Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":83881,"date":"2022-09-28T09:00:19","date_gmt":"2022-09-28T08:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83881"},"modified":"2022-09-28T20:17:47","modified_gmt":"2022-09-28T19:17:47","slug":"waxaa-lagu-yiri-halla-dagaallamin-wuuna-aqbalay-waayo-waa-fulay-siyaasi-dhaliil-culus-u-jeediyey-mw-hore-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/28\/waxaa-lagu-yiri-halla-dagaallamin-wuuna-aqbalay-waayo-waa-fulay-siyaasi-dhaliil-culus-u-jeediyey-mw-hore-daawo\/","title":{"rendered":"”Waxaa lagu yiri halla dagaallamin wuuna aqbalay waayo waa fulay” – Siyaasi dhaliil culus u jeediyey MW hore (Daawo cidda ku tiri)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 28 Sebt 2022<\/strong><\/span> – Faarax Macalin oo haatan ka mid noqday xildhibaannada Baarlamaanka Kenya islamarkaana saaxiib dhow la ahaa Madaxwaynihii hore ee DF Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa ka hadlay arrimo badan isagoo markii ugu horreeysey madfac dhankiisa u ridey MW hore ee Farmaajo oo uu ku tilmaamay ”nin fulay ah oo aan ku dhac lahayn.”<\/p>\n

\u201cFarmaajo wuxuu tilaab ugu qaadi waayey Al-Shabaab, wax ogolaansho ah ayuu ka waayey Maraykanka iyo Ingiriiska, waxaa la yiri hadaad la dagaashaan waxay ku cararayaan gudaha Kenya, waxaa la go\u2019aansaday in sidaas ay Soomaaliya u dhex joogaan,\u201d ayuu yiri Faarax oo la hadlayey Universal TV balse aan la sharrixin sababta ay Somalia ugu khasban tahay inay danaha ammaankeeda ka dhegeysato dalal kale ama ay u ilaaliso danahooda iyadoo teeda quuraysa.<\/p>\n

\n
\n

Wuxuu kale oo uu intaa raaciyey in xoraynta Jubbooyinka uu sidoo kale diiddanaa Axmed Madoobe oo xukunkiisa ku ilaashanaya Kismaayo, islamarkaana uu Farmaajo ku dhiirran waayey inuu tillaabadaa qaado, isagoo xusay inay is khiyaameeyeen isaga iyo RW Khayrre, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n

\u201cFarmaajo wuxuu ahaa \u2018fulay wadani ah\u2019 tuug se maahayn, dalku inuu guulaystana waa rabey, laakiin calool-adaygii ayaa ka maqnaa, si tartiib ah ayuu rabey inuu ku gaaro xalka Soomaalida, taasna macquul ma noqon,\u201d ayuu ku dooday\u00a0 Faarax Macalin.<\/p>\n