Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":84737,"date":"2022-10-20T09:49:09","date_gmt":"2022-10-20T08:49:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84737"},"modified":"2022-10-20T09:49:09","modified_gmt":"2022-10-20T08:49:09","slug":"magaalo-ku-taalla-somalia-oo-ay-ku-riyoodaan-laacibiin-ciyaar-caalami-ah-astaamo-dabiici-ah-oo-ay-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/20\/magaalo-ku-taalla-somalia-oo-ay-ku-riyoodaan-laacibiin-ciyaar-caalami-ah-astaamo-dabiici-ah-oo-ay-leedahay\/","title":{"rendered":"Magaalo ku taalla Somalia oo ay ku riyoodaan laacibiin ciyaar caalami ah (Astaamo dabiici ah oo ay leedahay)"},"content":{"rendered":"
Balse waxay la mid tahay aabiteyda carruurtu ciyaaraan oo weyn, lehna xargo iyo suuman uu qof weyn xiran karo iyo loox loogu tala galay in lagu istaago, kaas oo biyaha dul sabbaynaya.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Ciyaartan ayaa lagu dul ciyaaraa biyaha badda, waxayna u baahan tahay dabayl awood fiican leh si ay u jiiddo aabiteyda, qofka iyo qalabkiisaba. Waa ciyaar damaashaad ah, waxaana laga jecel yahay adduunka oo dhan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxa ay ka mid tahay ciyaaraha sababa in ay aad u safraan dadka ciyaara. Sabatuna waxay tahay, dabayl awood fiican leh iyo meel ku habboon ciyaartan lamaba heli karo mar walba. Waxaa laga shaqeynayaa in Ciyaartan lagu soo daro ciyaaraha olimbikada adduunka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Sideen ku ogaaday in ciyaartan lagu ciyaari karo meel Soomaaliya ka mid ah?<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Waxaan safar shaqo ah ku joogay waddanka Sri Lanka oo ku yaalla koonfurta Aasiya, waa dal jasiirad ah, derisna la ah dalka Hindiya. Hoteel aan degganaa ayaa waxaan kula kulmay nin ka mid ahaa dadkii degganaa hoteelka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Salaan ka dib waxaan is weydiinnay meesha uu qof walba ka yimid. Wuxuu ii sheegay inuu ka yimid Talyaaniga balse uu u badan yahay Aasiya. Anigana waxaan u sheegay in aan ka imid Soomaaliya. Intaas markaan u sheegay buu ninkii is baddalay oo wuxuu muujiyay farxad, wuxuuna ii sheegay in uu raadinayay qof Soomaali ah oo uu la kulmo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Magaciisu waa Stefano Cavallucci. Waa macallin ciyaarta Kitesurfing ka ah, wuxuuna ii sheegay in uu Soomaaliya kor kala socdo xaaladdeeda, wuxuuna ii soo tiriyay magaalooyinka Puntland sida Boosaaso, Caluula, Xaafuun iyo kuwa kale.<\/p>\n<\/div>\n