Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84752,"date":"2022-10-20T11:11:40","date_gmt":"2022-10-20T10:11:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84752"},"modified":"2022-10-20T11:11:40","modified_gmt":"2022-10-20T10:11:40","slug":"turkiga-oo-noqday-dalkii-3-aad-ee-muslim-ah-ee-ku-guulaysta-samaynta-gantaalaha-baalistigga-ah-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/20\/turkiga-oo-noqday-dalkii-3-aad-ee-muslim-ah-ee-ku-guulaysta-samaynta-gantaalaha-baalistigga-ah-daawo\/","title":{"rendered":"Turkiga oo noqday dalkii 3-aad ee Muslim ah ee ku guulaysta samaynta gantaalaha baalistigga ah (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 20 Okt 2022<\/strong><\/span> – Turkiga ayaa tijaabiyey gantaal ay maxalli ahaan u sameeyeen, kaasoo ah noocii ugu horreeyey ee gantaalka ballistic-ga ah ee riddada gaaban ee uu dalkaasi sanceeyo iyagoo dul mariyey Badda Madow, sida ay sheegtay warbaahintu.<\/p>\n

Gantaalkan oo lagu magacaabo Tayfun, ayaa waxaa sameeyey Hormuudka Gantaalaha Turkiga ee Roketsan, waxaana laga soo ridey hannaan guurguura oo la dhigay gegida diyaaradaha ee magaalada xeebta Badda Madow ee Rize saacadu markay ahayd 6:50 subaxnimo (3:30 a.m. GMT), sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee gaarka loo leeyahay ee Demir\u00f6ren.<\/p>\n

Gantaalka ayaa duulay 561 kilomitir (350 mayl) kahor inta uusan ku dhicin xeebta dekedda Sinop. In kasta oo aanay weli xaqiijin Hay’adda Wershadaha Difaaca ee SSB.<\/p>\n

Qaab dhismeedka gantaalkan Tayfun ayaa aad ugu shabaha kan gantaalka Bora ee isla Turkiga.<\/p>\n

Turkiga ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxa ay dardargelisey sidii ay isaga fillaan lahayd wax soo saarkeeda difaaca,waxana ay ka waddaa mashaariic kala duwan min laga soo bilaabo taangiyo dagaal oo culus ilaa diyaarad dagaal oo aan cidina wadin.<\/p>\n

Turkiga ayaa helay nidaamka difaaca gantaalaha ee Ruushka ee S-400 sanadkii 2017, iyadoo loosoo daabulay bishii Luulyo 2019-kii, waxayse dhalisay muran taagan oo u dhexeeya Turkiga iyo Maraykanka.<\/p>\n

Turkey ayaa waxay sida ku noqonaysaa dalkii 3-aad ee Muslim ah ee sameeya gantaalaha baalistigga ah kaddib Pakistan iyo Iran.<\/p>\n