Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":84245,"date":"2022-10-06T07:46:56","date_gmt":"2022-10-06T06:46:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84245"},"modified":"2022-10-06T07:46:56","modified_gmt":"2022-10-06T06:46:56","slug":"wiilkii-goolka-ka-dhaliyey-itoobiya-oo-ka-hadlay-arrimo-badan-kulanka-tanzania-oo-uu-seegi-karo-dhibic-qura-ayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/06\/wiilkii-goolka-ka-dhaliyey-itoobiya-oo-ka-hadlay-arrimo-badan-kulanka-tanzania-oo-uu-seegi-karo-dhibic-qura-ayaa\/","title":{"rendered":"Wiilkii goolka ka dhaliyey Itoobiya oo ka hadlay arrimo badan & Kulanka Tanzania oo uu seegi karo (Dhibic qura ayaa..)"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 06 Okt 2022<\/strong> <\/span>– Haddii aad tahay dadka la socda ciyaaraha ama hadal-heynta baraha bulshada Soomaalida, waa hubaal inaad maqashay magaca ciyaartoyga Cabdixafiid Maxamed ama aad aragtay sawirradiisa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Kooxda xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa Isniintii guul darro 1-0 ah u saarisay xulka dhiggooda ah ee dalka Itoobiya. Goolka guusha waxaa dhaliyay Cabdi Xafiid Maxamed oo lagu naaneyso “Xaafid Januzaj”.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wiilkan dhallinyarada ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay si weyn looga hadal-hayay baraha bulshada ee Soomaalida, oo dad badan ay ku bogaadinayeen isaga iyo ciyaartoyda kale ee guusha soo hooyey.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wareysi gaar ah oo uu Cabdi Xafiid siiyay BBC-da ayuu ku sheegay in uu ka shaqeynayo sidii uu waddanka ugu noqon lahaa isagoo kusoo guuleystay tartanka ay usoo baxeen.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Tartankan ay isku arkeen Soomaaliya iyo Itoobiya waxaa “Afcon Under 17 cup of Nations”, waxaana loo qabtaa dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Taariikh ahaan ka qeyb-galkiisa Soomaaliya waxaa ugu dambeysay 2018-kii, sida uu BBC-da u sheegay Cabdullaahi Maxamuud Xirsi, oo qaabilsan horumarinta dhallinyarada ciyaartoyda ah ee xulka qaranka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Soomaaliya, Itoobiya iyo Tanzania ayaa ku wada jira hal qeyb oo ay dhammaantood isku wada arkayaan. Guud ahaan tartankan waxaa ku jira lix kooxood.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ciyaarta xigta ee Soomaaliya sugeysa waxa ay kula ballansan tahay Tanzania oo ay barbarro oo qura uga baahan tahay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tababaraha xulka qaranka Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa noo sheegay in kaddib guushii ay Itoobiya ka gaareen ay hadda u harsan yihiin saddex kulan oo ka xiga in ay koobka ku guuleystaan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Macallin Nuur Maxamed Amiin ayaa sheegay in uu rajo aad u fiican qabo, uuna ku kalsoonyahay ciyaartoyda da’da yar ee uu wato.<\/p>\n<\/div>\n