Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":82872,"date":"2022-09-04T15:03:22","date_gmt":"2022-09-04T14:03:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=82872"},"modified":"2022-09-04T15:14:30","modified_gmt":"2022-09-04T14:14:30","slug":"hadal-uu-nidaamka-mw-somalia-ka-yiri-xasuuqii-hiiraan-oo-si-kulul-looga-fal-celiyey-arag-jawaabaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/09\/04\/hadal-uu-nidaamka-mw-somalia-ka-yiri-xasuuqii-hiiraan-oo-si-kulul-looga-fal-celiyey-arag-jawaabaha\/","title":{"rendered":"Hadal uu nidaamka MW Somalia ka yiri xasuuqii Hiiraan oo si kulul looga fal-celiyey (Arag jawaabaha)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 04 Sebt 2022<\/strong><\/span> – Xuseen Sheekh Cali, La-taliyaha Amniga QARANKA ee MW Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa fal-celin culus kala kulmay war uu kusoo qoray barta Twitter-ka.<\/p>\n

Waxaan maqli jiray haddeey ciin daaqday. Al Shabaab<\/span> siyaasadoodii gurracnayd oo ahayd \u201cbulshada qaybi oo xukun\u201d waxaad mooddaa inay ka ilduufeen (ama Ilaahay uu ka indha-saabay) oo ay bulshadii si safmar ula diriraayaan. Waxay u eg tahay bilowga dhammaadka Alshabab.” ayuu soo qoray.<\/span><\/p>\n

Ha yeeshee, dadwaynaha oo u muuqda kuwo durba ka daaley ballanqaadyada maran iyo iska fadhiga aan qorshuhu ka muuqanin ee nidaamkii la xulay 5-kii Maajo, ayaa weerar ku qaaday La-taliyaha oo ay u sheegeen inaan meel hoo doonaysa hadal waxba ka goynaynin.<\/p>\n

”Waxa iyaga ka qaldamay iyo waxay damacsanyihiin iska dhaaf. maxaad idinku haysaan si aad u badbaadisaan umadda?” ayuu ugu jawaabey Naasir Maxamed.<\/p>\n

”Senior adviser intii anaga oo shacab ah aan dhihi lahayd ayaad tiri, maxaad nooga duwan tahay oo aad ku tahay la Taliyaha Amniga Qaranka haddii aynu isku si dadka ugu wada tacsiyadaynaynno?” ayuu waydiiyey Axmed Jayte.<\/p>\n

”Siyasiga Somaliyed waa Af-ku xoogle. 5 sano waxii dhaleecayn ahaay oo aad banaanka la taagneed maantay fursad heshaye aaway waxaad qabatay. Aaway amniga aad MW kala talisay yaa ku nacfiyay Dal iyo Dadba ciqaab adag marayaane?” ayuu isna waydiiyey Shaafici Fiqi.<\/p>\n

”Dad badan baa bishii hore iyo bishan dhintay weerara is daba joog ah baa socda halkii aad amniga dalka hor marin lahaydeen ma waxaad ka door bideen inaad Amniga Qaranka inaad Debate ka dhigtaan? dadka shacabka ah hala siiyo warbixino amni oo dhamaystiran.” ayuu soo jeediyey nin kusoo gala Gaashaan.<\/p>\n

Dad badan ayaa durba bilaabay inay soo dhigaan sawirradii naxdinta lahaa ee dadkii biri-ma-gaydada ahaa ee lagu laayey Afar-irdoodka oo u dhow magaalada Beledwayne, kuwaasoo ay ku jireen arday dugsi Qur’aan laga keenay, sida uu sheegay oday u warramay BBC.<\/p>\n

Waxaana La-taliyaha loo sheegay inay run tahay inaan guul iyo taageero lagu gaaraynin shacab la xasuuqo, balse DF looga baahan yahay qorshe iyo hagid ee aysan u sheekayn sidii dadka caadiga ah.<\/p>\n

Si kastaba, Xuseen Sheekh Cali ayaa horay u sheegay in Al Shabaab ay wada qabsan doonaan dalka isagoo soo hormariyey kelmadda fal-kaaliyaha ah ee ”doona” oo ka dhigan in waxaas la hubo, waloow uu gadaal ka adeegsatey fal-kaaliyaha kale ee ”kara”.<\/p>\n

Hoos kasii eeg jawaabaha …<\/strong><\/p>\n

\n

Waxaan maqli jiray haddeey ciin daaqday. #Alshabaab<\/a> siyaasadoodii guracnayd oo ahayd \u201cbulshada qaybi oo xukun\u201d waxaa moodaa inay ka ilduufeen (ama Ilaahay uu ka indha-saabay) oo ay bulshadii si safmar ula diriraayaan.<\/p>\n

It looks like it\u2019s beginning of the end of Alshabab.<\/p>\n

\u2014 Hussein Sheikh-Ali (@XuseenMacallin) September 3, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n