Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84145,"date":"2022-10-04T09:27:01","date_gmt":"2022-10-04T08:27:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84145"},"modified":"2022-10-04T09:27:25","modified_gmt":"2022-10-04T08:27:25","slug":"siyaasi-farta-ku-fiiqay-laba-sababood-oo-waawayn-oo-sahlay-qaraxyadii-beledwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/04\/siyaasi-farta-ku-fiiqay-laba-sababood-oo-waawayn-oo-sahlay-qaraxyadii-beledwayne\/","title":{"rendered":"Siyaasi farta ku fiiqay laba sababood oo waawayn oo sahlay qaraxyadii Beledwayne"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 04 Okt 2022<\/strong><\/span> – Madaxwaynihii hore ee Maamul-goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, oo qoraal ka sameeyey qaraxyadii shalay ka dhacay Beledwayn, ayaa farta ku fiiqay arrin uu sheegay inay sabab u tahay inay qaraxyadu ku bataan magaalada.<\/p>\n

Wuxuu Cali Cosoble qoraalkiisa ku bilaabatay sidatan: ”Ma is tiri Shabab waa ka il heleen Baladweyne? Al Shabaab waxaa u jooga Baladweyne wakiilo u qaabilsan soo gelinta ama soo deynta qaraxyada, kuwaa oo cid dabagashaa aaney jirin. Sabab?<\/p>\n<\/div>\n

”Baladwayne oo ammaankeeda la sugo ayey ka bilaabataa xoreynta gobolka.<\/div>\n

”Si wixii shalay dhacay cashar looga qaato waa in baaritaan dhab ah la sameeyo. Saddex qarax cayaar ma aha, wax iska dhacana ma aha. Cid baa soo gelisay baladka uguna tala gashay iney halkaa ku disho Madaxweyne ku Xigeenka YAH Dabageed iyo Guddoomiyaha Gobolka AJ Cisman. Ma aha in la sahlado arrinka shalay dhacay. Waa in la gaaro salka u dambeeya sheekadan.<\/p>\n

”Waxa shalay dadka laayay ma aha Shabaabkii aad la dagaasheen kana guulaysateen ee waa kuwa baladka soo geliyay qaraxa, welina idinku dhex jira.<\/p>\n

”Yaa huba qaraxyo kale ineysan ku jirin baladka? Haddii sharciga la hor keeni waayo ciddii ka dambeysay soo gelinta gawaaridii shalay lagu xasuuqay madax laguna burburiyay hantida ummadda, sow ma muuqato iney haddana soo gelin doonaan kuwo kale?<\/p>\n

”Haddeysan B\/weyne joogin khubaro ku xeel dheer baaritaanka ha laga soo dalbado CID Federaalka. Go’aan qaadasho aad u adag oo aan xishood iyo jixinjix laheyn ayaa looga gudbi karaa arrintaan soo noqnoqotay.<\/p>\n

Cali ayaa farta ku fiiqay sabab kale oo keenta inay qaraxyadu dhacaan.<\/p>\n

”Kala daadsanaantiina iyo habacsanaanta laamaha amniga ayaa u sabab ah in waxaasoo dhibaato ah si joogto ah uga dhacaan B\/wayne. Midna waa la hubaa, haddeydaan ina adeer iyo habartey habartey ka korin nimankii waa idinku soo noqonaan. Sida walaalo wax u wada cuna, laakin sida cadaw u xisaabtama.<\/p>\n

\n

”Reer qorraxsinna si dhab ah u wada hadla. Waa in runta la isu sheego oo si dhab ah loo xisaabtamo, haddii kale magaca reer Hiiraan meel iska dhiga oo ha la idiinku yeero “reer baroordiiq”. Ciil badanaa!!!” ayuu ku afjaray qoraalkiisa.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 04 Okt 2022 – Madaxwaynihii hore ee Maamul-goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, oo qoraal ka sameeyey qaraxyadii shalay ka dhacay Beledwayn, ayaa farta ku fiiqay arrin uu sheegay inay sabab u tahay inay qaraxyadu ku bataan magaalada. Wuxuu Cali Cosoble qoraalkiisa ku bilaabatay sidatan: ”Ma is tiri Shabab waa ka il heleen Baladweyne? Al […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84146,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/s-10.jpg?fit=720%2C405&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lTb","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84145"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84145"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84148,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84145\/revisions\/84148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}