Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84204,"date":"2022-10-05T10:33:27","date_gmt":"2022-10-05T09:33:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84204"},"modified":"2022-10-05T10:33:27","modified_gmt":"2022-10-05T09:33:27","slug":"inta-dileen-ayay-deeto-maydkeedii-xadeen-farriintii-ugu-dambaysey-maxay-ku-sheegtay-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/05\/inta-dileen-ayay-deeto-maydkeedii-xadeen-farriintii-ugu-dambaysey-maxay-ku-sheegtay-sababta\/","title":{"rendered":"Inta dileen ayay deeto maydkeedii xadeen (Farriintii ugu dambaysey maxay ku sheegtay + Sababta?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 05 Okt 2022<\/strong> <\/span>– Ciidamada ammaanka ee Iiraan ayaa waxa ay xadeen maydka gabar 16-jir ahayd oo dibadbaxaysay, waxaana ay si qarsoodi ah ugu aaseen meel tuulo ah, sid ay laanta afka Persian-ka ee BBC-da u sheegeen ilo-wareedyo ka agdhow qoyskeeda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qoyska ayaa waxa ay qorshaysteen inay Isniintii aasaan maydka Nika Shakarami, hase yeeshee, maydkii ayaa laga qaaday kaddibna waxaa lagu aasay tuulo 40km u jirta meesha ay ku nool yihiin, ilo-wareedka ayaa sidaas sheegay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Nika ayaa la la\u2019aa muddo 10 maalin kaddib markii ay ka qayb qaadatay dibadbax ka dhacay Tehraan 20-kii Sebtembar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Farriintii ugu dambaysey ee ay u dirto qof ay saaxiibbo ahaayeen ayaa waxa ay ku sheegtay inay eryanayaan ciidamada ammaanka, eeddadeed ayaa sidaas u sheegtay BBC Persian.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

Qoyska Nika ayaa ugu dambayntii waxa ay maydkeeda ka heleen goob la dhigo maydadka oo ku taalla xarun dadka lagu xiro oo magaalada caasimadda ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cMarkii aynu damacnay inaan aqoonsanno, nooma aanay oggolaan inaan jirkeeda oo dhan aragno, wajiga oo kaliya ayay daqiiqado yar noo oggolaadeen,\u201d ayay tiri Atash Shakarami, oo eeddo u ah Nika.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qoyska Nika ayaa maydkeeda waxa ay Isniintii u gudbiyeen magaalada uu aabbaheed deggan yahay ee Khorramabad ee galbeedka dalkaas \u2013 maalintaas oo ay u dabaaldegi laheyd sanadguurada 17-aad ee ka soo wareegatay dhalashadeeda.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Qabri\"<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>BBC PERSIAN SOURCE<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Boqollaal dibadbaxayaal ah ayaa waxa ay isugu soo baxeen xabaasha Khorramabad, waxaana ay ku qaylinayeen erayo ka dhan ah dowladfa oo ay ku jiraan \u201cha dhinto kaligii-taliyaha\u201d \u2013 iyagoo ula jeeday hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Aayaatullaahi Khamenei.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Atash oo sawirka Nika soo dhigtay baraha ay bulshada ku xiriirto ayaa la xiray Axaddii markii ciidamada ammaanku ay galeen gurigeeda, ilo-wareed ayaa sidaas sheegay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ciidamada ammaanka ayaa ku hanjabay inay dili doonaan Atash haddii qof ka mid ah qoyska uu ka qeybqaato dibadbaxyada, ilo-wareedka ayaa intaas ku daray.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mas\u2019uuliyiinta ayaa lagu yaqaan inay maydadka dibadbaxayaasha u adeegsadaan hab gorgortan ah oo ay ku aamusiinayaan qoysaska dhibbaneyaasha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hadis Najafi, oo aheyd 22-jir ka dibadbaxaysay ayaa 21-kii Sebteembar waxaa toogasho ku dilay ciidamada ammaanka ee degmada Karaj ee u dhow magaalada Tehran, tanina waa hal tusaale oo kaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Gabdhaha la dhashay Hadis ayaa sheegaya in madaxa iyo qoorta rasaas looga dhuftay, sidoo kalena fargan lagu dhuftay. Labo sawir oo maydkeeda laga qaaday ayaa muujinaya dhaawacyo uu farganka u gaystay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

\u201cMaydka ayay haysteen muddo labo maalin ah, iyagoo waydiistay gabadha aabbaheed inuu dhaho waxa ay u dhimatay wadnaha oo istaagay kaddib markii ay cabsatay,\u201d labo il-wareed oo ka agdhow qoyska ayaa sidaas u sheegay BBC Persian.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muuqaalkii ugu dambeeyay ee ay Hadis u dirto saaxiibbadeed, oo ay heshay laanta afka Persian-ka ee BBC-da, ayay ku sheegtay: \u201cWaxaan rajaynayaa sanado kooban kaddib markaan dib u milicsado xaaladda, inaan ku farxi doono in wax walba ay dhinaca wanaagsan isu beddeleen.\u201d<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Okt 2022 – Ciidamada ammaanka ee Iiraan ayaa waxa ay xadeen maydka gabar 16-jir ahayd oo dibadbaxaysay, waxaana ay si qarsoodi ah ugu aaseen meel tuulo ah, sid ay laanta afka Persian-ka ee BBC-da u sheegeen ilo-wareedyo ka agdhow qoyskeeda. Qoyska ayaa waxa ay qorshaysteen inay Isniintii aasaan maydka Nika Shakarami, hase yeeshee, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84206,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-19.jpg?fit=1024%2C576&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lU8","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84204"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84204"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84208,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84204\/revisions\/84208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}