Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84630,"date":"2022-10-16T18:20:38","date_gmt":"2022-10-16T17:20:38","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84630"},"modified":"2022-10-16T18:20:38","modified_gmt":"2022-10-16T17:20:38","slug":"xaafaddee-ayuu-nuur-amiin-muqdisho-ka-deganaa-wax-kasta-oo-ku-saabsan-xirfaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/16\/xaafaddee-ayuu-nuur-amiin-muqdisho-ka-deganaa-wax-kasta-oo-ku-saabsan-xirfaddiisa\/","title":{"rendered":"Xaafaddee ayuu Nuur Amiin Muqdisho ka deganaa (Wax kasta oo ku saabsan xirfaddiisa)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Okt 2022<\/strong><\/span> – Waxaan halkan idinkula wadaagaya qeybtii koowaad wareysi aan magaalada Addisababa kula yeeshay macalin Nuur Amiin sanadkii 2003 dii. Waraysi; Qaybtii 1-aad.<\/p>\n

Nuur Maxamed Amiin, waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1960-kii, isagoo da’yaraan ku billaabay ciyaarta kubadda cagta oo uu carruurnimadii xiiseyn jiray.<\/p>\n

Degmada Hodan oo uu ku barbaaray waxna ku bartay ayuu ciyaaraha kala kowsaday, si gaar ah xaafaddiisii Siigaale.<\/p>\n

Wargeyska Laacib Sports ayaa 24 kii bishan Oktoobar, 2003-da kula kulmay Nuur Amiin magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaasoo uu laacibkan Soomaaliyeed muddo badan ku nool yahay.<\/p>\n

Nuur Amiin waxaa uu sanadkii 1976 dii ku biiray naadigii madbacadda Qaran ee NBC isaga oo u ciyaaray tan iyo burburkii dowladdii dhexe 1991-kii.<\/p>\n

Naadiga NBC oo uu ka mid ahaa ciyaartooydii lagu aas aasay ayaan weydiiyey,haddii uu xasuusto, inta horyaal ee uu la qaaday.?<\/p>\n

“Waa badanyihiin waxaana ka mid ah horyaalladii uu naadigeennu ku guuleystay kuwii la qabtay sanadihii 1983, 1984, 1986, 1987, 1988-1989″ ayuu si xamaasad leh u yiri Nuur Amiin oo intaas raaciyey ” sidoo kale naadigeenii Madbacaddu wuxuu sanadkii 1980 kii qaaday koobkii Jeneraal Daa’uud iyo 3 koob oo kale oo ay dhigtay hay’adda Qaramada midoobay beeraha u qaabilsan ee FAO. Saddexba waxaan kaga adkaanay naadigii Munashiibiyo ama Muqdisho sanadkii 1977-kii.”<\/p>\n

Sanadkii 1977-kii ayuu Nuur Amiin ka mid noqday Junyarka qaranka isagoo sanadkii kaas ku xigayna si rasmi ah uga mid noqday xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya, iyadoo ay layaab ahayd in kaligii uu kooxdiisii madbacadda laga qaato si uu qaranka ugu safto.<\/p>\n

Nuur Maxamed Amiin oo aan waydiiyey goortii ugu horreysay ee uu dalka dibaddiisa ciyaar u aado ayaa ku jawaabay “waxay ahayd sanadkii 1978-kii markii iigu horreysay oo aan dibadda ciyaar uga qeybgalo.<\/p>\n

Ciyaar qayb ka ahayd ciyaaraha Qaramada Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaan dalka Malawi kula dheelnay qaranka Uganda oo aan bareejo 2-2 ah isla dhaafi weynay”.<\/p>\n

Ciyaartii labaad ee uu qaranka u safto waxay sanadkii 1979-kii garoonka Muqdisho Stadium ku dhex martay qaramada Sudan iyo Soomaaliya, ciyaar qeyb ka ahayd ciyaaraha dalalka Carabta.<\/p>\n

“Soomaaliya ayaa markaas usoo gudubtay Final-ka, waxaana ku faraxsanahay in goolkii ay Soomaaliya wareegga ugu dambeeya ku timid inaan anigu dhaliyey” ayuu yiri Nuur Amiin oo intaas raaciyey in koobkaas Carabta uu ku guuleystay dalka Ciraaq.<\/p>\n

La soco qeyb kale berri….<\/p>\n

Waxaa diyaariyey:<\/strong> Qaasim Cabdulle Xuseen (Nero).<\/p>\n

FG:<\/strong> Macalin Nuur Amiin shalay ayuu ku guuleystay in xulka Qaranka ee U-17 ka dalkeena ay qaadaan koobka qaramada da’yarta Bariga iyo Bartamaha Afrika, ciyaar ay Soomaaliya kaga adkaatay qaranka Suudaanta Koonfureed.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Okt 2022 – Waxaan halkan idinkula wadaagaya qeybtii koowaad wareysi aan magaalada Addisababa kula yeeshay macalin Nuur Amiin sanadkii 2003 dii. Waraysi; Qaybtii 1-aad. Nuur Maxamed Amiin, waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanadkii 1960-kii, isagoo da’yaraan ku billaabay ciyaarta kubadda cagta oo uu carruurnimadii xiiseyn jiray. Degmada Hodan oo uu ku barbaaray […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84631,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[2,17,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/FB_IMG_1665940391990.jpg?fit=1080%2C1037&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m10","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84630"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84632,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84630\/revisions\/84632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}