Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84721,"date":"2022-10-19T09:05:34","date_gmt":"2022-10-19T08:05:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84721"},"modified":"2022-10-19T09:05:34","modified_gmt":"2022-10-19T08:05:34","slug":"shiinaha-oo-bilaabay-inuu-qaato-duuliyeyaasha-ingiriiska-digniin-arrintaa-laga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/19\/shiinaha-oo-bilaabay-inuu-qaato-duuliyeyaasha-ingiriiska-digniin-arrintaa-laga-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo bilaabay inuu qaato duuliyeyaasha Ingiriiska & digniin arrintaa laga soo saaray"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 19 Okt 2022<\/strong><\/span> – Waxa la sheegay in duuliyeyaashii hore ee millatariga Ingiriiska uu Shiinuhu lacag badan ugu carrab laalaadinayo si uu khibraddooda ugu faa\u2019iidaysto milatariga Shiinaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ilaa 30 duuliye oo hore uga tirsanaa milatariga Ingiriiska ayaa u tagay Shiinaha si ay u tababaraan ciidamada dalkaas. Ingiriiska ayaa haatan soo saaray digniin ka soo baxday sirdoonka dalkaas oo duuliyeyaasha looga digayo in ay u shaqo tagaan milateriga Shiinaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Saraakiil reer Galbeed ah ayaa sheegay in ay socdeen, ayna sii badanayaan isku dayada lagu kaxaysanayo duuliyeyaasha.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegay in tababarrada duuliyeyaasha la shaqaalaysiinayo aanay xadgudub ku ahayn sharciga Ingiriiska u yaalla laakiin, Ingiiirka iyo dalalka kale ay isku dayeyaan in ay howlahaas joojiyaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cWaa shaqo macaash badan ay ku helayaan dadka la qaadanayo,\u201d ayuu yidhi sarkaal reer Galbeed ah oo hadlay. Wuxuu intaa ku daray in \u201clacagtu ay tahay waxa ugu weyn ee dadkaas lagu duufsanayo.\u201d Mushaarka loo soo bandhigo ayaa loo malaynayaa in uu gaadhayo ilaa \u00a3237,911 oo u dhiganta $270,000.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Duuliyeyaashaa shaqada ka fadhiistay ayaa loo qaadanayaa in ay ka caawiyaan fahamka qaabka diyaaradaha iyo duuliyeyaasha reer Galbeedku u shaqeeyaan, xogtaas oo muhiim noqon karta haddii uu dagaal meel un ka qarxo, sida Taiwan oo kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Afhayeen u hadlay Raysul wasaare Liz Truss ayaa sheegay in ay xukuumaddu qaadayso \u201ctallaabooyin go\u2019aan lagu gaadhayo\u201d sidii loo joojin lahaa duufsiga duuliyeyaashaas, loona \u201cilaalin lahaa nabadgelyada qaranka\u201d.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ma jirto wax caddayn ah oo loo hayo in ay duuliyeyaashu ku xadgudbeen xeerka ilaalinta sirta dowladda ama ay galeen wax fal dembiyeed ah. Ujeeddada digniintan ayaase ah in la isku dayayo in la joojiyo qorshahan iyo in shaqaalaha haatan ka tirsan ciidamada iyo dalalka Ingiriiska ay saaxiibka yihiin uu waajib ka saaran yahay ilaalinta xogta mudan in aan la shaacin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cWaxaan qaadaynaa tallaabooyin lagu go\u2019aaminayo in la joojiyo shaqaalaysiinta Shiinaha iyo isku dayada lagu doonayo in lagu duufsado duuliyeyaashii hore iyo kuwa haatan shaqeeya ee ciidanka Ingiriiska, si ay u tababaraan ciidamada Shiinaha,\u201d ayuu yidhi afhayeenka wasaaradda gaashaandhiggu.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cDhamaan duuliyeyaasha haatan shaqeeya iyo kuwa ka fadhiistayba wuxuu waajib ka saaran yahay ilaalinta xogta mudan in aan la shaacin, waxaan sidoo kale dib u eegaynaa sir ahaanshaha qandaraasyada iyo xeerarka waajibinaya in aanu qofku ku qasbanayn inuu shaaciyo xogta qandaraasyada, gaar ahaan wixii saameeya arrimaha gaashaandhigga, halka sidoo kale xeerka cusub ee nabadgelyada qaranka ay ku jiri doonaan faqrado dheeraad ah oo wax lagaga qabanayo caqabadaha horta leh ee haatan soo baxay ee arintan ay ka midka tahay.\u201d<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Okt 2022 – Waxa la sheegay in duuliyeyaashii hore ee millatariga Ingiriiska uu Shiinuhu lacag badan ugu carrab laalaadinayo si uu khibraddooda ugu faa\u2019iidaysto milatariga Shiinaha. Ilaa 30 duuliye oo hore uga tirsanaa milatariga Ingiriiska ayaa u tagay Shiinaha si ay u tababaraan ciidamada dalkaas. Ingiriiska ayaa haatan soo saaray digniin ka soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84722,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-11.webp?fit=1558%2C920&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m2t","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84723,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84721\/revisions\/84723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}