Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":82615,"date":"2022-08-29T22:03:19","date_gmt":"2022-08-29T21:03:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=82615"},"modified":"2022-08-29T22:03:19","modified_gmt":"2022-08-29T21:03:19","slug":"roda-kayf-ha-gelin-xabsiga-qaawanaanta-sheeko-xiise-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/29\/roda-kayf-ha-gelin-xabsiga-qaawanaanta-sheeko-xiise-badan\/","title":{"rendered":"“Roda Kayf, ha gelin xabsiga qaawanaanta!” – Sheeko xiise badan"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – Roda Kayf, ha gelin xabsiga qaawanaanta – Waan ku arkay oo waan ku garanayaa. Si fiican baan kuu aqaannaa. Wax aad tahay Rooda-Kayf. Laakiin weligay si toos kuu la ma kulmin. Waan ku daawaday. Muddo shan usbuuc aan ka badnayn ayaan ku aqaannaa.<\/p>\n

Hees ayaad bandhig suugaaneed ka qaadaysay markii ii gu horraysay ee aan ku arkay. Wax ay ahayd heestii Saynab Cige ee “Haddii aan jacayl jirin”. Cod aad u wanaagsan oo i cajab geliyay oo bilaa muusig ah ayaad ku qaadaysay.<\/p>\n

Maalintaas wax aan ku la jeclaaday in aad fanka gashid, wax aanan kuu arkayay qof hibo faneed leh oo fanku u baahan yahay. Wax yar ka dib wax aan daawaday heeso aad u duubtay Astaan Tv.<\/p>\n

Maalintaas wax aad dib ii xusuusisay Xaliimo Khaliif Magool, Kinsi Xaaji Aadan iyo Hibo Maxamed Huddoon “Hibo-Nuura”. Waan ku gu farxay, waanan kuu bogay, wax aanan kuu qiray in aad fannaanad dhab ah tahay. Heesahaa aad dib u soo qaaddayna way dhaliil la’aayeen.<\/p>\n

Ma aqaani inta jeer ee aan dhegaystay\/daawaday laakiin wax aan og ahay in aan marar badan ku celceshaday. Waxa kale oo aan shalay daawaday hees ay Sahra Axmed lahayd oo aad dib u gu duubtay Digaale-Yare, oo aan kuu qaatay Sahra oo dib u soo noolaatay, oo fankii ku soo rogaalcelisay, oo wacdaraheedii masraxa mar kale la soo laabatay. Laakiin wax aad ahayd adiga. Kayf. Rooda. Rooda iyo Kayf. Rooda-Kayf.<\/p>\n

Hablihii hore ee fannaaniinta ahaa, sida kuwa aad heesahoodii soo cusboonaysay, waa hablo kaalintoodii faneed soo gutay, waajibkii fanka ka saarnaana gartay, oo aan waxba la hadhin, kuna caan-baxay magac wanaagsan, heeso wanaagsan, iyo sifo wanaagsan. Gabadh waliba wax bay ku caan-baxday oo u gaar ahaa.<\/p>\n

Magool waxaa u gaar ahaa in ay ahayd Boqoraddii Codka. Sahra Axmed waxaa u gaar ahaa in ay u gu riwaayado ka qayb qaadasho badnayd iyo in ay u gu heeso badnayd dumarka. Hibo-Nuura waxaa u gaar ahaa in ay ragga u gu badan la heestay, oo fannaaan walba la jaanqaadi jirtay.<\/p>\n

Guduudocarwo waxaa u gaar ahaa in ay ahayd gabadhii Soomaaliyeed ee u gu horraysay ee idaacad ka heesta, ama si kale muusig ku heesta. Haddaba adiga maxaa kuu gaar noqon doona? Haddii la sii noolaado, maxaa soddon sano ka dib taariikhda kuu geli doona?<\/p>\n

Ma in aad fannaanad uun ahayd oo heesi jirtay? Ma sida magacaagu qaliilka u yahay ayaad u noqon doontaa fannaanad qaliil ah oo fanka Soomaalida ee sii gamaaraya shamaca u shidda, mise wax aad noqon doontaa mid aan fikirin sida kuwa maanta, oo sebenka la noolaata, oo maalmaha u afduuban, oo aan xor ahayn? Adiga ayay kuu taallaa, aan se dhawr qodob oo waxtar kuu ah, oo lexejeclo faneed i ga ah ku sii faro:<\/p>\n

