Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":84149,"date":"2022-10-04T10:04:48","date_gmt":"2022-10-04T09:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84149"},"modified":"2022-10-04T10:04:48","modified_gmt":"2022-10-04T09:04:48","slug":"5-hab-dhaqan-oo-haddii-la-joogteeyo-kaa-caawin-kara-kahortagga-wadne-xanuunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/04\/5-hab-dhaqan-oo-haddii-la-joogteeyo-kaa-caawin-kara-kahortagga-wadne-xanuunka\/","title":{"rendered":"5 hab-dhaqan oo haddii la joogteeyo kaa caawin kara kahortagga wadne xanuunka"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 04 Okt 2022<\/strong><\/span> – Dhaqaatiirta ayaaa aminsan in walaaca uu aad sameeyo wadnaha taasi oo horseedi karta in dhibaatooyin caafimaad oo aad u daran ay soo wajahaan qofka, sida faaligga iyo dhiig karka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Cilmi-baaris la daabacay sannadihii ugu dambeeyay waxay muujineysaa sida walaaca uu saameyn toos ah ugu leeyaha \u00a0wadnaha.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Warka wanaagsan ayaa ah in qaar badan oo ka mid ah kiisaskan laga hortagi karo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhakhaatiirta wadnaha oo ay wareysatay BBC-da ayaa sheegay in maareynta walaaca, hurdada wanaagsan, jimicsiga \u00a0iyo u fiirsashada calaamadaha wadne xanuunka ay yihiin tallaabooyinka looga hortagi karii in dhaawac uu soo gaaro wadnaha.<\/p>\n<\/div>\n<\/section>\n
\n
Dr. Roberta Saretta, oo ah madaxa Xarunta Wadnaha ee Isbitaalka S\u00edrio-Liban\u00eas, ee magaalada S\u00e3o Paulo ee dalka Braziil ayaa sharraxaysa in mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee maaraynta walaaca ay sabab u tahay xaqiiqda ah in aanay suurtagal ahayn in si dhab ah loo cabbiro ilaa xad inta uu saameynta ku yeelankrto wadnaha.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Khubarada caafimaadka wadnaha ayaa BBC-da u sheegay in ay jiraan shan arrimood oo qofka ka caawin kara inuu wanaagsanaado caafimaadka wadnihiisa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
1- Xakameynta Welwelka<\/h2>\n<\/div>\n
\n
“Ugu horreyntii, waa inaan kala saarnaa waxyaabaha aan wax ka qaban karno\u00a0 iyo kuwa aynaan waxba ka qaban karin, kaddib waxaan diiradda saari karnaa waxa la beddeli karo,\u201d ayuu yiri Agnaldo Piscopo, oo ah khabiirka ku takhasusay arrimaha wadnaha.<\/p>\n<\/div>\n