Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84287,"date":"2022-10-06T19:48:57","date_gmt":"2022-10-06T18:48:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84287"},"modified":"2022-10-06T19:48:57","modified_gmt":"2022-10-06T18:48:57","slug":"warbaahin-caalami-ah-oo-qortay-codsi-naadir-ah-oo-uu-mw-xasan-sheekh-turkiga-u-jeediyey-oo-ay-ka-aqbaleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/06\/warbaahin-caalami-ah-oo-qortay-codsi-naadir-ah-oo-uu-mw-xasan-sheekh-turkiga-u-jeediyey-oo-ay-ka-aqbaleen\/","title":{"rendered":"Warbaahin caalami ah oo qortay codsi naadir ah oo uu MW Xasan Sheekh Turkiga u jeediyey oo ay ka aqbaleen"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Okt 2022<\/strong><\/span> – Diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee laga leeyahay dhanka dalka Turkiga ayaa ku biirtay weerarrada ka dhanka ah kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab, taasoo ah arrin ay falanqeeyayaasha Soomaalida ee ammaanka lafa-gura u arkeen mid muhiimad gaar ah u leh dagaalka.<\/p>\n

Soomaaliya ayaa 10-kii sano ee la soo dhaafay waxa ay Turkiga la wadaagaysey iskaashi millateri oo qoto dheer. Marka la eego aragtida falanqeeyayaasha, tillaabadan cusub ee Ankara ayaa loo arkaa mid wax wayn ka tari doonta dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab, sida uu qorayo MEE.<\/p>\n

“Turkigu waxa uu si wayn uga qaybqaatay arrimaha amniga iyo bini’aadminnimada Soomaaliya, laakiin [keenidda diyaaradaha aan duuliyaha lahayni] waa mid cusub,” ayuu yiri Cabdisalaan Guleed, oo ah falanqeeye dhanka ammaanka ah, ahaana ku xigeenkii hore ee sirdoonka Soomaaliya oo la hadlay Middle East Eye.<\/p>\n

\u201cWaxaan fahamsan ahay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay dalka ku sugnaayeen muddo, laakiin booqashadiisii Ankara, Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka codsaday Dowladda Turkiga inay ku taageerto dadaallada ka dhanka ah mintidiinta dhanka millateriga, balse si ka duwan sidii hore, taas ayay noqon kartaa sababtu,\u201d ayuu raaciyey Guuleed, isaga oo intaa ku daray in uu rumaysan yahay in ku lug lahaanshaha Turkigu ay noqon doonto mid aad uga muhiimsan tan Maraykanka marka la eego joogitaanka xooggan ee ciidamada Ankara ee dalka.<\/p>\n

“Doorka ay Ankara ku leedahay Soomaaliya, Galbeedka Afrika iyo, dhowaanahan, ka qaybgalka millateri ee Liibiya, waxay si cad u muujinaysaa in Turkigu doonayo inuu ballaariyo saamaynta uu ku leeyahay qaaradda.” ayuu yiri Ibrahim Bachir Abdoulaye, oo ah cilmi-baare u dhuun-daloola xiriirka Turkiga iyo Afrika kana tirsan Jaamacadda Bayreuth ee Jarmanka oo isna la hadlay MEE Oktoobar 2021<\/a>.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Okt 2022 – Diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB2 ee laga leeyahay dhanka dalka Turkiga ayaa ku biirtay weerarrada ka dhanka ah kooxda xagjirka ah ee Al-Shabaab, taasoo ah arrin ay falanqeeyayaasha Soomaalida ee ammaanka lafa-gura u arkeen mid muhiimad gaar ah u leh dagaalka. Soomaaliya ayaa 10-kii sano ee la soo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84288,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-36-scaled.jpg?fit=2560%2C1789&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lVt","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84287"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84289,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84287\/revisions\/84289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84288"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}