Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81861,"date":"2022-08-17T10:15:46","date_gmt":"2022-08-17T09:15:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81861"},"modified":"2022-08-17T10:15:46","modified_gmt":"2022-08-17T09:15:46","slug":"dal-muslim-ah-oo-isku-dayey-inuu-gudaha-maraykanka-ku-khaarajiyo-sarkaal-sare-oo-dalkaa-u-dhashay-xeesha-loo-degey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/17\/dal-muslim-ah-oo-isku-dayey-inuu-gudaha-maraykanka-ku-khaarajiyo-sarkaal-sare-oo-dalkaa-u-dhashay-xeesha-loo-degey\/","title":{"rendered":"Dal Muslim ah oo isku dayey inuu gudaha Maraykanka ku khaarajiyo sarkaal sare oo dalkaa u dhashay (Xeesha loo degey)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Luulyo 2022<\/strong><\/span> – Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa soo saartay dacwad ka dhan ah muwaadin Iran u dhashay oo ay ku eedeysay inuu diray khamarji soo dila la-taliyihii hore ee amniga qaranka, John Bolton.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Warar la isla dhexmaray oo ku saabsan shirqool khaarajin ah ayaa markii ugu horreeysey kasoo muuqday warbaahinta bishii Maarso, kuwaasoo ay wehliyeen eedaymo ah in maamulka Biden uusan dooneaynin inuu ku sii socdo eedeymahan isagoo xeerinaya wadahadalka nukliyeerka ee lala leeyahay Tehraan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Sida laga soo xigtey Waaxda Cadaaladda (DOJ), xubin ka tirsan Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran (IRGC) ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu khamarji u kireeystey oo uu weliba u fidiyey taageero agab iyo mid farsamo si uu u gaysti shirqool dil ah oo heer caalami ah. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Warqad dhaar ah oo uu saxiixay Wakiilka Gaarka ah ee FBI-da Randi Beck oo loo gudbiyey xaakimka Maraykanka 5-tii bishan Agoosto ayaa eedaysanaha magaciisa ku sheegtay Shahram Poursafi, oo 45 jir ah, kaasoo lagu naanayso Mehdi Rezayi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Laga bilaabo bishii Oktoobar 2021-kii, Poursafi waxaa lagu eedeeyey inuu isku dayayey inuu abaabulo dilka Bolton, “kaaso ay u badan tahay inuu salka ku hayey aargoosi” ku saabsan khaarajintii Janaayo 2020-kii daroonka loogu adeegsatey Taliyihii Ilaalada Jamhuuriga, Jen. Qassem Soleimani.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

DOJ waxa ay sheegtay in uu khamarjiga ugu yaboohay $300,000 oo la siinayo qof Maraykan ah si uu u fuliyo weerarka. Si kastaba ha ahaatee, warqadda dhaarta ihi waxay ninka la adeegsan lahaa ku sheegtay inuu yahay “il qarsoodi ah oo ay leeyihiin” – ama xog-siiyey la shaqeeya FBI-da (informant).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“Isku dayga dilka sarkaalka hore ee Dowladda Maraykan ah oo weliba lagu qorsheeyey gudaha dhulka Maraykanku waa wax aan gebi ahaanba la aqbali karin, loomana dulqaadan doono,” ayuu yiri Steven D’Antuono, oo ah Kaaliyaha Agaasimaha FBI-da ee Xafiis-goobeedka hay’addaasi ee Washington DC. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“Tani waa inay digniin u noqonaysaa cid kasta oo isku dayda inay sidaas oo kale sameeyso – FBI-du marna kama caajisi doonto dadaalkeeda ku aaddan aqoonsiga, joojinta, iyo hor-keenista sharciga ee kuwa halista gelinaya dadkeenna ama ku xadgudbaya sharciyadeemma.” ayuu raaciyey.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Bolton oo ka mid ah ragga geed fadhiga u ah ”Muxaafidiinta Cusub” oo ka dambeeya dagaallo badan oo lagu qaaday dalal Muslim u badan, ayaa isna soo saaray bayaan uu dadaalkooda uga mahadcelinayo hay’aadka FBI-da, DOJ iyo Adeegga Sirta ee Maraykanka (NSS).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“In kasta oo wax badan aan si shaac loo sheegi karin hadda, hal qodob ayaa ah mid aan muran ka taagnayn: madaxda Iran waa beenaalayaal, argagixiso, iyo cadawga Maraykanka.” ayuu ku qayliyey Bolton oo ah dafaani holac daacda oo dagaalka ka macaasha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Bolton waxaa la-taliyaha amniga qaranka ee Maraykanka u magacaabay madaxwaynihii hore ee Donald Trump bishii Abriil 2018-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Luulyo 2022 – Waaxda Cadaaladda Maraykanka ayaa soo saartay dacwad ka dhan ah muwaadin Iran u dhashay oo ay ku eedeysay inuu diray khamarji soo dila la-taliyihii hore ee amniga qaranka, John Bolton. Warar la isla dhexmaray oo ku saabsan shirqool khaarajin ah ayaa markii ugu horreeysey kasoo muuqday warbaahinta bishii Maarso, kuwaasoo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":81973,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/s-39.jpg?fit=2000%2C1280&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-lil","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81861"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81861"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81861\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81975,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81861\/revisions\/81975"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81973"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81861"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81861"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81861"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}