Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84844,"date":"2022-10-23T09:26:02","date_gmt":"2022-10-23T08:26:02","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84844"},"modified":"2022-10-23T09:33:07","modified_gmt":"2022-10-23T08:33:07","slug":"xog-qadar-oo-doonaysa-inay-bedesho-qaabka-ay-u-wajahayso-df-somalia-maxaa-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/23\/xog-qadar-oo-doonaysa-inay-bedesho-qaabka-ay-u-wajahayso-df-somalia-maxaa-socda\/","title":{"rendered":"XOG: Qadar oo doonaysa inay bedesho qaabka ay u wajahayso DF Somalia (Maxaa socda?)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Okt 2022<\/strong><\/span> – Dowladda Qatar waxay aheyd hal boolihii nidaamkii madaxweyne Farmaajo shantii sano ee uu xilka hayey, balse hadda waxaa laga dheehanayaa inay diyaar u tahay inay la qabsato nidaamka cusub ee ka dhashay Soomaaliya.<\/p>\n

Marka lagu laabto kal xukunkii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh iskuma xumeyn isaga iyo dowladda Qatar. Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Qatar waxay muddo u muuqdeen inay ku luulamayaan arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Xiisaddii Khaliijka ayaana uga sii dartay\u00a0 loolanka labada dal.<\/p>\n

Hadda oo uu dhammaaday khilaafkii Khaliijka waxaa soo shaac baxday inuu hoos u dhacay loolankii dalalkaan ee arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n

Maadaama aan la joogin xilli doorasho labada dalba waxay raadinayaan macaamil dagan oo dhanka Soomaaliya ah. Inuu khilaafkii Carabta dhammaaday faa\u2019iido ayey u tahay Soomaaliya, taasi oo hadda abuureyso la macaamil siman.<\/p>\n

\n
\n

Markii aan gaar u dul istaagno Qatar, dadka arrimaha carabta faaqida waxay qirayaan inuu dalkaan isku diyaarinayo cutubkiisa cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

Qatar waxay dhawaan badashay safiirkeedii Soomaaliya ee waqtiga fog Xasan Bin Xamza, waxayna kusoo beddashay\u00a0Cabdalla Saalim Nasser<\/span>. Waa dhaqan caalami ah in dalka uu badalo safiirkiisa haddii uu isbeddal xukunka dalkaas ka dhaco, uuna talada qabsado maamul cusub oo aan aaminaad badan ku qabin safiirka jooga.<\/p>\n

Safiirka la badalay ee dowladda Qatar ayaa muddo toos ula safnaa madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuu saaxiib la ahaa maamul goboleedyada Farmaajo taageersanaa isagoo maamulada kale u gaabiyey xiriirka, taasoo marar badan lagu dhaleeceeyey safiirka la badalay.<\/p>\n

Isbadalka hoggaanka safaaradda Qatar ku leedahay Soomaaliya waxaa lagu qeexay mid Qatar ku talaaleyso abuurkeeda cusub ee Soomaaliya iyo inay isku diyaarineyso inay la shaqeysato nidaamka madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n

Dowladda Qatar waxay dhawaan casuumtay agaasimaha cusub ee hay\u2019adda sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Mahad Maxamed Salaad, kaasi oo la sheegay inay ka wada hadleen sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen iyadoo aan la eegeyn wixii kala dhaxeeyey agaasinkii hore ee hey\u2019adaas.<\/p>\n

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna la hadal hayaa inuu tagi doono Qatar sida ay wararku sheegayaan, waqtiga booqashadaan weli lama shaacin.<\/p>\n

Xasan Sheekh inuu isku helo Qatar iyo Imaaraadka waxay ka yareyn kartaa loolanka dalalka Carabta wuxuuna heli karaa mashaarici dheeri ah, ayey leeyihiin dadka la socda arrimaha carabta iyo Soomaaliya.<\/p>\n

Dowladda Qatar ayaa dhowr mashruuc ka hirgelisay Soomaaliya muddo xileedkii madaxweyne Farmaajo,\u00a0 waxaana wajigooda cusub uu isna keeni karaa mashaarici kale oo dheeri ah.<\/p>\n

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u muuqda inuu dunida ku wajahayo siyaasad ka qabow tii Farmaajo taasoo dalka usoo jiidi karta inuu helo aaminaad caalami, mashaariic dheeri ah, maalgashui iyo shaqo abuur.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Cabdullaahi Cusmaan Faarax<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku xusan oo qura<\/p>\n

Hadalsam Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Okt 2022 – Dowladda Qatar waxay aheyd hal boolihii nidaamkii madaxweyne Farmaajo shantii sano ee uu xilka hayey, balse hadda waxaa laga dheehanayaa inay diyaar u tahay inay la qabsato nidaamka cusub ee ka dhashay Soomaaliya. Marka lagu laabto kal xukunkii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh iskuma xumeyn isaga iyo dowladda Qatar. Dalalka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84845,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-68.jpg?fit=800%2C448&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m4s","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84844"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84849,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84844\/revisions\/84849"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}