Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81675,"date":"2022-08-05T13:28:53","date_gmt":"2022-08-05T12:28:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81675"},"modified":"2022-08-05T13:50:26","modified_gmt":"2022-08-05T12:50:26","slug":"rasmi-shiinaha-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-meelaha-muhimka-ah-ee-uu-goaanku-saamaynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/05\/rasmi-shiinaha-oo-xiriirka-u-jaray-maraykanka-meelaha-muhimka-ah-ee-uu-goaanku-saamaynayo\/","title":{"rendered":"RASMI: Shiinaha oo xiriirka u jaray Maraykanka (Meelaha muhimka ah ee uu go’aanku saamaynayo?)"},"content":{"rendered":"

(Beijing) 05 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – Shiinaha ayaa go’aansaday inuu jaro xiriirka diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeya Maraykanka dhowr meelood oo millateriga iyo rayidka saamaynaya, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa ku dhawaaqday Jimcahan.<\/p>\n

Arrintan xiriirka la jaray waa hab ay Beijing uga aargudanayso booqashadii todobaadkan ay Taiwan ku tagtay Afhayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka ee Nancy Pelosi.<\/p>\n

Wasaaraddu waxay soo saartay liiska meelaha aysan sii jiri doonin wax xiriir ah oo ka dhexeeyn doona saraakiisha Shiinaha iyo Mareykanka.<\/p>\n

Waxaa ka mid ah shirarka shaqo oo u dhexeeya waaxyaha difaaca, ka wada tashiga amniga badda, iskaashiga socdaalka sharci darrada ah, kaalmada garsoorka, dembiyada caalamiga ah, xakamaynta daroogada, iyo isbedelka cimilada.<\/p>\n

Sidoo kale waxaa la baabi’iyey xiriirkii dhanka taleefoonka ahaa ee u dhaxeeyay taliyeyaasha sare ee ciidamada labada waddan, sida lagu yiri bayaanka Beijing.<\/p>\n

Horraantii\u00a0 isla Jimcahan, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday cunaqabatayn shakhsiyadeed oo lagu soo rogay Pelosi iyo xubnaha qoyskeeda ee dhow.<\/p>\n