Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":81620,"date":"2022-08-04T07:49:01","date_gmt":"2022-08-04T06:49:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=81620"},"modified":"2022-08-04T07:49:40","modified_gmt":"2022-08-04T06:49:40","slug":"wuxuu-ka-dagaallamay-buuraha-tora-bora-kaddibna-maxaa-laga-filan-karaa-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/08\/04\/wuxuu-ka-dagaallamay-buuraha-tora-bora-kaddibna-maxaa-laga-filan-karaa-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"“Wuxuu ka dagaallamay Buuraha Tora Bora kaddibna…” – Maxaa laga filan karaa Mukhtaar Roobow?! (Warbixin dheer)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 04 Agoosto 2022<\/strong><\/span> – MUKHTAAR ROOBOOW CALI \u2018ABUU MANSUUR\u2019: oo 53 jir ah, kuna dhashay Xudur, Bakool, ayaa waxaa Dowladdu u magacowday mas\u2019uuliyad culus.<\/span><\/p>\n

Haddaba, ABUU MANSUUR WAA KUMA?<\/span><\/p>\n

1990 wuxuu ka qalin jebiyey kulliyadda shareecada islaamiga ee Khartuum, Suudaan. Wuxuu muddo u shaqaynaayey hay\u2019ad Sacudiga laga lahaa oo layiraahdo Harmain Foundation oo carruurta agoonta ah wax bari jirtey, markii danbena lagu eedeeyey inay carruurta barayso figradaha xag-jirnimada (aragtida Alshabaabka IWM)<\/span><\/p>\n

Mukhtaar Rooboow, wuxuu dalka ka haajirey 2000, asagoo dagaal inuu ka qaybqaato u aaday dalka Afghanistan, si toos ahna u galay buuraha dhaadheer ee TORA-BORA, muddana ka dagaalamaayey. <\/span><\/p>\n

Wuxuu kaloo qayb ka ahaa asagoo sarkaal sare oo TALABAN ka tirsan qaraxyo ka dhacay Kandahar iyo Jalilibad oo ay ku naf-waayeen boqolaal qof oo shicib ahaa, wuxuu kaloo ka mid ahaa guluf dagaal oo lagu qaaday koox sama-falayaal ahaa oo mucaawimo u waday gobol Go\u2019doon ahaa ee Herat Afghanistan.<\/span><\/p>\n

Intaa kadib waxaa lagu daray liiska madow ee Argagixisada, waxaana madaxiisa la dul dhigay malaayiin Doolar.<\/span><\/p>\n

Wuxuu Somaliya kuso laabtay asagoo wax naxdin ah qalbigiisa aysan ku jirin, sida dadka loo gumaado ama loo xasuuqo kuso takhasusay.<\/span><\/p>\n

Markii uu dalka yimi danbiyadii uu ka galay ama xasuuquu qaybta ka ahaa waxaa ka mid ahaa:<\/span><\/p>\n

Murugadii xasuuqii Hotel SHAAMOW, 2009, waa halaagii ugu xumaa ee waqtigaa xamar ka dhacay arday masaakiin ah oo qalin jabinaysay, baratayna siday dadka u daaween lahaayeen, waalidkood oo dan yar ahaana muddo naf iyo maal u huray ayaa ku naf-waayey, waxaa kaloo halkaa si arxan-darro ah loogu dilay mas\u2019uuliyiin ay ka mid ahaayeen:<\/span><\/p>\n