib ula midowno EU”, ”Brexit qiime kuma fadhiyo”, ”Brexit UK waa u dhameeyey” iyo ”Aan dib u helno xiddigteenna iwm.”<\/p>\n Boqortooyada Midowday (UK) ayaa waxay ka baxday Midowga Yurub Jannaayo 2020 kaddib aftidii qabsoontay 2016-kii ee Brexit.<\/p>\n Yeelkeede, UK oo ilaa muddadaa maraysa 4 Raysal Wasaare ayaa marka laga soo tago inay gashay xasarad siyaasadeed oo aan dhammaad lahayn waxaa u dheer mid dhaqaale maadaama aysan hadda xaq u lahayn badeecooyinkii sida furan u iman jirey jasiiraddan iyo isu socodkii iska furnaa.<\/p>\n Taasi waxay keentay inay badeecooyinku kacaan iyo inay kala go’do sahayda dukaamadu oo ay iskafaallada qaarkood martaan.<\/p>\n