Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":83510,"date":"2022-09-20T08:41:36","date_gmt":"2022-09-20T07:41:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=83510"},"modified":"2022-09-20T08:41:36","modified_gmt":"2022-09-20T07:41:36","slug":"bog-cusub-ayay-noo-furaysaa-wada-shaqayn-yaab-leh-oo-dhexmartay-maraykanka-iyo-daalibaan-maxaa-shalay-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/20\/bog-cusub-ayay-noo-furaysaa-wada-shaqayn-yaab-leh-oo-dhexmartay-maraykanka-iyo-daalibaan-maxaa-shalay-dhacay\/","title":{"rendered":"”Bog cusub ayay noo furaysaa” – Wada shaqayn yaab leh oo dhexmartay Maraykanka iyo Daalibaan (Maxaa shalay dhacay?)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 20 Sebt 2022<\/strong><\/span> – Madaxwaynaha Maraykanka ee Joe Biden ayaa Isniintii ku dhawaaqay in la sii daayey Mark Frerichs, oo ka tirsanaa Ciidamada Badda Maraykanka, kaasoo lagu waayey Kabul sanadkii 2020-kii, isagoo u shaqeynayey qandaraasle rayida ahaan.<\/p>\n Dhinaca kale, xukuumadda Daalibaan ee Afgaanistaan \u200b\u200bayaa ka warbixisay dib u soo laabashada Xaaji Bashiir Nuurzaay, oo 17 sano ku qaatay xabsiyada Maraykanka, kaddib markii lagu eedeeyey ka ganacsiga daroogada Heroin-ta.<\/p>\n “Maanta, waxaan xaqiijinnay sii daynta Mark Frerichs, dhowaana wuxuu kusoo noqon doonaa gurigiisa,” Biden ayaa ku yiri bayaan uu sii daayay<\/a> Aqalka Cad. Wuxuu u mahadceliyey “shaqaalaha dowladiisa iyo dowladaha kale ee ay iskaashiga leeyihiin ee wax badan u huran arrintan” kaddib sanado shaqo oo aan laga daalin” si loo sii daayo Frerichs, oo ku jirey afduubka Daalibaan tan iyo Janaayo 2020-kii.<\/p>\n Biden ma uusan xusin sii daynta Noorzai, balse kaliya wuxuu xusan in wada xaajoodka siidaynta Frerichs “ay u baahnayd go’aamo adag, oo uusan u qaadan si fudud” ayuu sheegay.<\/p>\n Dhanka kale, Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Daalibaan Amir Khan Muttaqi ayaa ku dhawaaqay in Frerichs iyo Noorzai lagu kala bedeshey Garoonka Caalamiga ah ee Kabul.<\/p>\n “Waxaan soo dhawaynaynaa sii daynta Xaaji Bashiir, oo u dhashay dalka Afgaanistaan, kaasoo 17 sano na ku sugnaa Maraykanka,” Muttaqi ayaa sidaa u sheegay suxufiyiinta, isagoo intaas ku daray in tani ay “bog cusub u furi doonto xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Maraykanka iyo Afgaanistaan.”<\/p>\n