Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":83549,"date":"2022-09-21T08:08:08","date_gmt":"2022-09-21T07:08:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83549"},"modified":"2022-09-21T08:08:08","modified_gmt":"2022-09-21T07:08:08","slug":"waxay-sameeyeen-xatooyadii-ugu-waynayd-df-maraykanka-oo-dad-soomaali-u-badan-dembiyo-u-haysata-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/21\/waxay-sameeyeen-xatooyadii-ugu-waynayd-df-maraykanka-oo-dad-soomaali-u-badan-dembiyo-u-haysata-magacyadooda\/","title":{"rendered":"”Waxay sameeyeen xatooyadii ugu waynayd” – DF Maraykanka oo dad Soomaali u badan dembiyo u haysata + Magacyadooda"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 21 Sebt 2022<\/strong><\/span> – Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa oodda ka rogtey dacwado ka dhan ah 47 qof oo u badan Soomaali lagu eedeeynayo inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu waynayd dalka Maraykanka marka ay timaado dhaqaalaha laga sameeyey lacago loo qoondeeyey gargaarka faafaha COVID-19.<\/span><\/p>\n

Dokumentiyada ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda waxaa ku jira ilaa lix kiis dacwadeed oo kala duwan, iyadoo dadka 47-da ah loo hayso kaalinta ay ku lahaayeen lunsiga adduun dhan $250 milyan oo Doollar oo lagu xaday magaca barnaamij ay DF Maraykanku ugu talagashay nafaqaynta carruurta xilligii cudurkan.<\/span><\/p>\n

Eedaysanayaasha liisaskan ku taxan ayaan weli lagu caddaynin dembiyada loo haysto iyadoo ay wax kastaahi ku kala caddaan doonaan geeddi-socodka dacwadda iminka bilaabatay.<\/span><\/p>\n

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Maraykanka ee gobolka Minnesota, Andy Luger, ayaa Talaadadii sheegay in qaar ka mid ah dadkaas lasoo xirey. <\/span>Dacwadaha illaa hadda lagu soo oogey dadkan waxaa ka mid ah xeelado lacag lunsi ah, lacago xatooyo ah oo la diray, been abuur lacageed, musuq iyo laaluush.<\/p>\n

Halkan hoose ka dheeho magacyada dadka dacwadaha lagu soo oogey iyo kiisas dacwadeedka ay ku kala jiraan:<\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka<\/i>\u00a0v. Aimee Marie Bock et al.<\/i><\/b><\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

1- Aimee Marie Bock, oo ah 41 jir degan Apple Valley, Minnesota, aas-aasaha iyo agaasimaha hay\u2019adda Feeding Our Future.<\/span><\/p>\n

2- Abdikerm Abdelahi Eidleh, oo ah 39 jir degan Burnsville, Minnesota, shaqaale ka tirsan Feeding Our Future.<\/span><\/p>\n

3- Salim Ahmed Said, oo ah 33 jir degan Plymouth, Minnesota, milkiile iyo shaqaale maqaayadda Safari Restaurant.<\/span><\/p>\n

4- Abdulkadir Nur Salah, oo ah 36 jir degan Columbia Heights, Minnesota, milkiile iyo shaqaale maqaayadda Safari Restaurant.<\/span><\/p>\n

5- Ahmed Sharif Omar-Hashim, oo sidoo kale loo yaqaan \u201cSalah Donyale,\u201d oo ah 39 jir degan Minneapolis, Minnesota, aas-aasaha shirkadda Olive Management Inc.<\/span><\/p>\n

6- Abdi Nur Salah, oo ah 34 jir degan Minneapolis, Minnesota, kaaliyihii hore ee siyaasadda ee duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, kadibna iibsaday hay\u2019adda Stigma-Free International.<\/span><\/p>\n

7- Abdihakim Ali Ahmed, oo ah 36 jir degan Apple Valley, Minnesota, aas-aasaha shirkadda ASA Limited LLC.<\/span><\/p>\n

8- Ahmed Mohamed Artan, oo ah 37 jir degan Minneapolis, Minnesota, oo soo noqday madaxa hay\u2019adda Stigma-Free International.<\/span><\/p>\n

9- Abdikadir Ainanshe Mohamud, oo loo yaqaan \u201cAK,\u201d ahna 30 jir degan Fridley, Minnesota, oo madax ka ahaa qeybta Stigma-Free ee Willmar.<\/span><\/p>\n

