Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":83982,"date":"2022-09-30T10:21:58","date_gmt":"2022-09-30T09:21:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83982"},"modified":"2022-09-30T10:21:58","modified_gmt":"2022-09-30T09:21:58","slug":"xog-khilaaf-culus-oo-ka-dhextaagan-madax-sare-oo-ka-tirsan-df-somalia-xafiiska-mw-xasan-rag-ku-dhow-oo-qayb-ka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/30\/xog-khilaaf-culus-oo-ka-dhextaagan-madax-sare-oo-ka-tirsan-df-somalia-xafiiska-mw-xasan-rag-ku-dhow-oo-qayb-ka-ah\/","title":{"rendered":"XOG: Khilaaf culus oo ka dhextaagan madax sare oo ka tirsan DF Somalia (Xafiiska MW Xasan & rag ku dhow oo qayb ka ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 30 Sebt 2022<\/strong><\/span> – Xog hoose oo soo baxaysa ayaa sheegaysa in mas\u2019uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka oo uu ka mid yahay MW Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhex taagan yahay khilaaf xooggan oo ku saabsan sida loo maaraynayo abaarta dalka ka jirta, sida uu qorayo wargayska Africa Intelligence.<\/i><\/span><\/p>\n

Warku wuxuu intaa raacinayaa in mas\u2019uuliyinta dowladdu ay kala wataan qorshayaal iyo afkaaro kala geddisan oo ku saabsan sida loo maaraynayo abaarta dalka Somalia ragaadisey sanadihii is xigey ee ugu dambeeyey.<\/span><\/p>\n

Tusaale, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo uu Madaxwayne Xasan Sheekh bishii Maajo ka dhigay ergayga gaarka ah ee ku qybsan abaaraha, ayaa doonaya in dalka looga dhowaaqo xaalad deg deg ah oo aadminnimo, halka Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Axmed Macallin Fiqi uusan doonayn tillaabadaas. <\/span><\/p>\n

Waxaa madaxdan dhex taalla Hay\u2019adda Maaraynta Musiibooyinka ee SDMA, oo sida muuqata aysan u kala degsanayn qorshe lagu ambaqaado shaqada hay’addan oo xilligan howl wayn looga fadhiyo.<\/span><\/p>\n

Agaasimaha Hay\u2019adda SDMA, Maxamed Macallin Cabdullaahi, ayaa 18-kii Sebtembar wuxuu warqad u qoray Ra\u2019iisul Wasaare, Xamse Cabdi Barre, waxaana uu sidoo kale ogaysiiyey Madaxwayne Xasan Sh., iyo Wasiir Fiqi, wuxuuna warqaddan cabasho uga muujiyey wadashaqayn la\u2019aanta ka dhaxaysa hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda iyo tas-hiilaad la\u2019aanta haysata hay\u2019addiisa si ay ula dagaallanto abaaraha taagan.\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

\n
<\/div>\n<\/div>\n

Agaasime Cabdullaahi ayaa warqadda uu qoray, oo uu arkay wargayska Africa Intelligence<\/i>, wuxuu caro uga muujiyey saamaynta khilaafkaniku yeeshay xitaa wadashaqeyntii SDMA kala dhaxaysey hay\u2019adaha caalamiga ah, sida QM iyo qaar kale, xilli uu madaxeeda Arrimaha Bini\u2019aadannimada ee Martin Griffiths uu horraantii bishan Sebtembar qorsheeyey inuu tago Soomaaliya, si uu<\/span> iclaamiyo in Soomaaliya ay gashay macluul kasii daraysa kahor inta aanu daqiiqaddii ugu dambaysey ka laaban go\u2019aankaasi.<\/span><\/p>\n

Xogtu waxay intaa raacinaysaa in Khilaafkan uu sidoo kale qayb ka yahay Xafiiska Madaxwaynaha, tusaale La-taliye aan rasmi ahayn oo la yiraahdo Aways Xaaji Yuusuf, islamarkaana daacad u ah MW Xasan, ayaa la sheegayaa inuu cadaadinayo inaan lagu dhawaaqin xaalad deg deg ah oo bini’aadmannimo, mana jirto sabab la fahmi karo oo uu taa u diiddan yahay, marka laga soo tago inuu wargaysku ku sheegay inuu ka cabsi qabo cawaaqibka siyaasadeed ee ka dhalan kara, mase sharrixin sida cawaaqib uga dhalanayo wax ka qabadka abaar dabiici ah?<\/span><\/p>\n

Dhanka kale, MW Xasan iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo todobaadkii tegey wada tegey shirka Golaha Guud ee QM ee New York ayaa soo saaray qoraallo qayladhaan ah oo kala gooni ah.\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

Soomaaliya ayaa u baahan $1.5 bilyan oo Doollar oo gargaar ah si wax looga qabto xaaladda deg degga ah ee bani\u2019aadminnimo, waxaana illaa hadda la helay wax ka yar 70% oo lacagtaasi, sida ay ku warrantay QM.<\/span><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 30 Sebt 2022 – Xog hoose oo soo baxaysa ayaa sheegaysa in mas\u2019uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka oo uu ka mid yahay MW Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dhex taagan yahay khilaaf xooggan oo ku saabsan sida loo maaraynayo abaarta dalka ka jirta, sida uu qorayo wargayska Africa Intelligence. Warku wuxuu intaa raacinayaa in […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83984,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/s-15.png?fit=768%2C768&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lQy","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83982"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=83982"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83985,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83982\/revisions\/83985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/83984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=83982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=83982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=83982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}