Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84331,"date":"2022-10-08T19:51:26","date_gmt":"2022-10-08T18:51:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84331"},"modified":"2022-10-08T19:51:26","modified_gmt":"2022-10-08T18:51:26","slug":"dal-ka-dul-shaxay-maraykanka-ruushka-faaiido-aan-caadi-ahayn-oo-uu-ka-helo-gaas-ay-dalalkani-leeyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/08\/dal-ka-dul-shaxay-maraykanka-ruushka-faaiido-aan-caadi-ahayn-oo-uu-ka-helo-gaas-ay-dalalkani-leeyihiin\/","title":{"rendered":"Dal ka dul shaxay Maraykanka & Ruushka (Faa’iido aan caadi ahayn oo uu ka helo gaas ay dalalkani leeyihiin"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 07 Okt 2022<\/strong><\/span> – Shiinaha ayaa bilaabay inuu ka dhex faa’iidaysto Maraykanka iyo Ruushka isagoo dib u iibinaya gaaska dabiiciga ah ee Maraykanka iyo Ruushka (LNG) iyaga oo baahida tamarta ee kordhaysa ee dowladaha Yurub faa’iido badan ka helaya, sida uu qorayo wargayska Wall Street Journal.<\/p>\n

Dalkan oo mar ahaa soo degsadaha ugu wayn ee gaaska dabiiciga ah ee LNG, Shiinuhu hadda wuxuu noqdat dhoofiye baaxad leh.<\/p>\n

Maaddaama baahida gudaha ee tamartu ay hoos u dhacday bilihii la soo dhaafay, Shiinuhu wuxuu bilaabay inuu dib u iibiyo gaaska LNG weliba uu si xad-dhaaf ah u galo suuqyada adduunka, iyadoo Yurub, Japan iyo Koonfurta Kuuriya ay ka mid yihiin iibsadayaasha muhimka ah.<\/p>\n

Iyagoo ka faa’iidaysanaya qiimaha jaban ee qandaraasyada muddada dheer ku salaysan ee ay ku helayaan gaaska, shirkadaha tamarta Shiinuhu waxay ka faashlaynayaan gaaska Maraykanka oo ay kasii iibinayaan Yurub, iyagoo ka helaya “boqollaal milyan oo Doollar halkii markab”.<\/p>\n

Balse, ma aha oo kaliya in gaaska Maraykanka ay iibinayso Beijing, sanadkan Shiinaha ayaa sidoo kale Ruushka kasoo dhoofsaday ku dhowaad \u200b\u200b30% gaas ka badan kii hore oo ka yimid Ruushka, kaasoo ay ku heleen qiimo dhimis wayn, sida wargaysku qoray, isagoo tixraacaya xogaha shixnadaha maraakiibta.<\/p>\n

Gaaska Shiinuhu kasoo degsado Ruushka ayaa kor u kacay bishii Agoosto isagoo gaarey heerkii ugu sarreeyey muddo ugu yaraan laba sano ah, waxaana u dalban gaas kale oo Ruushka ka imanaya ilaa Diseembar oo ay ka dalbadeen shirkadda Sakhalin-2 LNG bishii Sebt.<\/p>\n

Xilli sahayda gaaska ee ka imanaysa Ruushka ee Yurub ay hoos uga dhacday 40% oo ay gaartey ilaa 9%, ayay kordhaysaa soo dejinta shidaalka gaaska laga keenayo meelaha kale ee EU-da ilaa 60% sannad kasta, inkasta oo uu aad uga qaalisan yahay gaaska Ruushka ee lagu keeno dhuumaha caadiga ah.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 07 Okt 2022 – Shiinaha ayaa bilaabay inuu ka dhex faa’iidaysto Maraykanka iyo Ruushka isagoo dib u iibinaya gaaska dabiiciga ah ee Maraykanka iyo Ruushka (LNG) iyaga oo baahida tamarta ee kordhaysa ee dowladaha Yurub faa’iido badan ka helaya, sida uu qorayo wargayska Wall Street Journal. Dalkan oo mar ahaa soo degsadaha ugu wayn […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84332,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/633c622a85f5405ed67e9106.jpg?fit=980%2C551&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lWb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84331"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84333,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84331\/revisions\/84333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}