Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81669,"date":"2022-08-05T11:42:43","date_gmt":"2022-08-05T10:42:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81669"},"modified":"2022-08-05T13:50:53","modified_gmt":"2022-08-05T12:50:53","slug":"dowladda-shiinaha-oo-tillaabo-adag-ka-qaadday-nancy-pelosi-dad-kale-oo-kula-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/05\/dowladda-shiinaha-oo-tillaabo-adag-ka-qaadday-nancy-pelosi-dad-kale-oo-kula-jira\/","title":{"rendered":"Dowladda Shiinaha oo tillaabo adag ka qaadday Nancy Pelosi (Dad kale oo kula jira)"},"content":{"rendered":"

(Beijing) 05 Agoosto 2022<\/strong> <\/span>– Beijing ayaa waxay go’aansatay inay cunaqabatayn ku soo rogto Nancy Pelosi iyo qoyskeeda dhow safarkeeda Taiwan ee toddobaadkan dartii, sida uu qayaxay afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Shiinaha maanta oo Jimce ah.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Safarka Afhayeenka Aqalka Hoose ee Maraykanka ee Taiwan wuxuu ahaa “daandaansi aad u xun” sababtaas darteed, “Shiinuhu wuxuu go’aansaday inuu cunaqabatayn ku soo rogo Pelosi iyo xubnaha qoyskeeda dhow si waafaqsan shuruucda dalka” ayuu afhayeenku ku sheegay bayaan uu soo saaray.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Pelosi waxay u safartay jasiiradda iskeed isu maamusha ee Taiwan “iyado aan tixgelin walaaca Shiinaha iyo mucaaradadda adag ee ay muujisay,” ayaa lagu yiri bayaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Booqashadeedu “waxay si wayn u wiiqaysaa madaxbannaanida Shiinaha iyo wadajirkiisa dhuleed, waxay si dhab ah ugu tumanaysaa mabda’a hal-Shiine, waxayna si ba’an u khatar gelinaysaa nabadda iyo xasilloonida guud ee marin-biyoodka Taiwan,” ayay raacisay WAD.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Ninka Afhayeenka Aqalka Wakiillada, Paul Pelosi, oo sidoo kale ah 82-jir ihi, wuxuu leeyahay hanti maguurto ah oo fadhigeedu yahay San Francisco. Waxay dhaleen shan carruur ah, oo mid ka mid ah, Christine Pelosi, 56-jir, uu yahay istiraatijiiste ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Gabadhooda ugu yar, Alexandra, 51-jir, waa filim sameeye leh in ka badan daraasiin dokumenteriyo ah oo ku jira galalkeeda shaqo.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Pelosi, oo safka 3-aad uga jirta jagada madaxtinnimo ee Maraykanka (waxaa ka horreeya MW & Xigeenkiisa oo qura), ayaa gaadhey Taiwan goor dambe oo Talaadadii ah, waxaanay ka tagtay maalintii xigtey, iyadoo noqotay sarkaalkii ugu sarreeyey ee Maraykan ah ee booqda jasiiraddaasi tan iyo 1997-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n