10- Abdinasir Mahamed Abshir, oo ah 30 jir degan Minneapolis, Minnesota, oo madax ka ahaa qeybta Stigma-Free ee Mankato.<\/span><\/p>\n

11- Asad Mohamed Abshir, oo ah 32 jir degan Mankato, Minnesota, oo wax ka maamulayey qeybta Stigma-Free ee Mankato.<\/span><\/p>\n

12- Hamdi Hussein Omar, oo ah 26 jir degan St. Paul, Minnesota, oo maamuleysay qeybta Stigma-Free ee Waite Park.<\/span><\/p>\n

13- Ahmed Abdullahi Ghedi, oo ah 32 jir degan Minneapolis, Minnesota, oo wax ka aas-aasay shirkadda ASA Limited LLC.<\/span><\/p>\n

14- Abdirahman Mohamud Ahmed, oo sidoo kale loo yaqaan \u201cChef Abcos,\u201d oo ah 54 jir degan, Columbus, Ohio, ahna milkiilaha maqaayadda Afra Grill.<\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka v. Abdiaziz Shafii Farah et al.<\/i><\/b><\/span><\/p>\n

15-\u00a0<\/i>Abdiaziz Shafii Farah, oo ah 33 jir degan Savage, Minnesota, oo ah milkiile iyo shaqaale ka tirsan maqaayadda Empire Cuisine and Market LLC.<\/span><\/p>\n

16- Mohamed Jama Ismail, oo ah 49 jir degan Savage, Minnesota, oo ah milkiile iyo shaqaale ka tirsan maqaayadda Empire Cuisine and Market LLC.<\/p>\n

17- Mahad Ibrahim, oo ah 46 jir degan, Lewis Center, Ohio, madaxa iyo milkiilaha hay\u2019adda ThinkTechAct Foundation.<\/span><\/p>\n

18- Abdimajid Mohamed Nur, oo ah 21 jir degan Shakopee, Minnesota, oo aas-aasay shirkadda Nur Consulting LLC.<\/span><\/p>\n

19- Said Shafii Farah, oo ah 40 jir degan Minneapolis, Minnesota, milkiilaha dukaanka Bushra Wholesalers LLC, lana dhashay Abdiaziz Farah.<\/span><\/p>\n

20- Abdiwahab Maalim Aftin, oo ah 32 jir degan Minneapolis, Minnesota, milkiilaha dukaanka Bushra Wholesalers LLC.<\/span><\/p>\n

21- Mukhtar Mohamed Shariff, oo ah 31 jir degan Bloomington, Minnesota, madaxa shirkadda Afrique Hospitality Group.<\/span><\/p>\n

22- Hayat Mohamed Nur, oo ah 25 jir degan Eden Prairie, Minnesota, lana dhalatay Abdimajid Mohamed Nur lana tuhunsan yahay inay kala qeyb qaadata xatooyada la tuhunsan yahay.\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka<\/i>\u00a0v. Qamar Ahmed Hassan, et al.<\/i><\/b><\/span><\/p>\n

23- Qamar Ahmed Hassan, oo ah 53 jir degan Brooklyn Park, Minnesota, milkiilaha iyo shaqaale shirkadda S & S Catering<\/span><\/p>\n

24- Sahra Mohamed Nur, oo ah 61 jir dega Saint Anthony, Minnesota, maamule ka tirsan ururka Academy for Youth Excellence.<\/span><\/p>\n

25- Abdiwahab Ahmed Mohamud, oo ah 32 jir degan Brooklyn Park, Minnesota, maamule ka tirsan Academy for Youth Excellence.<\/span><\/p>\n

26- Filsan Mumin Hassan, oo ah 28 degan Brooklyn Park, Minnesota, maamule ka tirsan Youth Higher Educational Achievement.<\/span><\/p>\n

27- Guhaad Hashi Said, oo ah 46 jir degan Minneapolis, Minnesota, maamul ka tirsan ururka Advance Youth Athletic Development.\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

28- Abdullahe Nur Jesow, oo ah 62 jir degan Columbia Heights,\u00a0Minnesota, ka tirsan Academy for Youth Excellence.\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

29- Abdul Abubakar Ali, oo ah 40 jir degan St. Paul, kana tirsan ururka Youth Inventors Lab site.<\/span><\/p>\n

