Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84251,"date":"2022-10-06T12:19:09","date_gmt":"2022-10-06T11:19:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84251"},"modified":"2022-10-06T12:19:09","modified_gmt":"2022-10-06T11:19:09","slug":"waa-goaan-maangaabnimo-ah-oo-ruushka-u-hiillinaya-maraykanka-oo-furka-ku-xooray-dalal-sucuudiga-opec-sucuudiga-oo-jawaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/06\/waa-goaan-maangaabnimo-ah-oo-ruushka-u-hiillinaya-maraykanka-oo-furka-ku-xooray-dalal-sucuudiga-opec-sucuudiga-oo-jawaabey\/","title":{"rendered":"”Waa go’aan maangaabnimo ah oo Ruushka u hiillinaya” – Maraykanka oo furka ku xooray dalal Sucuudiga & OPEC (Sucuudiga oo jawaabey)"},"content":{"rendered":"
(Viena) 06 Okt 2022<\/strong> <\/span>– Hogaamiyayaasha OPEC ayaa arbacadii diidey hadallada sheegaya inay hub ahaan u adeegsanayaan tamarta, iyadoo ay Washington ku eedeysay ururka inuu “la safan yahay Ruushka.”<\/p>\n Kooxda OPEC + ayaa ku dhawaaqday inay dhimayso wax soo saarka shidaalka laga bilaabo Nofeembar, si ay wax uga qabato hubanti la’aanta tamarta ee suuqyada adduunka.<\/p>\n “Tamarta miyaad hub ahaan isticmaalaysaan?” ayuu Hadley Gamble oo ka tirsan CNBC waydiiyey Wasiirka Tamarta ee Sacuudi Carabiya, Amiir Abdulaziz bin Salman, oo shir jaraa’id ku qabtay Vienna, Arbacadii.<\/p>\n “Waa su’aal daandaansi badani ku jiro\u2026 oo aan ku faraxsan ahay inaan ka jawaabo, Hadley,” ayuu ku jawaabey Amiir Abdulaziz isagoo su’aasha ku celinaya oo leh. ”I tus meeday falka dagaalku?”<\/p>\n Meesha ay qayladu ka imanaysaa waa in OPEC laga yaabo inay dhinto wax soo saarkeeda oo hadda ah ay dhimaan 500,000 kaasoo ay gaynayso ilaa2 milyan oo fuusto maalintii,una dhiganta 2% baahida adduunka. Waa dhimistii ugu waynayd tan iyo 2020-kii, markii uu Covid-19 dhulka geliyey baahida saliidda adduunka oo dhan.<\/p>\n “Waa iska cadahay in OPEC + ay la jaanqaadeyso Ruushka marka la eego ku dhawaaqisteeda maanta,” ayay ku eedeeysay Xoghayaha Warfaafinta Aqalka Cad, Karine Jean-Pierre oo saxafiyiinta kula hadashay hawada iyadoo saaran Air Force One.<\/p>\n