Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81737,"date":"2022-08-06T20:23:05","date_gmt":"2022-08-06T19:23:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81737"},"modified":"2022-08-06T20:29:43","modified_gmt":"2022-08-06T19:29:43","slug":"maraykanka-oo-ku-dhaqaaqay-tillaabo-kasii-caraysiin-karta-dalka-shiinaha-dalka-hindiya-oo-shaashadda-soo-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/06\/maraykanka-oo-ku-dhaqaaqay-tillaabo-kasii-caraysiin-karta-dalka-shiinaha-dalka-hindiya-oo-shaashadda-soo-galay\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo ku dhaqaaqay tillaabo kasii caraysiin karta dalka Shiinaha (Dalka Hindiya oo shaashadda soo galay)"},"content":{"rendered":"
\n
\n

(Hadalsame) 06 Agoosto 2022<\/strong> <\/span>– Millateriga Maraykanka iyo Hindiya ayaa dhoollatus wadajir ah ku qaban doona buuraha Himalaya bisha Oktoobar, meel wax ka yar 100km u jirta xuduudda lagu muransan yahay ee India ay la wadaagto Shiinaha, CNN ayaa werisey. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Goobta dhoollatuska ayaa lagu dhawaaqay xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxaysa Maraykanka iyo Shiinaha ee ku saabsan Taiwan, halka Hindiya iyo Shiinuhu ay dhowr jeer horay iskula dhaceen xadkan buuralayda ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

Dhoollatuskan ayaa lagu qaban doonaa bartamaha bisha Oktoobar meel u dhow magaalada Auli ee gobolka Uttarakhand ee Hindiya, sida uu Sabtigan CNN u sheegay sarkaal ka tirsan ciidamada India. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Auli waxa ay ku taalla daadegga koonfureed ee buurta Himalaya, iyadoo uu layligani diiradda saari doono dagaalka joogga sare ee 10,000 cagood (3,000 mitir).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Auli sidoo kale waxay ku taal meel 95 kiiloomitir (59 mayl) u jirta Khadka Koontoroolka Dhabta ah (LAC), oo ah xuduud si dabacsan loo qeexay oo kala qaybisa Hindiya iyo Shiinaha. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Iyadoo labada dhinacba ay sheeganayaan dhulka dhinacyada ka kala xiga xarriiqan, oo u shaqeeynayey sidii xudduud beenaadka labada dal u dhexeeya tan iyo dhammaadkii dagaalkii Shiinaha iyo Hindiya ee 1962-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Dagaal ayaa ka qarxey khadkan sanadkii 2020-kii kaddib markii uu Shiinuhu uu ka soo horjeestey in Hindiya ay waddo ka dhisto dhulka qaybta ay sheeganayso. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Hindiya ayaa sheegtay in 20 askari ay kaga dhimatay dirirtaasi, halka Shiinuhu uu sheegay in laga dilay afar askari.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n