30- Yusuf Bashir Ali, oo ah 40 jir degan Vadnais Heights, Minnesota, kana tirsan ururka Youth Inventors Lab site.<\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka v. Haji Osman Salad, et al.<\/i><\/b><\/span><\/p>\n

31- Haji Osman Salad, oo ah 32 jir degan St. Anthony, Minnesota, maamulaha maqaayadda Haji\u2019s Kitchen.<\/span><\/p>\n

32- Fahad Nur, oo ah 38 jir degan Minneapolis, Minnesota, maamulaha The Produce LLC.<\/span><\/p>\n

33- Anab Artan Awad, oo ah 52 jir degan, Plymouth, Minnesota, madaxa ururka Multiple Community Services.<\/span><\/p>\n

34- Sharmarke Issa, oo ah 40 jir degan Edina, Minnesota, aas-aasaha shirkad lagu magacaabo Minnesota\u2019s Somali Community iyo maamulaha maqaayqadda Wacan Restaurant LLC.<\/span><\/p>\n

35- Farhiya Mohamud, oo ah 63 jir degan Bloomington, Minnesota, \u00a0maamulaha Dua Supplies and Distribution Inc.<\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka v. Liban Yasin Alishire, et al.<\/i><\/b><\/span><\/p>\n

36- Liban Yasin Alishire, oo ah 42 jir degan Brooklyn Park, Minnesota, maamulaha iyo milkiilaha ururka Community Enhancement Services Inc.<\/span><\/p>\n

37- Ahmed Yasin Ali, oo ah 57 jir degan Brooklyn Park, Minnesota, wuxuu sameeyey goob cunada lagu qeybiyo oo ay maamusho Lake Street Kitchen kana tirsan JigJiga Business Center.<\/span><\/p>\n

38- Khadar Jigre Adan, oo ah 59 jir degan Lakeville, Minnesota, madaxa goob cunada laga bixiyo oo ay maamusho Lake Street Kitchen kana tirsan JigJiga Business Center.<\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waxay ku jiraan kiis dacwadeedka DF Maraykanka v. Sharmarke Jama, et al.<\/i><\/b><\/span><\/p>\n

39- Sharmake Jama, oo ah 34 jir degan Rochester, Minnesota, maamulaha maqaayadda Brava Restaurant and Cafe LLC.\u00a0<\/span><\/p>\n

40- Ayan Jama, oo ah 43 jir degan Rochester, Minnesota, maamule ka tirsan maqaayadda Brava Restaurant and Cafe LLC.<\/span><\/p>\n

41- Asha Jama, oo ah 39 degan Lakeville, Minnesota, kana shaqeysay maqaayadda Brava Restaurant.<\/span><\/p>\n

42- Fartun Jama, oo ah 35 jir degan Rosemount, Minnesota, kana shaqeysay maqaayadda Brava Restaurant.<\/span><\/p>\n

43- Mustafa Jama, oo ah 45 jir degan Rochester, Minnesota, kana shaqeeyey maqaayadda Brava Restaurant.<\/span><\/p>\n

44- Zamzam Jama, oo ah 48 jir degan Rochester, Minnesota, kana shaqeysay maqaayadda Brava Restaurant.<\/span><\/p>\n

Magacyada soo socda waa shaqsiyaad si gaar ah dacwad loogu soo oogay, waxaana mid walba loo haystaa hal xisaab dacwad\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n

45- Bekam Addissu Merdassa, oo ah 39 jir degan Inver Grove Heights, Minnesota.<\/span><\/p>\n

46- Hadith Yusuf Ahmed, oo ah 34 jir degan Eden Prairie, Minnesota.<\/span><\/p>\n

47- Hanna Markegn, oo ah 40 jir degan Edina, Minnesota.\u00a0<\/span><\/span>\u00a0<\/span><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Washington, DC) 21 Sebt 2022 – Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa oodda ka rogtey dacwado ka dhan ah 47 qof oo u badan Soomaali lagu eedeeynayo inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu waynayd dalka Maraykanka marka ay timaado dhaqaalaha laga sameeyey lacago loo qoondeeyey gargaarka faafaha COVID-19. Dokumentiyada ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda waxaa ku jira […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":83550,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/09\/s-9.png?fit=2560%2C1706&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lJz","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83549"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=83549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83551,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83549\/revisions\/83551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/83550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=83549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=83549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=83549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}