Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81684,"date":"2022-08-05T17:52:21","date_gmt":"2022-08-05T16:52:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81684"},"modified":"2022-08-05T18:00:55","modified_gmt":"2022-08-05T17:00:55","slug":"kenya-oo-ka-qaylisay-xayiraad-uu-kusoo-rogey-nidaamkii-farmaajo-oo-aan-weli-laga-qaadin-cabasho-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/05\/kenya-oo-ka-qaylisay-xayiraad-uu-kusoo-rogey-nidaamkii-farmaajo-oo-aan-weli-laga-qaadin-cabasho-kale\/","title":{"rendered":"Kenya oo ka qaylisay xayiraad uu kusoo rogey nidaamkii Farmaajo oo aan weli laga qaadin (Cabasho kale)"},"content":{"rendered":"

(Nairobi) 05 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – Soomaaliya ayaa qaaday xayiraaddii saarnayd Qaadka Kenya, waxaase ay beeralaydu durba heleen malaayiin Shilin, balse waa lacag ka yar tii ay heli jireen.<\/p>\n

Waxaa soo ifbaxday in Soomaaliya ay xaddiddey Miiroowga Kenya oo ay ku koobtay inta badan 19 tan oo qura, intaa kuma harine waxay bilowday canshuuro isdaba-joog ah oo dhowaanahan lagu soo rogey Jaadka, taasoo meesha ka saaraysa inay beeralaydu faa’iido badan helaan.<\/p>\n

Beeralayda ayaan loo fasixin inay Somalia u dhoofiyaan wax ka badan 19 tan oo Miiroow ah, taas oo ah kala bar ka yar uun ka ah 40 tan oo ay Kenya u dhoofin jirtey Somalia kahor inta aan lasoo rogin xayiraadda.<\/p>\n

Dhoofinta Miiroowga ayaa sidoo kale lagu xaddidey inay badeecaddan u dhoofiyaan Muqdisho oo keliya halka markii hore ay u dhoofin jireen 3 magaalo oo kale\u00a0oo ka tirsan Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n

Maareeyaha Miraa Pyrethrum iyo dalagyada kala duwan ee kale, Felix Mutwiri, ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay si kastaba ha ahaatee wadahadal kula jirto dhiggooda Soomaaliya si ay u xalliyaan qodobbada borotokoolka ee ku xeeran dhoofinta maandooriyahan.<\/p>\n

Tan kale, Hay\u2019adda Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya kama aysan qaadin Ogaysiiska Diyaaradaha (Notam) ee la bilaabay sanadkii 2019-kii, kaas oo xaddidey in Qaadka hawada laga soo geliyo Somalia.<\/p>\n

Waxay la micne tahay in dayuuradaha Jaadka keenaya iyo kuwa xamuulka aan si buuxda oo rasmi ah weli loogu fasixin hawada Somalia xitaa kaddib kulankii madaxda Somalia iyo Kenya ee Xasan Sheekh iyo Ahuru Kenyatta.<\/p>\n

Miiroowga Kenya waxa sidoo kale lagu waajibiyey in laga bixiyo canshuur dhan US$5.4 oo Doollar halkii kiilo, taasoo ay dhabarjab u arkaan iskaashatada Kenyan-ku.<\/p>\n

Arrintan ayaa Kenya ku khasbaysa inay suuq ka raadiyaan Jabuuti oo ah dal si wayn looga qayilo, sida lagu sheegay warbixinta.<\/p>\n