Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":83642,"date":"2022-09-23T09:29:49","date_gmt":"2022-09-23T08:29:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83642"},"modified":"2022-09-23T16:15:13","modified_gmt":"2022-09-23T15:15:13","slug":"nin-sheegay-inuu-u-taagan-yahay-soo-celinta-sumcadda-soomaalida-oo-ka-mid-ah-kuwa-loo-haysto-xatooyada-xoolaha-df-maraykanka-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/23\/nin-sheegay-inuu-u-taagan-yahay-soo-celinta-sumcadda-soomaalida-oo-ka-mid-ah-kuwa-loo-haysto-xatooyada-xoolaha-df-maraykanka-daawo\/","title":{"rendered":"Nin sheegay inuu u taagan yahay soo celinta ”sumcadda Soomaalida” oo ka mid ah kuwa loo haysto xatooyada xoolaha DF Maraykanka (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 23 Sebt 2022<\/strong><\/span> \u2013 Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa dorraad oodda ka rogtey dacwado ka dhan ah 47 qof oo u badan Soomaali lagu eedeeynayo inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu waynayd dalka Maraykanka marka ay timaado dhaqaalaha laga sameeyey lacago loo qoondeeyey gargaarka faafaha COVID-19.<\/span><\/p>\n

Dokumentiyada ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda waxaa ku jira ilaa lix kiis dacwadeed oo kala duwan, iyadoo dadka 47-da ah loo hayso kaalinta ay ku lahaayeen lunsiga adduun dhan $250 milyan oo Doollar oo lagu xaday magaca barnaamij ay DF Maraykanku ugu talagashay nafaqaynta carruurta xilligii cudurkan. Halkan kasii aqri…<\/strong><\/a><\/span><\/p>\n

<\/div>\n

\"\"<\/p>\n

Waxaa liiska dadka eedaysan ee lasoo gudbiyey ka mid ah Mukhtaar Maxamed Shariif, Madaxa shirkada Afrique Hospitality Group islamarkaana ah 31-jir ku nool 31 Bloomington, Minnesota, kaasoo horay u sheegay inuu u taagan yahay ilaalinta sumcadda Soomaalida oo uu sheegay inaysan fiicnayn.<\/p>\n

Mukhtaar Maxamed Shariif oo kaaga darane la sheegay inuu ka tirsan Guddiga Masjid ku yaalla gobolkaas, ayaa mar uu waraysi bixinayey yiri: “Waxaan rabaa in aan wax ka beddelo sheekada guud ee dadka Soomaaliyeed. Marka aad erayga Soomaali raadiso waxaa kuusoo baxaya burcad badeed, faqri, argagixisannimo iwm.”<\/p>\n

Yeelkeede, haatan wuxuu Shariif ka mid yahay 47 eedaysane oo ay Waaxda Cadaaladda Federaalku ku eedaysay inay dhaceen $250 milyan oo Doollar oo ay ka xadeen adeegyada DF Maraykanka ee gobolka Minnesota, waloow uusan weli jirin qof dembi lagu helay ilaa haatan.<\/p>\n

\n

Muktar Mohamed Shariff “I want to change the narrative of Somali people”<\/p>\n

September 2022: Shariff is one of the 47 defendants charged for stealing $250 Million from US Government in Minnesota. pic.twitter.com\/hy6QCFJIP6<\/a><\/p>\n

\u2014 George Anderson (@GeorgeAnders007) September 23, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n