1. Haddii aad fanka hore u sii gasho, ayna kaa go’an tahay in aad hibadaada ka midho keento, waa in aad noqotaa fannaanad bulsheed oo dadkeeda raalligelisa, u gana heesta kaalmaha faraha badan ee nolosha, sida dibudhaca, saboolnimada, nolol xumada, nabaadguurka, dhaqanka, hiddaha, jacaylka, fikirka, waddaniyadda, taariikhda, iwm.<\/p>\n

2. Yuu ku saamayn ee adigu saamayn ku yeelo, oo wax ka beddel fanka maanta ee marfashyada ku kooban, ee jacaylka u afduuban, ee guulwadaynta ah, ee kaalmihii kale ee nolosha dayacay.<\/p>\n

3. Ka fikir sidii aad fanka Soomaalida wax u gu soo kordhin lahayd, ama u horumarin lahayd, ama u daba qaban lahaynd, laakiin ha ka fikirin sidii aad muuqaal wanaagsan u duubi lahayd, ama dhar wacan u xidhan lahayd, ama hees fudud u qaadi lahayd, ama views badan u heli lahayd.<\/p>\n

4. Ogow in uu fanku yahay wax nolosha kaalin weyn ku leh, oo qurxiya, bani aadamkuna uuna ka maarmin, oo hiddaha la gu ilaaliyo, ruuxdana la falgala, ee ha u qaadan meel la gu fitmoobo, xayada la gu tuuro, oo naar iyo cadaab la gu galo. Waana in aad fanka aamintaa oo ku dhimataa.<\/p>\n

5. Xuduudda labbiska ha ka tallaabin, dharxidhashadana ha ku talaxtegin. Ku ma lihi asal-raac noqo oo xidho guntiinadii, saddex-qayddii, subeeciyaddii, boqorkii iyo dhaclihii, ku mana lihi hullaabo dharka ay naagaha Carbeed hullaabtaan ee ay huwadaan sidii qof dhaxani hayso. Laakiin wax aan ku lee yahay ha gelin xabsiga qaawanaanta hana u afduubnaan hadallada Wahaabiga.<\/p>\n

6. Waa in aad adigu xor u ahaataa oo fankaaga maamushaa. Waa in aadan raalligelin abwaanka ereyada kuu dhiibaya, mullaxanka codka kuu samaynaya, ama ka muusigga kuu tumaya, ee aad raalligelisaa bulshadaada ku dhegaysan doonta iyo dadka aad hoobaladda u tahay.<\/p>\n

7. Waa in aad fankaaga aqoomaysaa oo cilmiyaysaa, kuna dabaqdaa dunida casriga ah iyo waxa ka dhex socda. Haddii aad doontid cilmiga fanka barataa, sida muusigga, codsamaynta (laxanka), iwm.<\/p>\n

8. Haddii aad doonaysid in uu fankaagu qurux bato, oo la wada jeclaado, oo macna yeesho, waa in aad xoogga saartaa laba qodob: 1) laxanka, 2) ereyada. Laxanku waa waxa heesta qurxiya ama dila, waana waxa dhadhan u yeela ama bilaa damcad ka dhiga. Markaa waa in aad laxanka is ka qiimaysaa, oo dadka laxanka aqoonta u leh heesahaaga ka laxamaysataa. Ereyadana sidoo kale waa in aadan waxii la guu dhiibaba is ka qaadin ee aad is ka shaandhaysaa. Waana in aad noqotaa hoobalad awood u leh in ay ereyo kasta ku heesto, ee aadan noqon mid xulata heesaha fudfudud ee macnaha liita.<\/p>\n

9. Cadowga halabuurka iyo fanku waa hunguriga iyo guulwadaynta. Markaa waa in aad hibadaada ka ilaalisaa dabadhilifnimada iyo kabaqaadnimada, waana in aad ka fogaataa wax kasta oo iin u yeeli kara hibadaada.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Maxamuud Jeesto<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 29 Agoosto 2022 – Roda Kayf, ha gelin xabsiga qaawanaanta – Waan ku arkay oo waan ku garanayaa. Si fiican baan kuu aqaannaa. Wax aad tahay Rooda-Kayf. Laakiin weligay si toos kuu la ma kulmin. Waan ku daawaday. Muddo shan usbuuc aan ka badnayn ayaan ku aqaannaa. Hees ayaad bandhig suugaaneed ka qaadaysay markii […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":82616,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/FB_IMG_1661806707337.jpg?fit=720%2C1061&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-luv","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82615"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82615"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82615\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82617,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82615\/revisions\/82617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/82616"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82615"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82615"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82615"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}