Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81714,"date":"2022-08-06T09:48:20","date_gmt":"2022-08-06T08:48:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81714"},"modified":"2022-08-06T09:48:20","modified_gmt":"2022-08-06T08:48:20","slug":"daawo-uganda-oo-kashiftay-faaiido-balaayiin-doollar-ah-oo-ay-somalia-ku-qabto-ma-aha-howlaha-atmis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/06\/daawo-uganda-oo-kashiftay-faaiido-balaayiin-doollar-ah-oo-ay-somalia-ku-qabto-ma-aha-howlaha-atmis\/","title":{"rendered":"DAAWO: Uganda oo kashiftay faa’iido balaayiin Doollar ah oo ay Somalia ku qabto (Ma aha howlaha ATMIS)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 06 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – MW Somalia, Xasan Sheekh, ayaa lagu wadaa inuu Isniinta oo ah 8-da bishan uu booqdo dalka Uganda, isagoo halkaa ku joogaya booqasho rasmi ah oo 3 maalmood ah lana kulmaya MW Yuweri Museveni.<\/p>\n

Waxaa inta ay booqashadu socoto jiri doona kulan ganacsiga looga arrinsanayo oo dhexmari doona labada dal oo ku qabsoomi doona Speke Resort Munyoyo.<\/p>\n

Haddaba, hilinka NTV laantiisa Uganda ayaa ka hadlay muhiimadda ay Somalia guud ahaan ganacsi ahaan haatan u leedahay dalka Uganada, sida uu sharraxay Francis Kisirinya.<\/p>\n

Wuxuu xusay in intii u dhaxaysey 2017 illaa 2020 ama muddo 4 sano gudohood ah ay Soomaaliya kasoo iibsatay dalka Uganda caano iyo waxyaabaha la halmaala caanaha oo qiimahoodu gaarayey $500,000,000 (Shan boqol oo Milyan oo Doollar).<\/p>\n

Isla muddadaasi, waxay kaloo Soomaaliya ka soo iibsatey Uganda sonkor qiimeheedu gaarayey $1.4 Bilyan oo Doollar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sidoo kale waxay Soomaaliya isla intii u dhaxaysey 2017-2020 ay Uganda ka soo raratay khudaar qiimeheedu gaarayey $1.5 Bilyan oo Dollar, taasoo ay Uganda ku sheegtay sababaha ay suuqaasi Somalia u dhayalsan karin oo ay rajayneyso inuu intaa ka sii ballaarto.<\/p>\n

Somalia ayaan lahayn wax soo saar wershadeed oo micne leh iyo dhaqaale fadhiya, waana sababta ay ugu jirto naaqus ganacsi (trade deficit) dalka kasta oo dunida ah.<\/p>\n