Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":84078,"date":"2022-10-02T07:42:35","date_gmt":"2022-10-02T06:42:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=84078"},"modified":"2022-10-02T07:42:35","modified_gmt":"2022-10-02T06:42:35","slug":"ninkaygu-waa-inuu-yurub-tago-ama-badda-ku-dhinto-xannaan-oo-ka-hadlaysa-qaxarka-haysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/10\/02\/ninkaygu-waa-inuu-yurub-tago-ama-badda-ku-dhinto-xannaan-oo-ka-hadlaysa-qaxarka-haysta\/","title":{"rendered":"“Ninkaygu waa inuu Yurub tago ama badda ku dhinto!” – Xannaan oo ka hadlaysa qaxarka haysta"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 02 Okt 2022<\/strong><\/span> – In kasta oo ay sii xumaanayso xaaladda dhaqaale ee Yurub, dowladuhuna ay ka hortagayaan tahriibayaasha, hadana dhallinyaro badan oo reer Tuniisiya ah ayaa weli doonaya inay ku tahriibaan doonyaha khatarta badan ee ka gudba Badda Dhexe ee Mediterranean-ka, iyagoo aaminsan inay tagi doonaan \u00a0dalal uu ka mid yahay Talyaaniga oo ay noloshooda wax iska baddeli doonto.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xanaan Erdidi ninkeeda ayaa qaatay go’aan nolosha wax ka beddelaya. Habeen ka hor intaanan ku kulmin caasimadda Tuniisiya ee Tunis, wuxuu u sheegay inuu baxayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Mukhalasiin ayaa u soo bandhigay inuu boos ka bannaan yahay doon u socoto Talyaaniga wuxuuna go’aansaday inuu khatartaasi u babac dhigo: waxa uu ka daalay qol ciriiri ah oo ku nool yihiin\u00a0 isaga qoyskiisa oo ka kooban afar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu qoyskiisa la rabaa inay nolol fiican helaan, sidaas darteed waxa uu doonayaa inuu ka faa\u2019iideysto fursadda ay u soo bandhigeen Mukhalasiinta.<\/p>\n<\/div>\n

<\/section>\n
\n

“Mararka qaar labadeennuba waannu ooynaa sababtoo ah carruurteenu uma heli karno \u00a0\u200b\u200balaab ay ku ciyaaraan, xitaa dharka ay xirtaan waa kuwa la soo isticmaalay, oo ay nasiiyaan dad kale,” ayay tiri Xanaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Mararka qaar waxaan door bidnaa inaan carruurta guriga ku hayno oo aan suuqa gayn, sababtoo ah haddii aan halkaas geyno waxay arkayaan khudaar, sida tufaaxa ama canabka, mana awoodno inaan u iibino sida darteed guriga ayaan ku celinnaa si aysan ugu ooyin.\u201d<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xanaan way ka war haysaa khatarta wayn ee uu ninkeedu galayo. \u00a0“Ninkaygu waxa uu rabaa in uu baxo si uu xaaladayada nololeed ee qoyska yaga wax uga baddelo, marka waxbuu ka baddeli doonaa ama wuxuu ku dhimanayaa badda, labadaas mid un ayay noqon doontaa” ayay tiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ragga sida Xanaan ninkeeda, tallaabadani waxay u noqonaysaa doorasho caadi ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dalka Tuniisiya ayaa waxaa ka taagan xaalad dhanka nolosha ah. Tirada qoysaska ay haysato xaaladda nololeed ayaa saddex jibaarantay tan iyo 2010-kii, waxayna hadda marayaan ku dhawaad \u200b\u200bhal milyan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Kala bar dadka dalka Tuniisya ayaa ku nool saboolnimo. Sannadkii hore, shaqo la’aantu waxay gaartay ku dhawaad \u200b\u200bboqolkiiba 20%.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 02 Okt 2022 – In kasta oo ay sii xumaanayso xaaladda dhaqaale ee Yurub, dowladuhuna ay ka hortagayaan tahriibayaasha, hadana dhallinyaro badan oo reer Tuniisiya ah ayaa weli doonaya inay ku tahriibaan doonyaha khatarta badan ee ka gudba Badda Dhexe ee Mediterranean-ka, iyagoo aaminsan inay tagi doonaan \u00a0dalal uu ka mid yahay Talyaaniga oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":84079,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/10\/Untitled.png?fit=806%2C453&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lS6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84078"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84080,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84078\/revisions\/84080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}