Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84596,"date":"2022-10-16T09:00:05","date_gmt":"2022-10-16T08:00:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84596"},"modified":"2022-10-16T09:05:58","modified_gmt":"2022-10-16T08:05:58","slug":"waxay-dhimatay-annaga-oo-aan-waxba-u-tari-karin-cudur-halis-ah-oo-ubadka-muqdisho-dalkaba-kusoo-kordhaya-dhacdo-dhab-ah-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/16\/waxay-dhimatay-annaga-oo-aan-waxba-u-tari-karin-cudur-halis-ah-oo-ubadka-muqdisho-dalkaba-kusoo-kordhaya-dhacdo-dhab-ah-2\/","title":{"rendered":"\u201cWaxay dhimatay annaga oo aan waxba u tari karin\u201d \u2013 Cudur halis ah oo ubadka Muqdisho & dalkaba kusoo kordhaya (Qaybtii 2-aad)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 16 Okt 2022<\/strong><\/span> \u2013 BARAARUG: Maxaan ka bartay Geeridii Yalmaas? Xaaladaha caafimaad-darro kuwooda ugu saameynta ballaarani waa markii laguu sheego in dalkaagii hooyo aan waxba laguugu qaban karin adigoo markii horeba aan cago badan ku taagneyn oo hardanka nolol-maalmeedka ka badin la’ mark\u00e0soo kalena waxaad u baahan tahay cid ku gacan qabata oo duruufta kula qeybsata. Halkan ka eeg qaybtii hore….<\/strong><\/a><\/p>\n

Haddaba markii aan qoys ahaan u nuglaanay xaaladaas oo kale ayaa dadaal aan sameeyey waxaan kusoo ogaaday iney jiraan dad kooban oo u istaagay caawinta dadka la dhibaateysan kiisaska caafimaad ee daryeel dibadda ah u baahan sida kii Yalmaas oo kale ee Wadnaha Duleelay.<\/p>\n

Hase yeeshee arrinta muhiimka ah ee aan soo helay ayaa waxey tahay in Wasaaradda Caafimaadka DF ay si aan shaac-baxsaneyn xudun ugu tahay howshaasi, waayo shaqsiyaadka u istaagay caawinta dadka aan xaaladahooda caafimaad dalka waxba looga qaban karin waxey xaqiijinta kiiska iyo fududeynta dhoofka dadkaasi usoo maraan Wasaaradda Caafimaadka hadana ma jirto cid maanta ka warqabta, tusaale ahaan sarkaal ka tirsan Wasaaradaasi ayaa ii sheegay in qaliinnada Wadnaha ee deg-degga ah ay ugu talo-galeen iney ka fuliyaan cusbitaal ku yaalla dalka Suudaan, halka kuwa iska caadiga ahna ay ka fuliyaan dalka Talyaaniga, hadana wax shaac baxsan ma ahan oo dad badan ayaa u dhibaatoonaya.<\/p>\n

Haddaba si caqabadaasi dahsoon looga gudbo waxaa ila haboon in ay Wasaaradu sameyso laan si gaar ah ugu taagan fududeynta mashaariicdaasi si ay bulshada u helaan meel ay wax ugu hagaagaan isla markaasna u fududeeya dukumiintiyada la xiriira badbaadinta muwaadinka Soomaaliga ah ee u geeriyoonaya daryeel la’aanta caafimaad ama kuwa haatanba la dhibaateysan, sida aabahan lagu magacaabo Abdirahman Yusuf Osman<\/span><\/a> oo markii aan qormadan billaabay ila soo xiriiray, wuxuuna ii sheegay inay gabadhiisu halis caafimaad darro haysato cid uga garaabtana uu la’ yahay isagoo aan awoodin dhaqaalihii uu gabdhiisa daryeel ugu raadin lahaa.<\/p>\n

Qorshaha kale ee furan ayaa ah in la sameyn karo shirkad Caymis oo dhanka caafimaadka ah taasoo sugnaanshaheeda ay dowladda leedahay siduu ii sh\u00e8egay aqoonyahan Soomaaliyeed oo dalka dibadiisa ku nool.<\/p>\n

Qeybtan waxaan kusoo gabagabeynayaa in ay shirkadda Hormuud Foundation<\/span><\/a> door lixaad leh ku leedahay caawinta dadka la dhibaateysan xaaladaha Caafimaad kuwaasoo dad badan gacan siiyey, balse haaddii la mideeyo oo hal cudud laga dhigo hay’adaha iyo shaqsiyaadka u taagan caawinta dadka xanuunada la dhibaateysan oo Wasaaradda Caafimaadka lagu daray waxaan hubaa in muwaadiniin badan ay badbaado heli lahayd, Alle ayaa badbaadada hayee.<\/p>\n

Qeybta ugu dambeysa ee berri haddii uu Eebbe idmo waxaan ku eegi doono doorka Warbaahinta ee ka qeyb qaadashada caawinta dadka xaaladahooda caafimaad aan dalka waxba looga qaban karin iyo soo bandhigidda halista caafimaad-darro ee dalka ka jirta.<\/p>\n

W; Q:<\/strong>\u00a0Max\u2019ed Abuukar Ma\u2019da, aabbaha Yalmaas Yariisey.<\/p>\n

Hadalsame\u00a0Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 16 Okt 2022 \u2013 BARAARUG: Maxaan ka bartay Geeridii Yalmaas? Xaaladaha caafimaad-darro kuwooda ugu saameynta ballaarani waa markii laguu sheego in dalkaagii hooyo aan waxba laguugu qaban karin adigoo markii horeba aan cago badan ku taagneyn oo hardanka nolol-maalmeedka ka badin la’ mark\u00e0soo kalena waxaad u baahan tahay cid ku gacan qabata oo duruufta […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84597,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Namnlos-17.png?fit=980%2C616&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-m0s","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84596"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84596"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84600,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84596\/revisions\/84600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}