Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81918,"date":"2022-08-15T09:59:52","date_gmt":"2022-08-15T08:59:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81918"},"modified":"2022-08-15T09:59:52","modified_gmt":"2022-08-15T08:59:52","slug":"xilliga-ay-kusoo-beegantay-booqashada-wefdi-ka-socda-maraykanka-oo-weji-gabax-ku-noqotay-mw-muuse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/15\/xilliga-ay-kusoo-beegantay-booqashada-wefdi-ka-socda-maraykanka-oo-weji-gabax-ku-noqotay-mw-muuse-biixi\/","title":{"rendered":"Xilliga ay kusoo beegantay booqashada wefdi ka socda Maraykanka oo weji gabax ku noqotay MW Muuse Biixi"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – Wefdi Maraykan ah oo ka kooban masuuliyiin hore uga tirsanaan jirey Wasaaradda Arrimaha Dibedda, diblamaasiyiin iyo saraakiil ciidan ayaa Sabtigii Hargaysa kula kulmay Muuse Biixi oo ah Madaxwaynaha maamulka la baxay Somaliland oo ay booqasho aan rasmi ahayn ku yimaadeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil ciidan iyo Akaadamiga Heritage Foundation oo safar shaqo maalmihii u danbeeyey ku joogay Jamhuuriyadda Somaliland,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Somaliland.<\/span><\/p>\n

Booqashadan ayaa ku soo beegantay iyadoo magaalada Hargaysa iyo magaalooyinka kale ee ismaamulka ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshado wata oo galaaftay nolosha ugu yaraan dhowr qof, qaarna uu dhaawacoodu weliba culus yahay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

”Madaxwayne Biixi waxa uu wefdiga xog-waran guud ka siiyey horumarka uu ”dalku” ku tallaabsaday iyo wada-shaqaynta shacbiga iyo xukuumadihii kala dambeeyey ee talada dalka u wareejinayey qaabka dimuqraadiga ah.\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Biixi.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Xilliga ay kusoo beegantay booqashada iyo wadciga haatan ka taagan doorashada iyo diiwaangelinta axsaabta ee la isku haysto ayaase nuxur badan ka qaadaysa booqashada guddigan oo uu safarkoodu yahay mid aan rasmi ahayn balse indha-indhayn ah oo micne ku fadhin lahaa, iyadoo islamarkaana weji gabax ku noqonaysa Muuse laftiisa.<\/p>\n

<\/span>Wefdiga waxaa ka mid ahaa Mr. Tibor Nagy, Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka ee Afrika, Danjire J. Peter Pham, Safiirkii hore ee Maraykanka u fadhiyey gobolka Saaxil ee Galbeedka Afrika, General William “Kip” Ward, Taliyihii hore ee Ciidamada Maraykanka<\/span><\/span> Afrika (Africom), iyo Mr. Joshua Meservey, oo ah khabiir ku takhasusay siyaasadda Afrika iyo Bariga Dhexe oo ka socda hay’adda Heritage Foundation, oo ah midda wax la qalqaalinaysa maamulkan aanay cidina aqoonsanayn.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Waxaa sidoo kale la rumeysan yahay in Biixi uu la kulmay mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka Biden, balse xafiiskiisa ayaa ka aamusay arrintaasi intii lagu jirey jadwalkiisa socdaal ee uu beri dhowayd ku tegey Mareykanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 15 Agoosto 2022 – Wefdi Maraykan ah oo ka kooban masuuliyiin hore uga tirsanaan jirey Wasaaradda Arrimaha Dibedda, diblamaasiyiin iyo saraakiil ciidan ayaa Sabtigii Hargaysa kula kulmay Muuse Biixi oo ah Madaxwaynaha maamulka la baxay Somaliland oo ay booqasho aan rasmi ahayn ku yimaadeen. ”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81919,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/s-36.jpg?fit=2048%2C1446&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ljg","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81918"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81920,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81918\/revisions\/81920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}