Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":83625,"date":"2022-09-23T09:07:22","date_gmt":"2022-09-23T08:07:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83625"},"modified":"2022-09-23T09:07:41","modified_gmt":"2022-09-23T08:07:41","slug":"ruushka-oo-hubka-nukliyeerka-u-adeegsan-ukraine-warbixin-ku-saabsan-cududda-dalkaasi-ee-hubkan-halista-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/23\/ruushka-oo-hubka-nukliyeerka-u-adeegsan-ukraine-warbixin-ku-saabsan-cududda-dalkaasi-ee-hubkan-halista-ah\/","title":{"rendered":"Ruushka oo hubka nukliyeerka u adeegsan Ukraine (Warbixin ku saabsan cududda dalkaasi ee hubkan halista ah)"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 23 Sebt 2022<\/strong> <\/span>– Madaxwaynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku dhawaaqay \u201cqayb ka mid ah abaabulka\u201d ciidamo loo dirayo dalka Ukraine, wuxuuna ku hanjabay inuu awoodiisa oo dhan u adeegsado difaaca dhulka Ruushka, taasoo cabsi ka abuurtay caalamka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Digniinada hore Ruushka, ayay falanqeeyayaasha sheegeen in loo fasiran karo digniin ku socota wadamada kale si aysan u kordhinin ku lug lahaanshahooda Ukraine, haddii ay taasi dhici waysana ay danta ku khasbi doonto inuu isticmaalo hubka nukliyeerka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhanka kale, Madaxwaynihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa u muuqday inuu meesha ka saaray madmadow kasta oo ku saabsan adeegsiga hubka nukliyeerka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Medevedev wuxuu sheegay in hub kasta ay haysato Moscow, oo xitaa uu jiro hubka istiraatiijiga ah ee nukliyeerka, loo isticmaali karo in lagu difaaco dhulalka ku biiray Ruushka ee ka soo go\u2019ay Ukraine, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Reuters.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Reer Galbeedka iyo guud ahaan muwaadiniinta dalalka NATO waxay u baahan yihiin inay fahmaan in Ruushku doortay waddadiisa,” ayuu yiri. Hubka Nukliyeerka ayaa jira muddo ku dhow 80 sano, dalal badan ayaana u arka mid ka hortagaya welina dammaanad qaadaya ammaankooda qaran.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Intee ayuu la\u2019eg yahay baaxadda hubka Nukliyeerka ee Ruushku haysto?<\/b><\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhammaan tirooyinka ama baaxadda ku saabsan hubka nukliyeerka waa qiyaas, balse, sida laga soo xigtay Ururka Saynisyahanada Maraykanka, Ruushku wuxuu haystaa 5,977 oo madaxyo nukliyeer ah – qalabka guba \u00a0fiyuuska qaraxa nukliyeerka – inkastoo tiradaas la sheegay inay ku jiraan ilaa 1,500 madaxyo nukliyeer ah oo aan shaqeynin kuwaas oo la rabo in la burburiyo. .<\/p>\n<\/div>\n
\n
4,500 ama wax ka badan madaxyada nukliyeerka ee haray, intooda badan waxaa loo tixgeliyaa hubka istaraatiijiga ah ee nukliyeerka – gantaalada ballistic-ga ama gantaallada lagu hagi karo bartilmaameedyada fog. Tirada hubka nukliyeerka ee Ruushka:<\/p>\n<\/div>\n
\n
1 – Gantaallada qaaradaha u kala goosha: 1,185<\/b><\/p>\n<\/div>\n
\n
2 – gantaallada balistikada ah ee ay qaadaan maraakiibta quusta: 800<\/b><\/p>\n<\/div>\n
\n
3 – Gantaallada nukliyeerka ee laga soo gano diyaaradaha: 580<\/b><\/p>\n<\/div>\n